26/02/2026
- ma dareentaa calool xanuun?
- dibiryo ma isku aragtaa adoon mararka qaar waxba cunin?
- kuleyl iyo gubasho xaga gudaha ah ma dareentaa?
- naqaska makugu dhegaa mararka qaar?
- daaco fara badan ma isku aragtay waliba adoon dheregsaneyn xiliyada qaar?
(6) cunista cunooyinka qaar maka fogaatay?
Hadey jawaabahaagu Haa yihiin waxaad ogaataa inuu gaas ku hayo.
Hadaba ma is weydiisay maxaa sababa gaaska?
Waxyaabaha gaaska Sababa waxaa kamid ah kuwan soo socda:
(1) cunista cunooyinka la shiilay ama dufanku ku badan yahay
(2) cunista cunooyinka ay ku badan yihiin karbohaydarat-ka sida baastada,bariiska,digirta,iwm.
(3) qaxwada oo lagu af bilowdo calashaan qofku isagoo baahan uu aroorta cabo
(4) cunooyinka oo aan si wacan loo calalin kolka la cunayo
(5) sharaabka oo lagu dhex cabo inta lĂČo fadhiyo cunista cuntada
(6) biyaha oo aanu qofku ka cabin intii loogu talagalay inuu maalin walba cabo
(7) cabista cabitaanada aashidatada leh sida: cococolada, faantada,iwm
(8) qofku oon cunada cunin xiligeedi loogu talagalay oo aad uga daahiya.
Hadaba walaal hadii aad la xanuunsan tahay gaas oo aad xal u weyday lasoo xidhiidh xarunta loo bogoy ee al-caafiya herbal.
Al-caafiya herbal waxey idiin heysaa daawo aad u wanaagsan oo waxtarkeeda la tijaabiyay taa oo aad kaga caafimaadi ilaahey idankii xanuunka loo yaqaan gaas-ka.
Wixii faahfaahin ah naga soo wac numberadan soo socda:
0615499055 ama 0617082426.