Hafsa Mohamud Mohamed

Hafsa Mohamud Mohamed Psychologist,counsellor,trainer and educator.

08/11/2025

Nafis waxee joogtaa meel walbo school,jaamacad,hospitals iyo goob walbo qof biniโ€™aadamku #

02/11/2025

Somalia runtii way hormartay, dhalinyaraduna maanta si weyn bay u fahmeen muhiimadda caafimaadka maskaxda. Aad baan ugu faraxsanahay inaan arko isbeddelkan wanaagsan, anigoo ah dhakhtar u ololeeya Fahanka xaaladaha Nafsiga ah iyo muhiimaf gaar ah in la siiyo caafimaadka maskaxda hada neh ka hool galo xarunta Nafis counselling and therapy center

02/11/2025
Nafis Team,Aad iyo aad baan idiinku mahadcelinayaa shaqada qiimaha leh ee bishaan aynu qabannay. Alhamdulillah, miraha i...
26/09/2025

Nafis Team,

Aad iyo aad baan idiinku mahadcelinayaa shaqada qiimaha leh ee bishaan aynu qabannay. Alhamdulillah, miraha iyo natiijada waan wada aragnay, waxaana mar labaad ku celinayaa mahadnaq gaar ah oo nafteena ku wajahan โ€“ aniga iska bilaabaya ๐Ÿ˜‚ โ€“ waayo dadaalka iyo adkaysiga aanu gelinay waa mid runtii mudan in la bogaadiyo.

Sidoo kale, waxaan ku faraxsanahay in dhalinyaro yar yar ay qaadeen masuuliyad culus oo ay muujiyeen dhiiranaan iyo goโ€™aan adag. Taasi waa guul aan wada leenahay oo runtii aan ku faraxsanahay.

Feedback-ga kasoo baxay bulshada iyo ka qeybgalayaashii maanta waxa uu caddeyn u yahay in shaqadeennu miro dhalayso. Xitaa codsiyo badan ayaa iga soo gaaray in aan sii wadno Part 3 ee xiriirada caafimaad darrada ku dhisan, taas oo markhaati u ah sida shaqadeennu u taabatay dad badan.

Mar kale waad mahadsan tihiin dhammaantiin dadaalkiina iyo isu duubnidiina waa waxa Nafis u horseeday guushan.

17/08/2025
21/07/2025

Xiriirka aa ku jirto ma yahay mid cafimaad qabo?Xiriirka waxaa kula jiri kartaa qof walbo waarid,walaalahaa iyo ninkaada.

12/07/2025

๐’๐ข๐๐ž๐ž ๐ค๐ฎ ๐จ๐ ๐š๐š๐ง ๐ค๐š๐ซ๐ญ๐š๐š ๐ข๐ง๐š๐š๐ ๐ค๐ฎ ๐ฃ๐ข๐ซ๐ญ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ ๐œ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐ ๐ช๐š๐›๐š?

Waa suโ€™aal muhiim ah โ€” jawaabteedana waxaan si qoto dheer ugu falaanqeyn doonaa kulanka ๐‘๐ž๐ฅ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ ๐“๐š๐ฅ๐ค๐ฌ!

๐Š๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐›๐ข๐ข๐ซ ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐Ÿ๐š๐šโ€™๐ข๐ข๐๐š๐ฒ๐ฌ๐จ:
๐Ÿ’ฌ Dood furan
๐Ÿง  Talooyin khubaro
๐Ÿ’ก Is-faham cusub

๐Ÿ—“ Taariikh: 25-ka July
๐Ÿ“ Goobta: Nova Clinic Hall
๐Ÿ“ž Wac: 0614733332

17/05/2025

๐Ÿ—“๏ธ ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š๐š๐ฌ ๐Œ๐ž๐ž๐ฅ ๐ค๐ฎ ๐ช๐จ๐ซ๐จ โ€“ ๐Œ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐Ÿ—, ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“!

Walbahaarka (Stress) ma saameeyaa noloshaada shaqsiyadeed ama shaqadaada?
barnaamijkeenna cusub ee โ€œMastering Stress Managementโ€ wuxuu noqon doona xalkaaga!

Kusoo biir munaasabaddan gaar ah oo ka dhici doonta Muqdisho, si aad u barato xeelado wax ku ool ah oo kaa caawinaya inaad:
โœ… Fahamto walbahaarka
โœ… Barato sida loo xakameeyo xilliyada adag
โœ… U daryeesho maskaxdaada iyo dareenkaaga

๐Ÿ“ Goobta: Muqdisho
๐Ÿ“† Taariikhda: 29-ka May 2025
๐ŸŸข si aadan u seegin: https://forms.gle/gxd4ecsRSwfFkq4u8
๐Ÿ“ฒ La xiriir Number-kan : 0614733332

02/05/2025

ุฌูู…ุนุฉ ู…ุจุงุฑูƒุฉ ๐Ÿค
Rasuulka ๏ทบ wuxuu yiri:
"Jimce kasta waxaa jiro waqti ducooyinka la aqbalo. Haddii qof Muslim ah uu Alle baryo saacaddaas, Ilaahay wuu ka aqbalaa."
(Saxiix Bukhari & Muslim)

Jimcaha waa maalin barakeysan โ€“ waa fursad qaali ah oo lagu xoojiyo xiriirka Ilaahay, laguna helo naxariis iyo dambi-dhaaf.

Address

Sultan Bussiness Park
Mogadishu
00000

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hafsa Mohamud Mohamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Hafsa Mohamud Mohamed:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram