19/09/2025
SAHAN HEALTH PROFESSIONAL AGENCY waa wakaalad shaqaaleyneed oo diiradda saareysa Shaqaaleysiin xirfadle Caafimaad oo Tayo sarre leh . Waxay kugu xidhayaan xirfadlayaal caafimaad oo aqoon sarre u leh loo-shaqeeyayaasha, gaar ahaan gobollada sida , iyo gobollada .
Adeegyadayada Sahan Health Professionals Agencies waxa ka mid ah
1. Adeegyada Muhiimka ah ee Shaqo-doonayaasha Daryeelka Caafimaadka sida.
gaar ahaan kuwa Takhasuska sarre leh iyo consultants.
Kuwaas oo iskugu jira Muwaadiniin iyo Ajaanib.
, farsamayaqaannada shaybaadhka, farmashiistaha. Iyo xirfadlayaasha caafimaadka ee kale ee sida iyo Qeybta adeeg caafimaadka degdega Ah(ICU).
2. Kor uqaadida Adeegyada Muhiimka ah ee Loo-shaqeeyayaasha (Isbitaalada & Xarumaha Daryeelka Caafimaadka)