Rijaal Fertility Hospital-Mogadishu

Rijaal Fertility Hospital-Mogadishu Rijaal Fertility Hospital – Rajada Lamaanaha.

Rijaal Fertility Hospital, waa isbitaal ku takhasusay daaweynta Taranka sida dhalmo la’aanta iyo cudurada Ragga iyo Haweenka oo ay ka howlgalaan dhaqaatiir ku takhasustay.

Waxaad number ka dhakhaatiirta isbitaalka Rijaal Fertility Hospital-Mogadishu ka jaran kartaa, sidoo kale kula kilmi kar...
30/12/2024

Waxaad number ka dhakhaatiirta isbitaalka Rijaal Fertility Hospital-Mogadishu ka jaran kartaa, sidoo kale kula kilmi kartaa ONLINE ahaan adiga oo isticmaalaya app-ka BAANO

29/12/2024

Macalin Ibrahim oo ka mid ah Bukaanada uu Dr Dr. Salman Hashi ku sameeyay qaliimada gaar ahaan Xanuunka Galaha ayaa ka mahadnaqay Qaliinka loo sameeyay

25/12/2024

Ka faaidaysi wacan

25/12/2024

Dhalmo la'aanta ragga Maxaa keena '

Rijaal Fertility Hospital
0612153175

20/12/2024
19/12/2024
16/12/2024

Gedo Boy ayaa nagu soo booqday Isbitaalka Rijaal Fertility Hospital

Nagala soo xiriir
0612153175

Jimco Wanaagsan! Nolosha Cusub Caafimaad Wacan Ayay Ku Bilaabataa.Rijaal Fertility Hospital – Xarunta Daryeelka Caafimaa...
13/12/2024

Jimco Wanaagsan! Nolosha Cusub Caafimaad Wacan Ayay Ku Bilaabataa.

Rijaal Fertility Hospital – Xarunta Daryeelka Caafimaadka Taranka ee Ragga iyo Dumarka.

11/12/2024

Aabaha Jecaylka Iyo Xaajiyadiisa Istar oo baaritaano Cafimaad ka Maray Isbitaalka Rijaal Fertility Hospital

Contact 0612153175

09/12/2024

Baarista shahwada waa sheyga ugu horeeya ee la baaro uguna muhiimsan markii uu yimaado bukaan ka cabanaya dhalmo la’aan.

Rijaal Fertility Hospital wuxuu bixiyaa daawayn xirfadeed oo lagu xalliyo dhalmala’aanta iyo dhibaatooyinka taranka ee s...
08/12/2024

Rijaal Fertility Hospital wuxuu bixiyaa daawayn xirfadeed oo lagu xalliyo dhalmala’aanta iyo dhibaatooyinka taranka ee saameeya lamaanaha.

Ku nooloow nolol caafimaad leh oo kalsooni ay ka buuxdo, Soo booqo Rijaal fertility Hospital si aad u hesho xal Caafimaad oo waara.

Nagala soo xiriir: 61 2153175

07/12/2024

Hadii aan la daaweyn wuxuu ku sababaa ragga dhalmo la'aan xaniinyaha oo yaryaraada iyo xanuun

GALAHA

Rijaal Fertility Hospital
0612153175

07/12/2024

Hadii aad isku aragto barar ku yimaada naasaha....

Hadii aan la daaweyn wuxuu ku sababaa ragga dhalmo la'aan xaniinyaha oo yaryaraada iyo xanuun GALAHA
07/12/2024

Hadii aan la daaweyn wuxuu ku sababaa ragga dhalmo la'aan xaniinyaha oo yaryaraada iyo xanuun

GALAHA

HUBI CAAFIMAADKA TARANKAAGA Ma u baahan tahay talo iyo daryeel xirfadeed oo ku saabsan caafimaadka tarankaaga? Rijaal Fe...
05/12/2024

HUBI CAAFIMAADKA TARANKAAGA

Ma u baahan tahay talo iyo daryeel xirfadeed oo ku saabsan caafimaadka tarankaaga? Rijaal Fertility Hospital ayaa kuu diyaarsan!

La kulan dhaqaatiir khubaro ku ah caafimaadka taranka, oo diyaar u ah inay ku siiyaan adeegyo tayo sare leh oo lagu kalsoonaan karo.

Haddii aad la tacaalayso arrimaha taranka, waxaan kuu balan qaadaynaa daawayn sax ah, talo wax-ku ool ah, iyo taageero dhammeystiran oo ku habboon xaaladdaada.

Nagala soo xiriir:
📞 +252612153175
Rijaal Fertility Hospital – Halka caafimaadkaagu muhiimka ka yahay.

Hooyo kasta waxay jeceshahay inay ubad dhasho, Alle ayaana baxsha awlaadda , balse waxaa loo baahan yahay dadaal.Rijaal ...
04/12/2024

Hooyo kasta waxay jeceshahay inay ubad dhasho, Alle ayaana baxsha awlaadda , balse waxaa loo baahan yahay dadaal.

Rijaal Fertility Hospital waxaa ka howlgasha Dr. Sacdiya Nur, oo ku takhasustay cudurrada haweenka, lehna Qibrad waayo-aragnimo, oo gaaraysa 20 sano.

04/12/2024

Dhalmo la'aan ragga ma leedahay daawo ?

Rijaal Fertility Hospital
Tel:0612153175

Address

Taleh, Hodan, Mogadishu-Somalia
Mogadishu
252

Telephone

+252612153175

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rijaal Fertility Hospital-Mogadishu posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share