Almas Pharma Company.

Almas Pharma Company. The modern Business Makers

07/05/2026

Shirkada Dawada Almas pharma waxey kuubkeentay Sharambo eey ku jiran vitamino kale Duwan oo muhiim u ah cunugaaga.

πŸŒ™ Jimco Wanaagsan! πŸŒ™Almas Pharma Co waxay kuu rajaynaysaa Jimco barakaysan oo kheyr iyo caafimaad leh. Ilaahay ha inaga ...
01/05/2026

πŸŒ™ Jimco Wanaagsan! πŸŒ™

Almas Pharma Co waxay kuu rajaynaysaa Jimco barakaysan oo kheyr iyo caafimaad leh. Ilaahay ha inaga aqbalo ducada, hana inaga yeelo kuwii khayrka ku tartama. 🀲

πŸ“ Bakaaro, Suuqa Dawada – Mogadishu, Somalia
πŸ“ž +252 614 957 979
🌐 www.almaspharma.com
πŸ“§ info@almaspharma.com

Pharma Co – Daryeel caafimaad oo aad ku kalsoonaan karto.

24/04/2026
GLIPTUS PLUS 50/850 mg waa dawo loo isticmaalo daaweynta sonkorowga nooca 2aad (Type 2 Diabetes).  PharmaπŸ“ž0614957979
15/04/2026

GLIPTUS PLUS 50/850 mg waa dawo loo isticmaalo daaweynta sonkorowga nooca 2aad (Type 2 Diabetes).
Pharma
πŸ“ž0614957979

Waxaa Farxad No ah In aan Qayb ka ahayn Shirka Sanadlaha ah ee Ururka Dhaqaatiirta Haweenka iyo Qaliimadda Ee SOGA Dhaqa...
11/04/2026

Waxaa Farxad No ah In aan Qayb ka ahayn Shirka Sanadlaha ah ee Ururka Dhaqaatiirta Haweenka iyo Qaliimadda Ee SOGA
Dhaqaatiirta cudurrada haweenka iyo qalliinkooda waxay laf-dhabar u yihiin nidaamka caafimaadka. Shaqadiinnu ma aha oo kaliya daaweyn, balse waa badbaadin nololeed, rajayn siin, iyo dhisidda mustaqbal caafimaad qaba.

Almas Pharma ahaan, waxaan aaminsanahay in iskaashi dhow oo dhex mara shirkadaha dawooyinka iyo xirfadlayaasha caafimaadku uu muhiim u yahay:

Helitaanka daawooyin tayo leh
Kor u qaadista aqoonta caafimaadka
Iyo horumarinta adeegyada loo fidiyo haweenka.
Sponsornimada shirkaan waa qayb ka mid ah dadaalkayaga joogtada ah ee aan ku taageereyno bulshada caafimaadka, isla markaana aan ku xoojinayno wada shaqaynta Bulshada caafimaadka iyo annaga.

Maca Extreme waxa uu kordhiyaa dareemaha raga waxa uuna sare u qaadaa testesrtrone-ka Almas Pharma Company. fans
14/03/2026

Maca Extreme
waxa uu kordhiyaa dareemaha raga waxa uuna sare u qaadaa testesrtrone-ka
Almas Pharma Company.

fans

Ma dareenta dhiig la'aan iyo tabar yari?Xalku waa inaad isticmaaaha vittaferrol capsule.nagala soo xiriir 61 4957979Suuq...
12/03/2026

Ma dareenta dhiig la'aan iyo tabar yari?
Xalku waa inaad isticmaaaha vittaferrol capsule.

nagala soo xiriir 61 4957979
Suuqa Bakaaraha

05/03/2026

Xarunta waa bakaaro.
Mobile.0614957979.




02/03/2026

Carnavita Advance for men.
Wa Dawo la tijaabiyay.

Mobile 614957979.
612957979
Bakaaraha Suqa Daawada.

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252612957979

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Almas Pharma Company. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Almas Pharma Company.:

Share