Somali Internal Medicine Association -SIMA

Somali Internal Medicine Association -SIMA Somali Internal Medicine Association
(SIMA)

16/11/2025

Panel discussion on the world Diabetes Day

14/11/2025

Dr shafi abdullah CEO Pharma solutions ahna taabageliyaasha munaasabdan WORLD DIABETES DAY Ayaa fariintiisa ka jeediyay kulanka

14/11/2025

Dr.Dhiblaawe Ayaa Fariitiiska ku Aadan Xanuunka Macaanka Ka jeediyay munaasabadda WORLD DIABETES DAY

14/11/2025

highlights : World Diabetes Day 2025

Sawiro part 2 : World Diabetes day 2025
14/11/2025

Sawiro part 2 : World Diabetes day 2025

Part 1 : Sawiro WORLD DIABETES DAY 2025
14/11/2025

Part 1 : Sawiro WORLD DIABETES DAY 2025

Maanta oo ay taariikhdu tahay 14 Noofambar 2025, Ururka Somali Internal Medicine Association (SIMA) wuxuu soo agaasimay ...
14/11/2025

Maanta oo ay taariikhdu tahay 14 Noofambar 2025, Ururka Somali Internal Medicine Association (SIMA) wuxuu soo agaasimay kulan aqoon-is-weydaarsi ah oo ku saabsan cudurka sonkorowga.

11/01/2025

Dr. Shafi Abdullahi Moallim oo ah Managing Director of Pharma solutions ayaa isagana sidoo kale hadal ka jeediyay CME-ga, ayaa sharaxay sida ay muhim u tahay in black patients helaan dawooyinka ku haboon, si loo manage gareeyao dhiig karma.

10/01/2025

Dr. Ahmed M. Bashir oo ah CME and Research Secretary of SIMA ayaa hadal ka jeediyay madasha CME-ga.

Address

Hodon
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Internal Medicine Association -SIMA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share