Office of the Special Presidential Envoy for Health & Nutrition

Office of the Special Presidential Envoy for Health & Nutrition Office of the Special Presidential Envoy for Health & Nutrition

10/11/2025

Ergeyga Gaarka ah ee Arrimaha Caafimaadka iyo Nafaqada, H.E Abdirahman Mohamed Sheikh, ayaa ka qeyb galay Carwada Ganacsiga ee EAC ee Nairobi, isagoo dhiirrigeliyay ganacsatada Soomaaliyeed ee soo bandhigay hal-abuur iyo awood ganacsi oo soo jiidasho leh.
Wuxuu ku booriyay ganacsatada inay sii xoojiyaan kaalintooda dhismaha dhaqaale caafimaad qaba iyo mustaqbal waara. 🌍🇸🇴

Nairobi, November 2025,Ergeyga Gaarka ah ee Arrimaha Caafimaadka iyo Nafaqada, H.E. Abdirahman Mohamed Sheikh, ayaa ka q...
10/11/2025

Nairobi, November 2025,

Ergeyga Gaarka ah ee Arrimaha Caafimaadka iyo Nafaqada, H.E. Abdirahman Mohamed Sheikh, ayaa ka qeyb galay Carwada Ganacsiga ee Bulshada Bariga Afrika ee lagu qabtay magaalada Nairobi, taas oo lagu soo bandhigay hal-abuurka iyo kartida ganacsatada Soomaaliyeed.

Ergeygu wuxuu bogaadiyey kaalinta muhiimka ah ee ganacsatada Soomaaliyeed ay ku leeyihiin kobcinta dhaqaalaha dalka, abuurista fursado shaqo, iyo horumarinta xiriirka ganacsi ee gobolka.

Wuxuu xusay in ganacsiga caafimaadka, nafaqada iyo hal-abuurka cagaaran ay yihiin tiirarka mustaqbalka waara ee Soomaaliya.

“Ganacsatada Soomaaliyeed waa hormuudka isbeddelka, waa kuwa kobcinaya dhaqaalaha, dhiirrigelinaya hal-abuurka, isla markaana matalaya Soomaaliya firfircoon oo isku filan.” ayuu yiri Ergeyga.



Nairobi November 2025,

The Special Presidential Envoy for Health and Nutrition, H.E. Abdirahman Mohamed Sheikh, participated in the East African Community Trade Fair held in Nairobi — a vibrant showcase of Somali innovation and entrepreneurship.

He commended Somali entrepreneurs for their vital role in driving economic growth, creating jobs, and strengthening regional business ties.
The Envoy emphasized that investment in health, nutrition, and green innovation forms the foundation of a sustainable and self-reliant Somalia.

“Somali entrepreneurs are the agents of change fueling economic progress, inspiring creativity, and representing a dynamic and resilient Somalia,” said the Envoy.

Mogadishu, November 2025,The Special Presidential Envoy for Health and Nutrition, H.E. Abdirahman Mohamed Sheikh, recent...
10/11/2025

Mogadishu, November 2025,

The Special Presidential Envoy for Health and Nutrition, H.E. Abdirahman Mohamed Sheikh, recently visited Russet Academy, where he engaged with the school’s leadership, teachers, and students.

The visit was both inspiring and insightful — a reminder of how education shapes the future of our nation. The Envoy commended the academy’s remarkable efforts in nurturing young minds with knowledge, discipline, and creativity.

He emphasized that investing in education is investing in the health, progress, and dignity of our people — and reaffirmed his commitment to supporting institutions that empower the next generation of Somali leaders.

Muqdisho, Nofeembar 2025,Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha ee Arrimaha Caafimaadka iyo Nafaqada, Hon Abdirahman Mohamed ...
01/11/2025

Muqdisho, Nofeembar 2025,
Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha ee Arrimaha Caafimaadka iyo Nafaqada, Hon Abdirahman Mohamed Sheikh, ayaa ku la iuddoonsiiyey Abaalmarinta Sannadlaha ah ee Xuquuqda Aadanaha ee ay bixiso Ururka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNA-Somalia).

Abaalmarintani waxay aqoonsi u tahay dadaalkiisa joogtada ah ee ku aaddan ilaalinta caddaaladda, sinaanta, iyo karaamada bini’aadamka ee guud ahaan Soomaaliya.

Mudane Cabdiraxmaan waa halyey u taagan difaaca xuquuqda aadanaha iyo horumarinta bulshada, wuxuuna dhiirrigelin u yahay jiilka cusub ee doonaya in ay dhisaan Soomaaliya cadaalad iyo fursad u siman. 🇸🇴🌍

Mogadishu, November 2025.

The Special Presidential Envoy for Health and Nutrition, Hon. Abdirahman Mohamed Sheikh, has been honored with the United Nations Association of Somalia’s Annual Human Rights Award — a recognition of his unwavering dedication to justice, equality, and human dignity across Somalia.

