page waxa lagu soo gudbin doona waxyalaha ubahan inay bulshada ugaato sida dhibatooyin caafimad iyo kawabida sualaha ay dadka na soo waydeeyan iyo xayaysiinta
12/07/2024
External position weeyh qofkii wax ka yaqaana ha geysto +recommended letters hadadan hysanin waxa geynah recommended letters position dadka soo apply dhahayh waa dad plz submit that position
12/04/2024
Hamplyo Muhyadin Abdirisak Ilguuyo waxan Ku hampalyey guriga ha noqdo guri lagu farxo lagu nasto markasta Hamplyo zaxibkay Muhidiin
09/04/2024
Eid Mubarak waxad Ku eidan nabad barwaaqo Allah Hana aqbalo Ramadan weynah kuna eida Eid Mubarak
كل عام وانتم بخير
28/03/2024
Allah ha unaxariisto waxa xalay galkacyo lagu dilay wiil xilli ay ahayd abaaro inta udhaxaysa cishaha iyo maqribka waxan leenahay naftkasta waxay dhimanaysa xilligeda Allah ha unaxariisto qabrigesa ha qaboojiyo
10/03/2024
Alx waxa weeyeh barito Malin Karim Alle Hana dhigo kuwee ka faidaysta ramdankan waana Janis weyn every person say Alx inshlh Allah hanuu fududeyo aamin
09/03/2024
Waa dood fiican reer galkacyo doodan imada soo dhawada Hana laga soo qaybgalo
Like follow shre Hana ilowbin hadad wax Ka faiday
09/03/2024
H.E Said Abdullahi Deni Madax Wayne bay udhipataysanyihiin maamo galkacyo Ku nool howshaan waa maamoyin inatabdan kuriya ilmo agoon aan haysan cidkle uu biisha waa howl ubahan masuuliyad cidkle lama waydeenayo adigah howshaas gacanta lagal xali inshlh khyrkeedana adaa leh ee howshaas hoos ueeg madaxweyne
09/03/2024
Vs science #
Kulan weyn uu caawa udhaxaya ardada East Africa student caawa big game health science Vs Medicine aniga ahaan waxan watah medicine team adkaada kulanka inshlh daawo wacan
Below comment Ku codeeya kuwa badan aan arakno
09/03/2024
or Tablet #
(Tramadol injection ama tablet waa dawooyinka aan lahayn limit uu luu isticmalo sida overuse( Xad dhaaf) waxana ay dawadaas ay yaraysah dareenka neerfaha jirka dadka waxay leedahay side effects( dhibatooyin badan) block type opioid analgesics waxa loo isticmaalah modret pain( xanuunka aan yareyn uu qofka qabta) waana short use ama si dhaqso bay ula falgashaah
Plz like shre and follow
Hadad wax faido follow dhipmleh
08/03/2024
Asbaxay soo dhawada waa page cusub waana page caafimad waxa Ka helaynh Ka hortaga arimaha caafimadka iyo barashada daawoyinka kuwa caafimadka iyo kuwa dhipta badan
Be the first to know and let us send you an email when Dr Sadik Ahmed Zein posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.