Medisom Biomedical Solutions

Medisom Biomedical Solutions MBS is your Single Point of Contact For Your Entire Biomedical Needs.

Sanad wanaagsan dhamaan ummada soomaaliyeed curashada sanadka cusub waxaan idin rajeyneynaa barwaaqo, hormar iyo guul.  ...
01/01/2026

Sanad wanaagsan dhamaan ummada soomaaliyeed curashada sanadka cusub waxaan idin rajeyneynaa barwaaqo, hormar iyo guul.

08/12/2025
Medisom Biomedical Solutions waxay u keentay una rakibtay kuraasta casriga ah ee dialysis-ka xarunta  kalyo dhaqista  ee...
03/12/2025

Medisom Biomedical Solutions waxay u keentay una rakibtay kuraasta casriga ah ee dialysis-ka xarunta kalyo dhaqista ee isbitaalka Banadir ( Banadir hospital dialysis center) . MBS waxaad ka heli kartaan qalab caafimaad oo tayo leh, si loo hubiyo helitaanka adeegyo caafimaad oo la isku halaynkaro .

Fresenius Medical Care waa mid ka mid ah shirkadaha aduunka ugu horeeya bixinta adeegyada kalyo dhaqista bukaanada kalya...
27/11/2025

Fresenius Medical Care waa mid ka mid ah shirkadaha aduunka ugu horeeya bixinta adeegyada kalyo dhaqista bukaanada kalyaha beela.
Medisom Biomedical Solutions waxeey idiin keentay dhamaan adeegyada iyo agabka caafimaad ee shirkadu bixiso.
Waxaad ka helikartaa Daliysis machines iyo consumables dhameeystiran.

22/11/2025

Leica Surgical Microscopes are high-precision optical devices designed for medical and surgical applications. They provide enhanced magnification, illumination, and visualization to assist surgeons in performing delicate procedures with accuracy and clarity. Leica is a renowned brand known for its advanced imaging technology, durability, and ergonomic design in surgical microscopes.

MBS is your Single Point of Contact For Your Entire Biomedical Needs.

Waxaan ku faraxsanahay in aan idinla wadaagno Soo gabagbeeynta mashuurca qalabeeynta isbitaalka weyn ee Al-İhsan hargeis...
27/10/2025

Waxaan ku faraxsanahay in aan idinla wadaagno Soo gabagbeeynta mashuurca qalabeeynta isbitaalka weyn ee Al-İhsan hargeisa.
Qalabkan oo aan ka keenay shirkada jabaneyska ah ee facaweeyn TOPCON Healthcare ayaa qeeyb weyn ka gaysandoona la tacaalida cudurada indhaha.
Ugu imaaw Medisom Biomedical Solutions qalab tayo leh iyo adres hufan.

25/10/2025

Medisom Biomedical Solutions waa wakiilka kaliya ee Topcon Heathcare u jooga Somalia.

MBS is your Single Point of Contact For Your Entire Biomedical Needs.

Waxaa sharaf noo ah hawlgelinta iyo rakibidda SterilMed Steam Sterilizer(oo loo isticmaalo jeermis dilida qalabka saalad...
19/07/2025

Waxaa sharaf noo ah hawlgelinta iyo rakibidda SterilMed Steam Sterilizer(oo loo isticmaalo jeermis dilida qalabka saalada qaliinka) iyo RO system oo ah qalab loo isticmaalo biyo sifeeynta ee Isbitaalka Mogadishu specialst Hospital. Waxaan ku faraxsanhay in aan qeeyb ka noqono tayeeynta adeega caafimaadka wadankeen. Waxaan u mahadcelineynaa qof kasta oo ka qayb qaatay hirgalinta mashruucan.

Juma Mubarak ✨ #جمعةمباركة
18/07/2025

Juma Mubarak ✨

#جمعةمباركة

Address

Digfeer Street, Nashad Mall, Hodan
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 16:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252615989292

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Medisom Biomedical Solutions posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Medisom Biomedical Solutions:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram