Green herbal health

Green herbal health Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Green herbal health, Medical and health, Mogadishu.

Asc wll kusodhawad green herbal waxaa idin hayna daawo herbal ah 100\100 ah waan dabiici ah qofkii ubahan waan u adeegi dona meel walbo aad jogta ayaan ku gu adeegi dona soo dalbo wll thank you

๐ŸŒฟ Xanuunka Thyroid-ka oo Daawo loo Helay! ๐ŸŒฟ Kala xariir ๐Ÿ‘‡ ๐Ÿค” Maka cabanaysaa xanuunka Thyroid-ka?โšก THYROID = Dilaaga Qars...
17/09/2025

๐ŸŒฟ Xanuunka Thyroid-ka oo Daawo loo Helay! ๐ŸŒฟ

Kala xariir ๐Ÿ‘‡

๐Ÿค” Maka cabanaysaa xanuunka Thyroid-ka?
โšก THYROID = Dilaaga Qarsoon ee Dumarka

๐Ÿ‘‰ Qanjirka thyroid waa qanjir ku yaalla qaybta h**e ee cunaha, wuxuuna muhiim u yahay caafimaadkaaga guud. Markuu xumaado wuxuu sababi karaa dhibaatooyin badan oo aan la dareemin ilaa ay halis gaaraan.

๐Ÿ”Ž Calaamadaha Hypothyroidism (Qanjirka Hooseeya):

๐Ÿ˜ด Daallaan joogto ah

๐Ÿฅถ U nuglaansho qabow

โš–๏ธ Miisaanka oo kordha

๐Ÿšซ Calool istaag

๐Ÿ˜” Niyad-jab

๐ŸŒ Dhaqdhaqaaq gaabis ah

๐Ÿ’ช Murqo xanuun & daciifnimo

๐Ÿงด Maqaarka oo qalalan

๐Ÿ’‡ Timaha & ciddiyaha oo jajaba

โœ‹ Kabuubyo gacmaha iyo faraha ah

๐Ÿ˜ฎโ€๐Ÿ’จ Qufac & hurdo badan

๐Ÿšจ Xaaladaha Halista ah:

๐Ÿ‘€ Indhaha oo barara

๐ŸŽจ Midab isbeddel ku yimaada isha & baarka dhexdooda

๐ŸŽ—๏ธ Kansarka dhuunta

โœ… Ha ka welwelin! Xal dabiici ah ayaa jira inshaโ€™Allaah.
La xiriir WhatsApp-ka hoose si aad u hesho caawimo iyo daawo ku habboon: ๐Ÿ‘‡

Kala xariir wixii fafahin ah 61 5287239

Cudurka sokorta ama sokorowga waxaa uu ka mid yahay cudurrada ay Soomaalida inta badan ka cawdaan.Cudurkan oo aan lahayn...
25/08/2025

Cudurka sokorta ama sokorowga waxaa uu ka mid yahay cudurrada ay Soomaalida inta badan ka cawdaan.
Cudurkan oo aan lahayn daawo toos qofka ugu baxinaysa ayaa haddana waxaa jira qaab uu qofka u iska zuulinaayo ayadoo loo isticmaalayo herbal on effect
Waxaa sidoo kale jira qaab uu qofka uga hortagi karo cudurka sokorta islsmarkana uga gaashaaman karo.
Ka fikir jirkaaga sidii inuu yahay baaquli weyn oo sonkor ay ku jirto. marka uu qofka dhalanayo jirkiisa waa mid ka maran oo ka nadiif ah sokorta . Wixi faafahin ah lambarkan whatโ€™s appk 61 5287239

24/08/2025

The four leaves that eliminate diabetes, cancer, fatty liver problems, poor circulation, and high blood pressure without pills.... ๐Ÿ’ฌ๐Ÿ‘€๐Ÿ‘‡

17/08/2025
Ma isku aragtay barar Dhuunta ah iyo calaamadaha la xiriira taayroodka ?. ๐๐ฎ๐ค๐š๐š๐ง๐ค๐š๐ง ๐š๐ฒ๐š ๐ฅ๐š ๐๐ก๐ข๐›๐š๐ง๐š๐š ๐›๐ฎ๐ซ๐จ ๐ฎ๐ ๐š ๐ญ๐š๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐“๐š๐š๐ฒ...
17/08/2025

Ma isku aragtay barar Dhuunta ah iyo calaamadaha la xiriira taayroodka ?.
๐๐ฎ๐ค๐š๐š๐ง๐ค๐š๐ง ๐š๐ฒ๐š ๐ฅ๐š ๐๐ก๐ข๐›๐š๐ง๐š๐š ๐›๐ฎ๐ซ๐จ ๐ฎ๐ ๐š ๐ญ๐š๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐“๐š๐š๐ฒ๐ซ๐จ๐จ๐๐ค๐š taaso ku keentay ciriiri dhanka dhuunta ah , Wadna garaac badan , Madax xanuun iyo Miizaanka oo ka dhaca.

Waxaan marka h**e ka saxnay dhacaanada taayroodka ka dibna waxaan kuqoreyna daawad kaasari laheyd burada ayadoona qaliin lagu sameyn
Wixii faafahin ah
Kalaaxariir lambarka whatโ€™s upka 0615287239
Ama call phone 0615287239

15/08/2025

SI FUDUD ISAAGA DAWEE
1- xaaraha wajiga
2- Fnanaka wajiga
3- Canbaarta wajiga
4- Qabidka wajiga
5- Madmadowga wajiga

WAA DAAWO ORGINAL AH
100/100 HERBAL AH WAX KIIMIKO KUJIRIN

FADLAN NALGALASO XIRIIIR MEEL WELBA AADJOGTO. โจ61 5287239
Ama 615287239 telefonka gacanta
MAHADSANIDIIN

12/02/2025

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Green herbal health posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram