Sama-Kaab Multispecialty Hospital

Sama-Kaab Multispecialty Hospital As SAMA-KAAB multispecialty
we are committed to providing you with the best and most convenient healthcare

29/04/2026
29/04/2026

So Booqo isbitaalka Sama-Kaab Multispecialty Hospital oo la kulan dhakhtarka qalimada neerfaha iyo lafdhabarta.

Nagu So Boqo Sama-Kaab Multispecialty HospitalOo la kulan dhakhtarka daaweynta Neerfaha.📍location: Zoobe,km5☎️naga so wa...
27/04/2026

Nagu So Boqo Sama-Kaab Multispecialty Hospital
Oo la kulan dhakhtarka daaweynta Neerfaha.

📍location: Zoobe,km5
☎️naga so wac 0619322041.
📞7373

26/04/2026

Waxa Isbitaalka Samakaab multispecialty hospital hada ka heli karta *Dr GETNET ALBEBE MOLLA oo ah khabiir kutaqasusay Daaweynta Qaliinada neerfaha madaxa &lafdhabarta

Waxa Uu Joogi doonaa Mudo Kooban.
📍 Goobta: Mogadishu, Somalia
📍km5 zoobe
WhatsApp +252619322041
📞 La xiriir: 7373 ama wac 📞 +252619322041

24/04/2026

🏥Isbitaalka Samakaab Multispecialist Hospital waxa uu si rasmi ah ugu soo biiray Dr Getnet Abebe Molla, oo ah dhakhtar ku takhasusay qaliimada neerfaha (maskaxda) iyo lafdhabarta. Dhakhtarku waxa uu diyaar u yahay inuu bixiyo adeegyo caafimaad oo casri ah, qiimeyn iyo qaliimo la xiriira xanuunada maskaxda iyo lafdhabarta.
La kulanka dhakhtarka waa free.

22/04/2026

Isbitaalka Sama-Kaab Multispecialty Hospitalwaxa uu si rasmi ah ugu faraxsan yahay inuu ku soo biiray Dr Getnet Abebe Molla, oo ah dhakhtar ku takhasusay qaliimada neerfaha, madaxa iyo lafdhabarta. Khibraddiisa iyo aqoontiisa sare waxay kor u qaadaysaa tayada adeegyada caafimaad ee aan bulshada u hayno. Kusoo dhawoow Samakaab Hospital 🏥.

22/04/2026

Fursad gaar ah oo ka socota Samakaab Hospital! 🎉

Samakaab multispecialist Hospital waxa uu BILAASH ka dhigay qaadashada kaarka ee Dr Getnet Abebe Molla oo ah dhaktarka daweynta Qalimada iyo neerfaha &lafdhabarta laga bilaabo 22 April ilaa 30 April.

Ka faa’iidayso adeeg caafimaad oo tayo sare leh adigoo aan wax lacag ah ka bixin qaadashada kaarka. Ha seegin fursaddan kooban!

📅 22 April – 30 April
📍 Samakaab Hospital

Iska diiwaangeli maanta oo hel daryeel caafimaad oo heer sare ah!

As SAMA-KAAB multispecialty
we are committed to providing you with the best and most convenient healthcare

Waxa Isbitaalka Samakaab multispecialty hospital  soo Gaaraya Dr getnet albebe molla 20 April 2026*   # *Dr GETNET ALBEB...
19/04/2026

Waxa Isbitaalka Samakaab multispecialty hospital soo Gaaraya Dr getnet albebe molla 20 April 2026*
# *Dr GETNET ALBEBE MOLLA oo ah khabiir kutaqasusay Daaweynta Qaliinada neerfaha madaxa

Waxa Uu Joogi doonaa Mudo Kooban.
📍 Goobta: Mogadishu, Somalia
WhatsApp +252619322041
📞 La xiriir: 7373 ama wac 📞 +252619322041

19/04/2026

Dr Balla raja. Wuxuu bukaannada u qabilay si aad u wanaagsan, isagoo muujiyay daryeel, ixtiraam iyo xirfad sare.

Safarkiisa oo ka bilaabmay Hindiya ilaa halkan wa malinti ugu danbeysay drka

Wuuna mudan yahay mahadnaq weyn—waad ku mahadsan tahay dadaalkaaga iyo adeegga qiimaha leh ee aad bixisay. 🙏

18/04/2026

Xalay waxaa si guul leh noo qabsoomay event muhiim ah oo ku saabsan Endoscopic Spine Surgery, kaas oo uu soo jeediyay Dr Bala raja👨‍⚕️

Kulankan waxa uu ahaa mid aqoon kororsi ah oo ay ka faa’iideysteen ardayda baranaysa caafimaadka iyo dhakhaatiirta junior-ka ah, iyadoo si qoto dheer looga hadlay farsamooyinka casriga ah ee qalliinka laf-dhabarta.

Waa tallaabo horumar leh oo lagu xoojinayo aqoonta iyo xirfadda jiilka cusub ee caafimaadka. 🚀

18/04/2026

Waa malinti shanaad ee dhaqtarka u kusuganyahy isbitalka .

Fadlan Iska diiwaan gali
Wali waxaa furan diiwaangalinta .

☎️naga so wac 0619322041.

Caawa waxaa si heer sare ah u qabsoomay kulan cilmiyeed muhiim ah oo diiradda lagu saaray Endoscopic Spine Surgery 🩺✨Kul...
17/04/2026

Caawa waxaa si heer sare ah u qabsoomay kulan cilmiyeed muhiim ah oo diiradda lagu saaray Endoscopic Spine Surgery 🩺✨

Kulankan oo uu hoggaaminayay Dr. Bala Raja, ayaa waxaa ka soo qayb galay dhakhaatiir junior ah, arday, iyo dhammaan maamulka iyo howl-wadeennada Samakaab.

Waxay ahayd fursad qiimo leh oo lagu wadaagay aqoon casri ah, laguna xoojiyay horumarinta xirfadaha caafimaadka 💡👨‍⚕️👩‍⚕️

Address

Sama-kaab Multispecialty Hospital
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sama-Kaab Multispecialty Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Sama-Kaab Multispecialty Hospital:

Share

Category