Dr.Abdimajid Abdisalan

Dr.Abdimajid Abdisalan "Your Health your wealth, invest it wisely with right information and care."

Waxaan si weyn idinla wadaagayaa Video ugu horeeyey ee UpliftHealthSomali! πŸŽ₯Ma rabtaa in aad caafimaadkaaga horumariso? ...
29/09/2024

Waxaan si weyn idinla wadaagayaa Video ugu horeeyey ee UpliftHealthSomali! πŸŽ₯

Ma rabtaa in aad caafimaadkaaga horumariso? Fiidiyowgan wuxuu kuu keenayaa talooyin muhiim ah oo la yaab leh oo kaa caawin doona in aad noqoto qof caafimaadkiisa kor u qaad. Waxaan ka hadli doonaa arrimo xiiso leh oo ku saabsan sida aad u wanaajin karto caafimaadkaaga!

πŸ‘‰ Daawo fiidiyowga halkan: [https://www.youtube.com/channel/UCJVf90WkFE_dol60dBElOXQ]

Ha moogaanin fursaddan! Haddii aad ka hesho waxa aan bixinayo, fadlan soo subscriber garee kanaalka si aad ula socoto waxyaabo badan oo faa'iido leh oo mustaqbalka ah!

Waad ku mahadsantihiin taageeradiina, waxaana rajeynayaa inaad igu soo biirtaan safarkan caafimaadka!

Welcome to UpliftHealthSomali! At UpliftHealthSomali, our mission is to empower the Somali community by providing practical, evidence-based health tips in Somali and English. We focus on preventive healthcare, mental wellness, and lifestyle changes to help you live a healthier, more fulfilling life....

πŸŽ‰ As-salamu calaykum dhamaan! πŸŽ‰Aad ayaan ugu faraxsanahay inaan idinla wadaago warka farxad leh mar labaad! Waxaan gaara...
18/09/2024

πŸŽ‰ As-salamu calaykum dhamaan! πŸŽ‰

Aad ayaan ugu faraxsanahay inaan idinla wadaago warka farxad leh mar labaad! Waxaan gaaray oo kanaalka cusub ee UpliftHealthSomali ku soo biirtay kaliya 15 saacadood gudaheed! πŸ₯³

Ilaahay ka sakow, waxaa suurtagal ka dhigay idinka oo aad u garab istaagay kanaalka cusub, waxaana si qoto dheer leh uga mahadcelinayaa kalsoonida iyo sida degdegga ah ee aad noogu soo biirteen. Taageeradiina ayaa iga dhigtay mid xooggan oo dhiirigelin leh.

Hadafkaygu waa inaan ku siiyo talooyin caafimaad oo waxtar leh, mowduucyo xiiso leh, iyo xog cusub oo kaa caawin doonta caafimaadkaaga. Video-gayga ugu horreeya waa soo socda, waxaana rajeynayaa inaad ka qaybqaadato safarkan caafimaadka iyo isbedelka wanaagsan! 🌟

Haddii aad wali iska diiwaangelin, riix halkan si aad ugu biirto kanaalka:

πŸ‘‰ πŸ‘‰ Halkan Riix si aad ugu biirto kanaalka: UpliftHealthSomali
https://www.youtube.com/?sub_confirmation=1

Mahadsanid mar kale, waxaana rajeynayaa inaad nala sii joogtaan safarkan caafimaadka iyo horumarka!

Ilaa iyo video-ga koowaad! πŸŽ₯πŸ’ͺ

Welcome to UpliftHealthSomali! At UpliftHealthSomali, our mission is to empower the Somali community by providing practical, evidence-based health tips in Somali and English. We focus on preventive healthcare, mental wellness, and lifestyle changes to help you live a healthier, more fulfilling life....

πŸŽ‰ 100 Subscribe oo 10 saacadood gudaheed! πŸŽ‰As-salamu calaykum dhamaan, waxaan aad iyo aad ugu faraxsan inaan idinla wada...
18/09/2024

πŸŽ‰ 100 Subscribe oo 10 saacadood gudaheed! πŸŽ‰

As-salamu calaykum dhamaan, waxaan aad iyo aad ugu faraxsan inaan idinla wadaago war farxad leh. In muddo 10 saacadood gudaheed, aan helo 100 subscribe oo ku xiran kanaalkayga cusub ee UpliftHealthSomali! πŸ₯³

Ma aysan suurtagal noqon lahayn idinka lΓ‘,aantiin oo runtii garab istaag aadka u wayn ee aad igu taageertaan. Waxaan idiinka mahadcelinayaa kalsoonida aad isiiseen iyo sida degdegga ah ee aad noogu soo biirteen.

Talooyin caafimaad oo wax tar leh iyo mowduucyo waaweyn ayaan idin la wadaagi doonaa video-gayga ugu horreeya iyo mahadcelin 100 subscribe insha'Allah dhawaan. Waa billowga safar dheer oo caafimaad iyo is-bedel wacan!

Haddii aad wali iska diiwaangelin, riix halkan oo noogu soo biir:
πŸ‘‰ πŸ‘‰ Halkan Riix si aad ugu biirto kanaalka: https://www.youtube.com/?sub_confirmation=1

Waad mahadsan tihiin mar kale, waxaan rajeynayaa inaad nala sii joogtaan safarkan caafimaadka iyo is beddelka wanaagsan.
Ilaa iyo video-ga koowaad! πŸŽ₯πŸ’ͺ

Welcome to UpliftHealthSomali! At UpliftHealthSomali, our mission is to empower the Somali community by providing practical, evidence-based health tips in Somali and English. We focus on preventive healthcare, mental wellness, and lifestyle changes to help you live a healthier, more fulfilling life....

🌟Ku Biir Kanaalka UpliftHealthSomali! oo subscribe aad ha loo ogaado isha allah 🌟As-salamu calaykum! Waxaan kugu casuuma...
17/09/2024

🌟Ku Biir Kanaalka UpliftHealthSomali! oo subscribe aad ha loo ogaado isha allah 🌟

As-salamu calaykum! Waxaan kugu casuumayaa inaad ku soo biirto , kanaalka cusub ee caafimaadka UpliftHealthSomali! πŸŽ₯✨

Waxaan kaga hadli doonaa 7 mowduuc oo muhiim ah:

1.Muhiimada ay leedahaya baaritaano joogto inaad samayso, wacyigalin Caafimaad si Daryeelka Caafimaadka kor loogu qaado πŸ›‘
2.Caadimaadka Hurdada πŸŒ™
3.Caafimaadka Maskaxda πŸ’­
4.Maareynta iyo Ka Hortagga Cudurrada sida Macaanka, Dhiigkarka, Wadno xanuunka Iwm ❀
5.Arrimaha Caafimaadka Maxalliga ah iyo Xalkooda 🌍
6.Waxbarashada Caafimaadka πŸ“š
7.Caafimaadka iyo TeknoolajiyaddaπŸ“±
Soo hel talooyin qiimo leh oo ku saabsan caafimaadkaaga iyo caafimaadka qoyskaaga.

πŸ‘‰ Halkan Riix si aad ugu biirto kanaalka: https://www.youtube.com/?sub_confirmation=1
Ku soo biir maanta oo la soco macluumaad caafimaad oo cusub! 🌟πŸ’ͺ

Welcome to UpliftHealthSomali! At UpliftHealthSomali, our mission is to empower the Somali community by providing practical, evidence-based health tips in Somali and English. We focus on preventive healthcare, mental wellness, and lifestyle changes to help you live a healthier, more fulfilling life....

09/09/2024

Tipps points expected to occur by 2025:

1.10% of the people Wearing clothes connected to the internet 91.2%.

2. 30% of corporate audits performance by Al 75.4%.

3. The first robotic pharmacist in the USA 86.5%.

4. The first transplant of 3D-princesa liver 76.4%.

5.Driverless cars equalling 10% of all cars on US roads 78.2%.

Qoddobada la hiigsanayo dhanka technology 2025 in laga gaadho.

"Your Health your wealth, invest it wisely with right information and care."
05/09/2024

"Your Health your wealth, invest it wisely with right information and care."

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.Abdimajid Abdisalan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category