This prestigious award celebrates his lifelong advocacy for the protection of human rights and his transformative efforts to build a fairer, more inclusive society.

Hon. Abdirahman’s commitment continues to inspire a generation of changemakers working to ensure that every Somali can live with dignity and opportunity.

Mogadishu, November 2025.The Special Presidential Envoy for Health and Nutrition, H.E Abdirahman Mohamed Sheikh, the  jo...
01/11/2025

Mogadishu, November 2025.

The Special Presidential Envoy for Health and Nutrition, H.E Abdirahman Mohamed Sheikh, the joined the United Nations Association of Somalia’s Model United Nations (MUN) program focused on climate change — inspiring young participants to take the lead in shaping Somalia’s future.

In his address, he encouraged youth to become active voices in diplomacy, human rights, and evidence-based policymaking — emphasizing the vital connection between climate resilience, health, and equality.

The program offered students hands-on experience in international diplomacy and global governance, nurturing the next generation of Somali leaders ready to tackle today’s most pressing challenges. 🌍🇸🇴

31/10/2025

The Envoy highlighted that the Carta Conference was a historic milestone that reunited the Somali people and laid the foundation for the modern Somali state.

Carta, October 2025,Hon. Abdirahman Mohamed Sheikh, Ergeyga Gaarka ah ee Arrimaha Caafimaadka iyo Nafaqada ee Jamhuuriya...
31/10/2025

Carta, October 2025,

Hon. Abdirahman Mohamed Sheikh, Ergeyga Gaarka ah ee Arrimaha Caafimaadka iyo Nafaqada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa ka qeyb galay xuska 25-guurada Shirkii Nabadeynta ee Carta oo lagu qabtay magaalada Djibouti.

Wakiilku wuxuu tilmaamay in Shirka Arta uu ahaa tiir taariikhi ah oo dib u mideeyay shacabka Soomaaliyeed, isla markaana dhidibada u taagay dowladnimadii casriga ahayd ee Soomaaliya. Xuska sanadguuradani waxay xusuusin u tahay qiimaha nabadda, dib-u-heshiisiinta, iyo midnimada ummadda Soomaaliyeed.

Muqdisho September 2025,   Ergeyga madaxweynaha uqaabilsan arrimaha caafimaadka iyo nafaqeynta, Xildhibaan Abdirahman Mo...
01/10/2025

Muqdisho September 2025,

Ergeyga madaxweynaha uqaabilsan arrimaha caafimaadka iyo nafaqeynta, Xildhibaan Abdirahman Mohamed Sheikh oo la guddoonsiiyey bilad sharaf iyo mahadcelin laguna amaanay dhowrista iyo xushmeynta xeerarka u yaalla golaha shacabka, xildhibaanku waa howlkar u taagan har iyo habeen gudashada waajibaadkiisa qaran kana warqaba dadka uu ku matalo kursiga.

01/10/2025

Muqdisho September 2025,

Ergeyga madaxweynaha uqaabilsan arrimaha caafimaadka iyo nafaqeynta, Xildhibaan Abdirahman Mohamed Sheikh oo la guddoonsiiyey bilad sharaf iyo mahadcelin laguna amaanay dhowrista iyo xushmeynta xeerarka u yaalla golaha shacabka, xildhibaanku waa howlkar u taagan har iyo habeen gudashada waajibaadkiisa qaran kana warqaba dadka uu ku matalo kursiga.

Muqdisho, September 2025Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Caafimaadka iyo Nafaqada, Muda...
26/09/2025

Muqdisho, September 2025

Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Caafimaadka iyo Nafaqada, Mudane Abdirahman Mohamed Sheikh, ayaa kulan miro dhal ah la yeeshay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Danjire Wang Yu.

Kulankan ayaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa iskaashiga horumarineed ee ku saabsan adeegyada caafimaadka iyo nafaqada ee Soomaaliya.

Iskaashigan waxa uu muujinayaa xiriirka sii xoogeysanaya ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Shiinaha, iyadoo la taageerayo dadaallada lagu horumarinayo adeegyada caafimaadka, si loo hagaajiyo caafimaadka, badqabka iyo nafaqeynta bulshada Soomaaliyeed.

Mogadishu, September 2025

The Special Presidential Envoy for Health and Nutrition, Hon. Abdirahman Mohamed Sheikh, held a productive meeting with H.E. Wang Yu, the Chinese Ambassador to Somalia.

The discussions focused on strengthening development cooperation in Somalia’s healthcare and nutrition sectors.

This partnership highlights the growing ties between Somalia and China, supporting efforts to improve healthcare services, safeguard public health, and enhance nutrition for Somali communities.

Address

Villa
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Office of the Special Presidential Envoy for Health & Nutrition posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Office of the Special Presidential Envoy for Health & Nutrition:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram