Sun Shine Academy for science and technology

Sun Shine Academy for science and technology Haddii Aad ka mid tahay friendskayga fadlan ha u dhaqmin sida ciyaal suuqnimadii oo kale maxaa yeela Drugs database management

There are seven types of solutions .Waxaa jira 7 nooc oo faleembooyin ah.Waxayna kala yihiin:1. Dextrose solution D5 Glu...
28/10/2024

There are seven types of solutions .

Waxaa jira 7 nooc oo faleembooyin ah.

Waxayna kala yihiin:

1. Dextrose solution D5 Glucose.

2.Ringer lactate solution Rl salt.

3. Sodium chloride and Dextrose solution DNS mixed.

4.Normal saline solution Ns

5. Ciprofloxacine solution antibiotic

6. Metronidazole solution anti cardies

7. Paracetamol solution parol anti fever

28/10/2024
18/10/2024

Asc akhyaarta sharafta leh jimca wanaagsan

9 TALAABO OO LAGU XAFIDI KARO CAAFIMAADKA WADNAHA:Qormadaan oo aan ka xigtay shabakada Daryeel magazine ayaa waxay soo  ...
15/06/2024

9 TALAABO OO LAGU XAFIDI KARO CAAFIMAADKA WADNAHA:

Qormadaan oo aan ka xigtay shabakada Daryeel magazine ayaa waxay soo bandhigaysaa nidaam nolaleed uu qofku ku dhowri karo caafimaadka wadnihiisa:

1:ISKA YAREE MILLIXDA(CUSBADA).
Mar kasta oo ay badato xadiga cusbada ee uu qofku cunayo waxa uu khatar u yahay dhiig kar. Hadii uu markii h**e dhiig kar lahaana khatartu khatartu way sii badaneysaa. Taasina waxay sababaysaa in qofka ay ku dhacaan cudurada wadnaha ee faaliga iyo dhiig furanka maskaxda. Dhakaatiirta caafimadku waxa ay ku talinayaan in qofka weyni maalintii aanu cabin wax ka badan 6 garam oo millix ah. Carburton 3 Garam.

Sidoo kale waxaa waajib ah In qofku uu aad uga taxadaro cuntooyinka gasacadeysan gaa4 ahaan marka ay ku jirto maada sodium. 1 gram oo sodium ah waxay u dhigantaa 2.5 gram oo millix ah.
Caadi ahaan waxaa muhiim ah In qofkuu uu iska ilaaliyo cuntooyinka ay ku jirto sodium ka badan 1.5 gram oo millix ah.

W/Q: . Maayet Cariif

02/06/2024

"GACMO WADAJIR BAY
WAX KU GOOYAAAN"
MASHA ALLAH FIIRI REER BAAR DHEERE MARKABKA AY SAMEYSTEEN

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sun Shine Academy for science and technology posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Sun Shine Academy for science and technology:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram