Hassan Moalin pharmacy and laboratory

  • Home
  • Hassan Moalin pharmacy and laboratory

Hassan Moalin pharmacy and laboratory Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hassan Moalin pharmacy and laboratory, Medical and health, Hassan Moalin Street, .

( Bronchitis ama burukiito )Bronchitis waa caabuq ku dhaca marinnada hawada ee sambabada (bronchi), kaas oo keena qufac ...
02/10/2025

( Bronchitis ama burukiito )

Bronchitis waa caabuq ku dhaca marinnada hawada ee sambabada (bronchi), kaas oo keena qufac badan, xabeeb, neefsashada oo adkaata, iyo xanuun laabta ah.

Haddii aad isku aragto calaamadahaas, ama aad ku aragto ilmahaaga fadlan booqo HASSAN MOALIN CLINIC CENTRE si aad u hesho baaritaan iyo daaweyn sax ah.

30/09/2025

HASSAN MOALIN CLINIC CENTRE

HASSAN MOALIN CLINIC CENTREWaa xarun caafimaad oo bixisa adeegyo caafimaad oo tayo leh, loona adeegayo bulshada si dhow....
30/09/2025

HASSAN MOALIN CLINIC CENTRE
Waa xarun caafimaad oo bixisa adeegyo caafimaad oo tayo leh, loona adeegayo bulshada si dhow. Adeegyada xarunta diyaar Ku ah .

1.Daaweynta iyo daryeelka guud ee bukaanka

2. Caafimaadka hooyada iyo dhallaanka

3. Baaritaanno iyo daaweyn cudurrada faafa

4. Talo iyo wacyigelin caafimaad

Ujeedada xaruntu waa in bulshada loo fidiyo adeeg caafimaad oo la isku halleyn karo, si degdeg ahna loo helo gargaar caafimaad.

29/09/2025
"Assalaamu Calaykum.Qumanka carruurta waa caabuq ku dhaca dhuunta, waxaana keeni kara fayras ama bakteeriyo.Calaamadaha ...
27/09/2025

"Assalaamu Calaykum.
Qumanka carruurta waa caabuq ku dhaca dhuunta, waxaana keeni kara fayras ama bakteeriyo.

Calaamadaha ugu badan waa:

Dhuun xanuun iyo cunto diidmo

Qumanka oo casaada ama cad-cad yeesha

Qandho sare iyo mararka qaar matag

Neef adag iyo qanjidhada qoorta oo barara.

Haddii aad ilmihiinna ku aragtaan calaamadahan, fadlan soo gaar
HASSAN MOALIN CLINIC CENTRE si loo baaro loona daweeyo, Insha’Allah."

29/08/2022

Address

Hassan Moalin Street

Telephone

+252615949444

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hassan Moalin pharmacy and laboratory posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Hassan Moalin pharmacy and laboratory:

  • Want your practice to be the top-listed Clinic?

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram