Kutubeey media

Kutubeey media Wacyigelin, Arimaha bulshada, cilmi Iyo caafimaad

Dhibkaan yaa Kula qabo ? πŸ₯ΉπŸ˜ƒ
24/04/2024

Dhibkaan yaa Kula qabo ? πŸ₯ΉπŸ˜ƒ


6-February ( The International Day of Zero Tolerance for female ge***al mutilation (FGM) Gudniinka gabdhaha waa mid kami...
07/02/2024

6-February ( The International Day of Zero Tolerance for female ge***al mutilation (FGM)

Gudniinka gabdhaha waa mid kamida dhibaatooyinka ugu badan ee lagula kaco Dumarka marka ay yaryihiin Da’ ahaana u dhaxeeyaan ( 6-14 jir )

Hay’adda cafimaadka aduunka (WHO) waxa ay Gudniinkan ku qeexday in uu yahay qaliin halis ah, oo lagu jarayo qaybo kamida ama dhamaan xubinta taranka ee Gabdhaha yar-yar, sababo laxariirta dhaqan .

Waxa ayna gabadha kala kulantaa dhibaatoyin badan oo isugu jira dhibaato jir ahaaneed mid maskaxeed Iyo xataa mid bulsho.
Waa arin u baahan in wacyigelinta bulshada lasii xoojiyo ilaa laga waayo hal gabar oo dhibanne u ah xaaladaan guud ahaan caalamka gaar ahaan gabdhaha SOOMAALIYEED.


Sidee buu markasta wadnahaaga u ahaan karaa mid cafimad qabo?  Hadaba intaan joogteey :*Soco ugu yaraan 40daqiiqo maalin...
22/01/2024

Sidee buu markasta wadnahaaga u ahaan karaa mid cafimad qabo?
Hadaba intaan joogteey :
*Soco ugu yaraan 40daqiiqo maalintii
*Cun cunto dheelitiran
*Miisaankaaga ilaali
*ka fogow balwadda qaasatan sigaarka
*Walwalka Iyo isku buuqa iska xadid ama yareey

Waxaa maxaay cytocele ?Waa xaalad cafimaad daro Taasoo ah marka derbiga u dhaxeeya kaadi heysta Iyo xubinta taranka hawe...
12/12/2023

Waxaa maxaay cytocele ?

Waa xaalad cafimaad daro Taasoo ah marka derbiga u dhaxeeya kaadi heysta Iyo xubinta taranka haweenka uu dabco; kadibne kaadi heysta ee kasoo dhex muuqato farjiga;
Xaaladaan cafimad daro ayaa haweenka ku dhacdo badi.

Maxaa sababa ?
Sababaha waa ee badnayihiin lkn inta ugu weyn waxaa ka mid ah :
-Qofka oo Da’noqdo ( markasta oo uu qofka sii weynaado xubno bdn baa jilcaya oo awoodda ee dhalinyaranimadkii lahaayeen sii lahaaneyn)
- Dhalmada badn ( qaasatan hadii ilamaha lagu soo jiido ama qaliin isku dhowdhow ee gasho maamada.
- Culeys badan in la qaado
- Saxarada oo si xoog ah loo soo riixo marar bdn ama qofka oo qabo calool fadhi daran.
- Qufac ziyaado ah (dhifdhif)

Maxaa calaamdo ah oo lagu garan karaa cytocele ?

-Culeys bdn oo laga dareemo simanka
- Qofka oo adimaha hoose ka daalo markasta (lugaha)
- Dhabar xanuun daran weliba dhabarka qeybta hoose
- Kaadida oo la ceshan waayo /baxsata
- Kaadida oo Sida la rabay usoo dhamaanin ( in qofka oo hadda suuli kasoo baxay weli dareemayo in kaadi heeysta buuxdo )
- Calool fadhi daran
- Xanuun in lagu dareemo iskutaga (galmada)
- In Farta ee ku dareemi karto wax kuusan oo Farjiga soo riixaya ama kasoo laalaada.

Sidee lagu ogaan karaa in Kaadi heysta dabcday xaaladaanina jirto?
Dhaman calaamadaha aan kor kuso xusnay waa looga shakiyi karaa in ee jirto xaaldan lkn waxaa si buuxda loogu hubsan karaa :
-In Simanka laga saaro Raajito( pelvic X-ray) iyo
-In Computer guud la saaro ( MRI ama CT-scan )

Marxaladaha oo kala duwan darteed hadii ee xaaladu tahay mid fudud oo bilow ah calaamado badanna aysan jirin waxaa ku filan kaliya JIMICSI kaadi heysta,Simanka Iyo dhamaan murqaha hoose lagu xoojinayo/adkeynayo ee la dhaho (Kegel exercise)
(*Kegel exercise waan ka hadli doonaa jimicsigas Sida loo sameeyo Iyo waxa uu qofka tarayo _Nin iyo Naagba).

Lkn Mar baa jirto QALIIN in la sameeyo tahay qasab waana hadii ee xaaladdu qatar tahay oo ee kaadi heysta si toos ah ugu soo dhexdhacdo Farjiga waana qaalin iska fudud oo kaadiheysta loogu celinayo booskeedii saxda ahaa.

*Lasoco markasto xog muhiim u ah cafimaadkaaga*

Kaneeco (mosquito ) maxaa howl ah oo loo dirsan karaa tolow nafta bee inoo keentaye πŸ˜‚ πŸ˜‚πŸ¦Ÿ
09/12/2023

Kaneeco (mosquito ) maxaa howl ah oo loo dirsan karaa tolow nafta bee inoo keentaye πŸ˜‚ πŸ˜‚πŸ¦Ÿ

03/12/2023

Mardambe GAAS kuma wareerin doono hadii aad cunto barbarooni

02/12/2023

Markasta oo aad barato aqbalidda xalaadaha kusoo mara in ka badan filashadaada waxaa yaraan doonta Niyadjabkaaga.

*Niyadjabka* waa qeybta ugu weyn ee keenta cafimad darida.

Ma Ogtahay miraha Bocor-gaduudka (Pumpkin seeds) in ee dhaqsi bogsiin karaan boogta iyo dhaawacyada sababtuna magnesium-...
29/11/2023

Ma Ogtahay miraha Bocor-gaduudka (Pumpkin seeds) in ee dhaqsi bogsiin karaan boogta iyo dhaawacyada sababtuna magnesium-ta iyo Vitamin-k -da oo ku badan.

Maalintiii oo aad socotaa ugu yaraan 30daqiiqo waxa ee kor u qaadaa shaqada wadnahaaga; miisaankaaga oo yaraada Iyo sido...
27/11/2023

Maalintiii oo aad socotaa ugu yaraan 30daqiiqo waxa ee kor u qaadaa shaqada wadnahaaga; miisaankaaga oo yaraada Iyo sidoo kale Xasuustaada oo fiicanaata .

Soco ugu yaraan 30 daqiiqo maalintii 🀍🀎

26/11/2023

Dhibaatooyin badan oo ee ka mid yihiin madax xanun ; caajis badan; fahmo la’an Iyo xataa CAYIL baa laga dhaxli karaa subaxdii oo an la QURAACANIN;

*CAYILKA waxa uu ku imaan karaa in uu qofka QADADA si fiican wax u cuno taas oo sababi karta in uu cayilo ugu dambeyn .

Subax wanaagsan 🀍🀎
Quraac wanaagsan 🀎🀍

Address

Mogadishu

Telephone

+252612105888

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kutubeey media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Kutubeey media:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram