IScan

IScan iScan offers advanced diagnostic services, including CT scans and X-rays, ensuring top-quality care with reliable equipment. Book your appointment today.

07/01/2026

๐Ÿ“ข Ogeysiis Muhiim ah: Olole Caafimaad oo Bilaash ah!
Ma ku nooshahay Muqdisho ama nawaaxigeeda? Ma doonaysaa inaad hesho adeeg caafimaad oo tayo leh adigoon bixin lacagta lambarka (consultation)?

Isbitaalka Hodan Hospital Clinic iyo iScan waxay si wadajir ah idiinku soo kordhiyeen olole caafimaad oo gaar ah bishaan January. Waxaan bulshada u fududaynay in lambarka dhakhtarka laga dhigo BILAASH!

โœ… Adeegyada Lambarkoodu Bilaashka yahay:
๐Ÿ‘จโ€โš•๏ธ Dhakhtarka Cudurada Guud

๐Ÿฆด Dhakhtarka Lafaha

๐Ÿฆท Dhakhtarka Ilkaha

๐Ÿ‘ฉโ€โš•๏ธ Dhakhtarka Haweenka

๐ŸŽ Hadiyad Gaar ah:
Waxa kale oo aad helaysaa Ultrasound (Uur ku jirta) oo bilaash ah marka ugu horraysa ee aad la kulmaysid dhakhtaradda haweenka.

๐Ÿ“ Halkee noogu imaan kartaa?
Waxaan ku yaallaa: Taleex, Waddada Makka Al-Mukarama, Muqdisho.

๐Ÿ“ž Wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir:
Call Center: 4441

WhatsApp/Mobile: 611 125 097

Hayska lumin fursadan caafimaad ee bishaan January! ah

08/11/2025

Ololaha caafimaad ee Iscan Diagnostic iyo Hodan Hospital Clinic (agagaarka Hayatt Mall, Taleex) ayaa bilaash ka dhigay kulanka dhaqaatiirta cudurrada guud, haweenka iyo carruurta, halka adeegyada ilkahana lagu sameynayo 50% qiimo dhimis muddo 2 toddobaad ah. ๐’๐จ๐จ ๐ฐ๐š๐œ | ๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ. Ama 0611125097

08/05/2025

Lakulan ๐ƒ๐ซ ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐€๐ก๐ฆ๐ž๐ ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐จ๐ฎ๐
, oo ah khabiir sare oo ku takhasusay ๐‚๐ฎ๐๐ฎ๐ซ๐š๐๐š ๐†๐ฎ๐ฎ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐‡๐จ๐ซ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ง๐š๐๐š ๐‰๐ข๐๐ก๐ค๐š, Mudo 10 sano ahna kasoo Shaqeeyay Dalka Sweden.

ka faaidayso oo ha moogaan la kulanka Dr Mohamed Ahmed oo iska dawee xanuunada iyo khalkhalka ku yimaada Hormoonada Jidhkaaga

Hadda Balan ka qabso ๐Ž๐ฅ๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐‡๐ฎ๐›๐ข ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š๐š๐ ๐š oo ay si wada jir ah u qabteen Hodan Hospital Clinic & Xaruunta Iscan.
๐…๐†; Dadka Hubinaya Heerka Sonkortooda ama Hormoonda Jidhkooda ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐ค๐š ๐Ÿ๐š๐š๐ข๐๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐ง ๐ค๐š๐ซ๐š๐š๐ง ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ข๐ข ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ฎ๐๐ก๐š๐ฑ๐ž๐ž๐ฒ๐ฌ๐จ ๐Ÿ๐ŸŽ ๐€๐Œ ilaa ๐Ÿ๐Ÿ ๐€๐Œ oo subaxnimo .Numberka ๐๐จ๐จ๐ช๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ค๐ก๐š๐š๐ญ๐š๐ซ๐ค๐š ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฅ๐š๐œ๐š๐  ๐ฅ๐š'๐š๐š๐ง ๐š๐ก

๐Ÿ“๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐‡๐จ๐๐š๐ง ๐œ๐ฅ๐ข๐ง๐ข๐œ/ ๐ข๐ฌ๐œ๐š๐ง waxeey ku dhegantahay Hayat Mall ๐ˆ๐ฌ๐ ๐จ๐ฒ๐ฌ๐ค๐š ๐“๐š๐ฅ๐ž๐ž๐ฑ ๐–๐š๐๐š๐๐š ๐Œ๐š๐ค๐š ๐€๐ฅ๐ฆ๐ฎ๐ค๐š๐ซ๐š๐ฆ๐š

๐’๐จ๐จ ๐ฐ๐š๐œ | ๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ.

03/05/2025

Lakulan ๐ƒ๐ซ ๐€๐ง๐š๐ฌ ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐
, oo ah khabiir sare oo ku takhasusay ๐‚๐ฎ๐๐ฎ๐ซ๐š๐๐š ๐†๐ฎ๐ฎ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐”๐ฎ๐ซ ๐ค๐ฎ ๐ฃ๐ข๐ซ๐ญ๐š.

ka faaidayso ๐Ž๐ฅ๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐‡๐ฎ๐›๐ข ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š๐š๐ ๐š oo ay si wada jir ah u qabteen Hodan Hospital Clinic & Xaruunta Iscan. ๐๐จ๐จ๐ช๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ค๐ก๐š๐š๐ญ๐š๐ซ๐ค๐š ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฅ๐š๐œ๐š๐  ๐ฅ๐š'๐š๐š๐ง ๐ฆ๐ฎ๐๐จ ๐›๐ข๐ฅ ๐š๐ก

๐Ÿ“Xaruunta Iscan oo ku taala ๐ˆ๐ฌ๐ ๐จ๐ฒ๐ฌ๐ค๐š ๐“๐š๐ฅ๐ž๐ž๐ฑ ๐–๐š๐๐š๐๐š ๐Œ๐š๐ค๐š ๐€๐ฅ๐ฆ๐ฎ๐ค๐š๐ซ๐š๐ฆ๐š

23/04/2025

๐Ž๐ฅ๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐‡๐ฎ๐›๐ข ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š๐š๐ ๐š oo ay siwadajir ah u qabanayaan ๐‡๐จ๐๐š๐ง ๐‡๐จ๐ฌ๐ฉ๐ข๐ญ๐š๐ฅ ๐‚๐ฅ๐ข๐ง๐ข๐œ & ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐ˆ๐ฌ๐œ๐š๐ง iyaga oo daah furay qayb cusub oo bukaan socod ah oo ay fariisanayaan dhakhaatiir kala duwan oo takhasusi ah kana soo kala shaqeeyay wadanka dibadiisa.

Booqashada Dhakhaatiirtan ayaa lacag la'aan mudo bil ah sidoo kale
Waxaan bulashada ugu bushaaraynaynaa in qaybteena ๐€๐Ÿ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ˆ๐ฅ๐ค๐š ๐š๐ฒ ๐ค๐ฎ ๐ฃ๐ข๐ซ๐ญ๐จ ๐๐ข๐ข๐ฆ๐จ ๐ƒ๐ก๐ข๐ฆ๐ข๐ฌ ๐Ÿ”๐ŸŽ% ๐š๐ก.

Si aad uga faaidaysato adeegyadan balan ka qabso dhakhaatiirta oo soo booqo

๐Ÿ“Xaruunta Iscan oo ku taala ๐ˆ๐ฌ๐ ๐จ๐ฒ๐ฌ๐ค๐š ๐“๐š๐ฅ๐ž๐ž๐ฑ ๐–๐š๐๐š๐๐š ๐Œ๐š๐ค๐š ๐€๐ฅ๐ฆ๐ฎ๐ค๐š๐ซ๐š๐ฆ๐š

Ka faaidayso ๐๐ข๐ข๐ฆ๐จ ๐ƒ๐ก๐ข๐ฆ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐Ÿ•๐ŸŽ%-๐ค๐š ๐š๐ก ee ๐๐š๐ฒ๐›๐ญ๐ž๐ž๐ง๐š ๐ˆ๐ฅ๐ค๐š๐ก๐šoo la kulan Dr Khalid Satoof ๐Ÿ“Xaruunta Iscan ayaa ku taala ๐ˆ๐ฌ๐ ๐จ...
16/04/2025

Ka faaidayso ๐๐ข๐ข๐ฆ๐จ ๐ƒ๐ก๐ข๐ฆ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐Ÿ•๐ŸŽ%-๐ค๐š ๐š๐ก ee ๐๐š๐ฒ๐›๐ญ๐ž๐ž๐ง๐š ๐ˆ๐ฅ๐ค๐š๐ก๐š
oo la kulan Dr Khalid Satoof

๐Ÿ“Xaruunta Iscan ayaa ku taala ๐ˆ๐ฌ๐ ๐จ๐ฒ๐ฌ๐ค๐š ๐“๐š๐ฅ๐ž๐ž๐ฑ ๐–๐š๐๐š๐๐š ๐Œ๐š๐ค๐š ๐€๐ฅ๐ฆ๐ฎ๐ค๐š๐ซ๐š๐ฆ๐š

11/04/2025

Ka faaidayso ๐๐ข๐ข๐ฆ๐จ ๐ƒ๐ก๐ข๐ฆ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐Ÿ•๐ŸŽ%-๐ค๐š ๐š๐ก ee ๐๐š๐ฒ๐›๐ญ๐ž๐ž๐ง๐š ๐ˆ๐ฅ๐ค๐š๐ก๐š
๐Ÿ“Xaruunta Iscan ayaa ku taala ๐ˆ๐ฌ๐ ๐จ๐ฒ๐ฌ๐ค๐š ๐“๐š๐ฅ๐ž๐ž๐ฑ ๐–๐š๐๐š๐๐š ๐Œ๐š๐ค๐š ๐€๐ฅ๐ฆ๐ฎ๐ค๐š๐ซ๐š๐ฆ๐š

Sababaha keena madax-xanuunka Migraine.Soo booqo xarunteena taleex si aad u hesho latalin caafimaad iyo baaritaano sax a...
25/12/2024

Sababaha keena madax-xanuunka Migraine.

Soo booqo xarunteena taleex si aad u hesho latalin caafimaad iyo baaritaano sax ah, Hada qabso balan ama nagala soo xxiriir 4441.

Waxaa ka heleysaa xarunteena IScan baaritaanada  Wadnaha ee Casriga ah!  ๐Ÿซ€ Ka hor tag ayaa ka fiican daaweynta. ๐Ÿ“ž Wac 44...
23/12/2024

Waxaa ka heleysaa xarunteena IScan baaritaanada Wadnaha ee Casriga ah!

๐Ÿซ€ Ka hor tag ayaa ka fiican daaweynta.
๐Ÿ“ž Wac 4441 oo ballan ka sameyso maanta!

MRI Scanner oo tayo sare leh!๐Ÿ“ž Wac 4441 oo ballan ka sameyso maanta!
21/12/2024

MRI Scanner oo tayo sare leh!

๐Ÿ“ž Wac 4441 oo ballan ka sameyso maanta!

18/12/2024

Daryeelka ilkahaaga waa maalgashiga quruxdaada.

iScan waxaa kaheleysaa dhamaan Adeegyada Ilkaha oo dhamestiran.
๐Ÿ“ž La xiriir hadda 4441

iScan offers advanced diagnostic services, including CT scans and X-rays, ensuring top-quality care with reliable equipment. Book your appointment today.

Address

Ku Dhegan Hayat Market, Taleeh
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when IScan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share