Fiqi Hospital

Fiqi Hospital ๐—™๐—ถ๐—พ๐—ถ ๐—›๐—ผ๐˜€๐—ฝ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—น โ€“ ๐—–๐—ผ๐—บ๐—ฝ๐—ฎ๐˜€๐˜€๐—ถ๐—ผ๐—ป๐—ฎ๐˜๐—ฒ ๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ, ๐—˜๐˜…๐—ฝ๐—ฒ๐—ฟ๐˜ ๐—ง๐—ฟ๐—ฒ๐—ฎ๐˜๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜. From emergencies to specialized care, we're here for you. ๐Ÿฅ๐Ÿš‘๐Ÿฉบ

#๐—™๐—ถ๐—พ๐—ถ๐—›๐—ผ๐˜€๐—ฝ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—น๐Ÿค

Fiqi Hospital waxaa kugu sugaya Dr Abdirahman ahmed Fiqi Khabiir mudo 40 sano ah kusoo jiray qaliimada

Jumcaha Kariim!Fiqi Hospital wuxuu idiin rajeynayaa jumco nabad ah oo barako leh.Ku soo dhawaada adeeg caafimaad oo tayo...
02/05/2025

Jumcaha Kariim!
Fiqi Hospital wuxuu idiin rajeynayaa jumco nabad ah oo barako leh.
Ku soo dhawaada adeeg caafimaad oo tayo sare leh iyo daryeel daacadnimo ku dhisan.

Fiqi Hospital โ€” Caafimaadkaaga, Mudnaantayada!

Jumca Kariim!
Fiqi Hospital wishes you a peaceful and blessed Friday.
Visit us for top-quality medical care and professional service you can trust.

Fiqi Hospital โ€” Your Health, Our Priority!

Location: Siinka Dheer KM16 & Cali Kamiin
Contact:
0617475551
0618885588
0615677775

---












---

Maalinta Shaqaalaha Adduunka โ€“ May 1, 2025Maanta waxaan u dabaaldegaynaa shaqaalaha geesiyaasha ah ee naftooda huray si ...
01/05/2025

Maalinta Shaqaalaha Adduunka โ€“ May 1, 2025
Maanta waxaan u dabaaldegaynaa shaqaalaha geesiyaasha ah ee naftooda huray si ay u daryeelaan dadka, gaar ahaan shaqaalaha caafimaadka.
Fiqi Hospital wuxuu u mahadcelinayaa dhammaan shaqaalaha caafimaadka ee naftooda u huray daryeelka bukaannada โ€” waad tihiin laf-dhabarta adeeggeenna!

Farxad iyo hanbalyo Maalinta Shaqaalaha!
Fiqi Hospital โ€” Caafimaadkaaga, Mudnaantayada!



---

Ciid Wanaagsan dhammaan bulsho-weynta Soomaaliyeed, gaar ahaan bulshada ku xiran Isbitaalka Fiqi Hospital. Caafimaad iyo...
31/03/2025

Ciid Wanaagsan dhammaan bulsho-weynta Soomaaliyeed, gaar ahaan bulshada ku xiran Isbitaalka Fiqi Hospital.
Caafimaad iyo Nabad kula ciida qoysaskiina iyo asxaabtiina.

ุนูŠุฏ ุณุนูŠุฏ ูˆูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฃู„ู ุฎูŠุฑ


hadafkeenu waa badqabka hooyada Iyo dhalaankeeda noogu kalay Fiqi Hospital   ooo hel dawo tayo sare leh
11/03/2025

hadafkeenu waa badqabka hooyada Iyo dhalaankeeda
noogu kalay Fiqi Hospital ooo hel dawo tayo sare leh


06/02/2025

Wargelin, waxa lagu war gelinayaa bulshada ku nool nawaaxiga siinka dheer in isbitaalka Fiqi Hospital ay ka howgaleeso ๐——๐—ฟ๐˜€.๐—›๐—ฎ๐˜„๐—ฎ ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ต๐—บ๐—ฎ๐—ป ๐—™๐—ถ๐—พ๐—ถ oo leh qibrad sare dawenta cudurada haweenka nucyadoda kala duwan sida

infection nada nucyadoda kala duwan
Cada wareerka
Dhiig furanka
Dhalma la'anta
Buroyinka kudhaca minka
Buroyinka xubinya taranka kudhaca
Lasocdka xaalada haweenka uurka leh
Latalinta haweenka da'da dhalmada ku jira

Sido kale ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ž๐˜‚๐—บ๐—ฏ๐˜‚๐—ฒ๐˜๐—ฒ๐—ฟ ๐—ธ๐—ฎ ๐˜‚๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐˜‚ ๐—ท๐—ถ๐—ฟ๐˜๐—ฎ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฎ๐—น๐˜๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—ผ๐˜‚๐—ป๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐—น๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ด ๐—น๐—ฎ'๐—ฎ๐—ฎ๐—ป

Hadaba isbitalka FIQI waxaa uu ku yalaa ๐™จ๐™ž๐™ž๐™ฃ๐™ ๐™– ๐™™๐™๐™š๐™š๐™ง ๐™ ๐™ข16 ๐™ž๐™ฎ๐™ค ๐™˜๐™–๐™ก๐™ž ๐™ ๐™–๐™ข๐™ž๐™ž๐™ฃ

๐™๐™‚. number ka dhakhtarada ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐Ÿฏ$ ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ
Wixii faahfaahin dheeri ah Waxad kala xariiri krtaaa numberada shashada ku qoran
{๐Ÿฌ๐Ÿฒ๐Ÿญ๐Ÿณ๐Ÿฐ๐Ÿณ๐Ÿฑ๐Ÿฑ๐Ÿฑ๐Ÿญ \ ๐Ÿฌ๐Ÿฒ๐Ÿญ๐Ÿด๐Ÿด๐Ÿด๐Ÿฑ๐Ÿฑ๐Ÿด๐Ÿด / ๐Ÿฌ๐Ÿฒ๐Ÿญ๐Ÿฑ๐Ÿฒ๐Ÿณ๐Ÿณ๐Ÿณ๐Ÿณ๐Ÿฑ}


Ogeysiis  ISBITAALKA FIQI oo ku yaalla Siinka Dheer waqooyi bari Ceelasha Biyaha  ee xaafadda Xayaat Village, wuxuu Maam...
02/02/2025

Ogeysiis
ISBITAALKA FIQI oo ku yaalla Siinka Dheer waqooyi bari Ceelasha Biyaha ee xaafadda Xayaat Village, wuxuu Maamulka Isbitaalka Fiqi ku wargalinayaa dhammaan dadweynaha soomaaliyeed in loo sameyn doono Qaliin lacag laโ€™aan ah .
Qalimada samafalka ah oo la sameeyo sanadkiiba mar looguna tala galay dadka danta yar si ay u helaan daryeel caafimaad
Qalimadada waxey bilaabayaan 01 March ilaa 31 March 2025 ,waxuuna socon doona mudo bil ah.
Haddaba , waxaad kala xiriiri kartaa telefoonada hoos ku qoran


617475551,615560383 ,615677775,615825587,615574607

Mala jiiftaa simo xanuun oo sariirtadaba maka kici la dahay Noogu imow Fiqi hospital oo hel physiotherapy la hubo
06/11/2024

Mala jiiftaa simo xanuun oo sariirtadaba maka kici la dahay
Noogu imow Fiqi hospital oo hel physiotherapy la hubo

Wa muhiim ka warqabka iyo daryeelka caafimadka caruurtaada 771650471
30/10/2024

Wa muhiim ka warqabka iyo daryeelka caafimadka caruurtaada 771650471

Hooyo caafimadqabka adiga iyo caruurtaadaba wa muhiim Nagusoo booqo xarumaheena Si aan kuu siino Talooyin caafimaad Kuwa...
27/10/2024

Hooyo caafimadqabka adiga iyo caruurtaadaba wa muhiim

Nagusoo booqo xarumaheena
Si aan kuu siino Talooyin caafimaad
Kuwaa oo muhiim kuu ah 771650471

Maku aragtay caruurtaada calaamadahaan 1. Neefsashada oo adag 2. Qandho iyo kulayl 3. Qufac dhadheer Hadaba nogu keen xa...
25/10/2024

Maku aragtay caruurtaada calaamadahaan
1. Neefsashada oo adag
2. Qandho iyo kulayl
3. Qufac dhadheer
Hadaba nogu keen xarumaheena si aan ugu hortagno uguna daweeno burikiitada

Maka dareenta xanuun dhanka iyo uurkujirta Soo gaar Fiqi Hospital anaga ayaa ka daweneeno #
19/10/2024

Maka dareenta xanuun dhanka iyo uurkujirta
Soo gaar Fiqi Hospital anaga ayaa ka daweneeno

#

Address

Siinka Dheer, Km16, Afgoye
Mogadishu

Telephone

+252771650471

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fiqi Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram