Tayo & Raqiis FamilyCare Hospital

Tayo & Raqiis FamilyCare Hospital Waa isbitaal U taagan daryeelka Caafimaad ee buslada

Astamaha Burooyinka minka &Raqii FamilyCare Hospital
21/04/2026

Astamaha Burooyinka minka
&Raqii FamilyCare Hospital

Muxuu Keeni karaa Cholesterol-ka oo Siyaada✅Faaliga ama Stroke-ga✅Xidida Lugaha Oo xirma✅Qulqulka Dhiiga oo Yaraada Ama ...
20/04/2026

Muxuu Keeni karaa Cholesterol-ka oo Siyaada
✅Faaliga ama Stroke-ga
✅Xidida Lugaha Oo xirma
✅Qulqulka Dhiiga oo Yaraada
Ama istaaga
✅Wadno Xanuun
Soo Gaar
&RaqiisFamilyCareHospital

Ma Tahay Qof Qaba MacaankaSi Joogto ah ula Soco Xadiga Sokorta DhiigaagaHorey U Soo Gaar &RaqiisFamilyCareHospital
19/04/2026

Ma Tahay Qof Qaba Macaanka
Si Joogto ah ula Soco Xadiga Sokorta Dhiigaaga
Horey U Soo Gaar
&RaqiisFamilyCareHospital

Hel Daryeel Caafimaad Oo Caruurta ah Nagu Soo BooqoTayo&RaqiisFamilyCareHospital
18/04/2026

Hel Daryeel Caafimaad
Oo Caruurta ah
Nagu Soo Booqo
Tayo&RaqiisFamilyCareHospital

Tijaabi nasiibkaaga ooku Guuleyso $10 Dollar➡️ Sharuuddaha:1. Like saar page-ka. Follow Dheh Pageka2. Share dheh post-ga...
16/04/2026

Tijaabi nasiibkaaga ooku Guuleyso $10 Dollar
➡️ Sharuuddaha:
1. Like saar page-ka. Follow Dheh Pageka
2. Share dheh post-ga.
3.Ugu Yaraan 3 Qofood Oo Asxaabtada Ah Ku Mention Gareey Postga Si Ay Uga Faaideystaan Fursadan
F.G: Haddii aadan shuruudaha buuxin, qof buuxiya ee Nambarka Nasiibka kula qabsada ayaa ku guuleysan doon

Guuleystaha Barnaamijka Tijaabi Nasiibkaaga iyo Aqoontaada Waxa eynu Leenahay HambalyoNasiib Wacan ayaan u rejeyneynaa S...
16/04/2026

Guuleystaha Barnaamijka Tijaabi Nasiibkaaga iyo Aqoontaada
Waxa eynu Leenahay Hambalyo
Nasiib Wacan ayaan u rejeyneynaa Sxbada isku dayga sameeyay laakin aan ku Guuleysan

Latacalida Xanuunka MacaankaNagu Soo Booqo  &RaqiisFamilyCareHospital
12/04/2026

Latacalida Xanuunka Macaanka
Nagu Soo Booqo
&RaqiisFamilyCareHospital

08/04/2026

Ma isku dayday uur muddo dheer adigoon guul ka gaarin?

Ha lumin rajadaada ❤️
Tayo & Raqiis Family Care Hospital waxay kuu hayaan baaritaan casri ah, la-talin, iyo daaweyn kuu gaar ah (rag & dumar).

Bilow maanta safarkaaga helitaanka ilmo 👶
Nala soo xiriir hadda!

Daaweynta infection-kaDumarkaNagu soo Booqo &RaqiisFamilyCareHospital
08/04/2026

Daaweynta infection-ka
Dumarka
Nagu soo Booqo
&RaqiisFamilyCareHospital

06/04/2026

Ha iska indhatirin calaamadaha jirkaaga! ⚠️
Khalkhalka hormoonnada wuxuu saameyn ku yeelan karaa caadada, uurka, iyo caafimaadka guud.
👩‍⚕️ Tayo & Raqiis Family Care Hospital
➡️ Baaritaan sax ah
➡️ Daaweyn ku habboon
➡️ Daryeel haween oo tayo leh
caafimaadkaaga waa mudnaanta koowaad!

Address

Isgoyska Maanaboolyo
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tayo & Raqiis FamilyCare Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category