Al ihsan eye clinic barwaqo

Al ihsan eye clinic barwaqo Al ixsan eye clinic barwaaqo
home of vision and hearing
our major role to prevent Blindness in Som

24/06/2023

Daalka indhaha waxa sabab u ah In ay Nasiinada iyo hurdada kuyarato Ugu yaraan 8 saac oo xariir ah wa in Ey indhahah iyo maskaxdaba helmand si wadajir ah si uu udheelitirnado caafimadkooda
.Gelin

20/06/2023

Ma isla soconaa macamiisha iyo bukanada page keena ku xirinow iyo kuwa aan aheynba lkn halkaan aan kuwada saaxibnay soo dhawaada
Beri waa Arbaco number ka dhaqaatiirta wa bilaash 12ka saac oo dhan Berito oo Arbaco ah

Waxii Faah faahin Ah
FADLAN WAC 0612100690 / 0613669037

Mahadsanidiin

16/06/2023

Jimco wanagsn Bukaanada iyo buslshada ku xiran pagekan waxaan Urajeyneynaa caafimad iyo kheyr ka iyo naxariista Rabi Ee Jimco haan inuu waafijiyo

08/06/2023

BIYAHA AAD CABEYSO
HA AHAADAAN BIYO NADIIF AH
OO AAD UQOBOOBEYN AADNA UKULALEYN
CHLORINE KANA AAN LAGU BADIN

06/06/2023

BARAARUJIN
Ha istimcaalin daawo uusan Dhaqtar kuso qorin

30/05/2023

31st May 2023 Have A good Jop an A Wednesday is your chance OPD

30/05/2023

ARBACA WANAAGSAN WA INOO BERI IYO SHAQA WANAAGSAN SOO DHAWAADA

WAXII FAAHIN FAAHIN AH FADLAN LAXARIIR

653664 0613669037 0616552959 0618459513

23/05/2023

Asc macaamiisha clients ka kuxiran page isbitaalka indhaha Al ihsan eye clinic barwaqo waxa
Tallo caafimaad ah
Dalabaad Okiyaalle ah Dal iyo Dibed DegDegsiimo kuhel
Inta waxa dheer Maalinkasta oo Arbaca ah Number ka Dhaqatiirta indhaha iyo Dhagaha wa Bilaash sidi aan Kubilownay Furitaanka isbitaalka ila 2018
5 sano oo xariir ah

WAXII FAAH FAAHIN AH FADLAN LAXARIIR
653664
0613669037

SAACADA SHAQADA 6:00:00 SUBAXNIMO ILA 6:00:00 MAQRIBNIMO

MAHADSANIDIIN

16/05/2023

Beri Oo Taarikhda tahay 17 May 2023 wa Arbaco waa Maalintiina
Maalinta Kaliya aan Jaaniska Siinay caruur iyo ciroolle in Goor Dheer ay lasocdaan Xaaladooda Caafimaad Ee xaga indhaha 2018 To 2023

Waxii faah faahin Ah FADLAN LAXARIIR 0613669037 ama 0616552959

14/05/2023

TALO CAAFIMAD OO XAGA INDHAHA AH
1.Hadii aad qabto xasaasiyada indhaha Aadna Ogaatay walxaha kugu kicin kara ha istimcaalin
Walxaha xasaasiyada kaciya hal iyo labo shey maah qof walpa waxbaa kukiciyo

Tusaalle for example

Food Allergy
Drug Allergy
Chemical Allergy
Environmental and climate change Allergy
And so on

Waxa laga yaaba Dada qaar in
Cunooyinka qaar xasaasiyada kuqabaan
Daawao kuwo kale kuqabana ama kukiciso
Kuwo kale kiimakada sida chlorine ka ama Green gass ama white Gas ama Dalwandiga xita ama carfisooyinka perfumes ka waxa kasamesan qaar iwm
Dadka qaarna Bey ada marka ey is badasho ookale sida sumar season oo iman karata seasonal Allergy oo leh Hargab Hindisyo ama Waxa afka khalaad lagu yiraahdo Rhinitis oo mid kamid ah xaasiyadaha keeni karta cuncun cunaha ah ilmeyn Diif iyo qandho mararka qaar Iwm

FG qof walpa waxa ku kicin kara wax gooni ah k**a dhigna in dhamaaan Qodobadi aan soo tixnay oo dhan oo dadka oo dhan ay kukicin karto waxey kuxiranthaya Difaaca jirkooda ama Immune system ka jirka

Mahadsanidiin

Waxii faahin Ah Fadlan wac

0613669037 / 0612100690

09/05/2023

12.00 o'clock welcome back again fortunately Tomorrow it's your Day It means Wednesday

BERI OO ARBACA AHA NUMBER KA DHAQTARKA INDHAHA IYO DHEGAHA WA BILSHA
7.00. subaxnimo illaa 🕢 6.00.00 Maqribnimo
Waxiii Faah faahin Ah

FADLAN LAXARIIR 653664/ 0613669037

Address

AL IXSAN EYE CLINIC BARWAQO
Mogadishu
511

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al ihsan eye clinic barwaqo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Al ihsan eye clinic barwaqo:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram