Bulshokaab POLY Clinic

Bulshokaab POLY Clinic Consultion and Treatment

Waxaan idin lenahay jumca mubarak
09/04/2026

Waxaan idin lenahay jumca mubarak

📢 Bulshokaab Polyclinic waxa ay si farxad leh ugu wargelinaysaa bulshada in uu nagu soo biiray Dhakhtar ku takhasusay cu...
01/04/2026

📢 Bulshokaab Polyclinic waxa ay si farxad leh ugu wargelinaysaa bulshada in uu nagu soo biiray Dhakhtar ku takhasusay cudurrada maqaarka, timaha iyo cidiyaha. Dhakhtarku waxa uu shaqada bilaabaa maalin kasta laga bilaabo 2:00 duhurnimo, isaga oo bixinaya adeegyo caafimaad oo tayo sare leh.

Dhakhtarku waxa uu daaweynayaa cudurro kala duwan sida finan (acne), cambaar (eczema), psoriasis, cuncun iyo xasaasiyad maqaarka ah, timo daadasho, dandruff iyo caabuqyada madaxa, cudurrada cidiyaha sida fangaska iyo midabka oo is beddela, iyo sidoo kale caabuqyada maqaarka ee bakteeriyada, fayraska iyo fangaska. Sidoo kale waxa uu ka caawinayaa bukaanada dhibaatooyinka midabka maqaarka, nabarrada iyo talooyinka daryeelka maqaarka.

📍 Ku soo booqo Bulshokaab Polyclinic si aad u hesho daryeel caafimaad oo lagu kalsoonaan karo.
Garasbaley, Sarkuus, Masjidka biruwalideen wac 0619607676

Nagu soo booqo xarunteena Sarkuus
06/06/2025

Nagu soo booqo xarunteena Sarkuus

05/12/2022
isbitaalka gurmad waxaa kasocda qalliinka burada dhuunta oo lacag la,aan ah.kala xiriir tel: 0613782277/0616020243
14/07/2022

isbitaalka gurmad waxaa kasocda qalliinka burada dhuunta oo lacag la,aan ah.

kala xiriir tel: 0613782277/0616020243

Isbitalka waxu idin hayaa Raajo casri iyo kabka LafahaWixii faahfahin ah nagala soo xirir 0615379414
14/07/2022

Isbitalka waxu idin hayaa Raajo casri iyo kabka Lafaha
Wixii faahfahin ah nagala soo xirir 0615379414

06/07/2022

Isbitaalka Gurmad Hospital Wuxu idiin hayaa Adeegyo cafimaad Lacag la aan Wixii faahfahin ah kala Soo xirir
0615379414 ama 0613782277

isbitaalka waxaaa idin hayaa adeeg cafimaad oo lacag la,aan ah  laxirrir 615379414/0616816000/613782277
19/06/2022

isbitaalka waxaaa idin hayaa adeeg cafimaad oo lacag la,aan ah
laxirrir 615379414/0616816000/613782277

Address

KM12 SARKUUS BASJIDKA BIRUWALIDEYN
Mogadishu

Telephone

+252616020243

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bulshokaab POLY Clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Bulshokaab POLY Clinic:

Share

Category