Dr.herbal supplements

Dr.herbal supplements Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr.herbal supplements, Medical and health, Health taking, Mogadishu.

Nagalasoxirir whatsappka wa.me/+252612275974THYROID =   Daweynta thyroidka qaliin la,aanqanjirka thyroid ka waa qanjir u...
29/03/2026

Nagalasoxirir whatsappka wa.me/+252612275974

THYROID =

Daweynta thyroidka qaliin la,aan

qanjirka thyroid ka waa qanjir u samaysan sidii balan baalisti oo kale waxa uuna qaybta h**e kaga yalaaa cunaha ( hawa marenka )waxa uuna dhuunta kahga yalaa dhan ka hoose
Qanjirkaan marka uu cadiga yahy lama daremo
Waxa uuna leeyahy 2 dhinac

FG = DUMRKA QABAN CUDURKA KUDHOCO QANJIRKAAN WAXA AY MARAN XALADO
Ku bilawdaan tartiib tartiib kadibna isu badala halis cafimaad

●Astaamaha qanjirka 'thyroid' (hypothyroidism)

👉Calaamaduhu si tartiib tartiib ah ayey u kobcaan oo ma ogaan kartid inaad dhibaato caafimaad qabto dhowr sano.

Calaamadaha ugu h**eyo waxaa ka mid ah:

● daallanaan
● u nuglaansho qabow
● miisaanka oo kordha
● calool istaag
● niyad jab
●dhaqdhaqaaq oo dhiba
● fikir gaabis ah
● murqo xanuun iyo daciifnimo
● maqaar qalalan oo fiiqan
● timo jajaban iyo ciddiyaha oo siibta
● kabuubyo iyo dareemid la aan gacanta iyo faraha
● qufac iyo hergab soolaalabta ayan kadiba
● hurdo badan oo xad dhaaf ah

🤔 Xaaladaha halista ah 🤔

● indhaha oo soo barara
● Isha iyo baarka inta udhaxaysa oo midabku isbadala
● Kansar dhuunta ah
Waxeynu ku heynaa dawo dabiici ah oo ka ciribtireysa xanunka thyroidka

Waadna heleysa meel walboo aad kusugantahay insha alah
Nagalasoxirir whatsappka wa.me/+254 722 251982

Gastritis ama ((gaas calooleed)))Waa caabuq ama boog ku timaadda dahaarka caloosha. Waxaa uu u noqon karaa mid si degdeg...
19/02/2026

Gastritis ama ((gaas calooleed)))
Waa caabuq ama boog ku timaadda dahaarka caloosha. Waxaa uu u noqon karaa mid si degdeg ah u dhaca (acute) iyo mid dabadheeraada(chronic).

Maxaa sababab gasric(gastritis)?

●Isticmaalka alcoholka
●In badan inaad mantagto
●Stress ka
●In aad in bdn gaajooto
●In aashatada calooshu ayna dheeli tirnayn
●In cuntada xawaashka badan la isticmaalo (spicy).

Calaamadaha lagu garto gaaska(gastritis)?

●labolabo,
●mantag,
●laabjeex iyo
●mantag dhiig la socdo.
●Inuu soo noqnoqdo xanuun xagga caloosha ah sidii nabar oo kale. ●Caloosha oo dibbirta, apitet xumo. Miisaanka oo yaraada.

F.G: Cudurkaan inkastoo aad u dhib badan yahay hadana waa la ciribtiri karaa oo waxaan kuu haynaa daawooyin herbal oo kaa ciribtirayo gaaska waadna helaysaa meel walbo oo aad aduunka ka joogto ee si lagaaga caawiyo daaweyntiisa la xiriir
Whatsapp: +252612275974
Ama riix linkigaan
Wa.me/+252612275974

Biya baxa dag daga ah ee raga???         (Premature ej*******on )WAA MAXAY BIYO BAXA DEGDEGA ah ? Waa marka uu  ninka  r...
09/02/2026

Biya baxa dag daga ah ee raga???
(Premature ej*******on )

WAA MAXAY BIYO BAXA DEGDEGA ah ?
Waa marka uu ninka raga ah biyihiisa oo ku yimaadaan si ka dhaqsi badan sida caadiga ah xiliga galmada in ka yar 60 seconds ama hal daqiiqo ayaa loo yaqaanaa biyo baxa dag daga ah.

Sida caadiga ah laga bilaabo galinta koowaad iyo ka bixida biyha ninka mudada u dhaxeyn karto waa 5 ilaa 10 daqiiqo waa sida normal ka ah.

2018 baaritaan loo qaaday si isku dhaf ah qiyaas ahaaa 3dii nin oo somaali ah mid ayaa qaba biya bax dag daga ah.

Raga ayaa badaanaa ka xishooda ama kagaabsada iney xaladaan oo kale kala hadlaan dhaqtar ama saaxiibo kale.

Markii ninku dareemo dareen ku dhisan rabitaan galmo waxaa fariimo xaware sare ku socoto diri doono neerfayasha dhabarka ee loo yaqaan nevers

maskaxda ayaa fariiin kicitaan dareen wadato dib ugu soo diri doonto xubnaha taranka raga ayadoo loo sii marsiin doono neerfayaal xawaare sare ku gudbiya fariimaha

Sidee loo daawyn karaa biya baxa daga daga ah

kuu heynaa Daawo dabiici ah oo aan sinay rag badan ku Dhib qabey xanuun kaan uu Alle kucafiyey.

Hadaba hadii ad u baahan tahay kala so xiriir
WhatsApp :

Http://wa.me/+254722251982

U Garey walaalahaada la dhibaatey san xanunkan

Daawada biya baxa deg dega ah ee raga iyo xoojinta awooda raganimada ayaanu idiin heynaa ee waxii faafaahin ah lambarada hoose kala sooxiriira Waa Daawo Herbal ah Oo aad Usareyso Sidookale Daawada Galaha ayaanu Kuheynaa Waa Daawo lahubo Oo Casri ah Hadda Dalbo Oo Hadda Qaado igalasooxiriir

number Wa.me/+252612275974

Biya baxa dag daga ah ee raga???         (Premature ej*******on )maskaxda ayaa fariiin kicitaan dareen wadato dib ugu  s...
19/01/2026

Biya baxa dag daga ah ee raga???
(Premature ej*******on )

maskaxda ayaa fariiin kicitaan dareen wadato dib ugu soo diri doonto xubnaha taranka raga

Sidee loo daawyn karaa biya baxa daga dagaa?

Waxa jira Dawo dabiici ah an sinay rag badan ku Dhib qabey xanuun kaa
Hadaba hadii ad ubahan tahay kala so xirir whatsappka https://wa.me/+252612275974
👍👍👍💝

Nagalasoxirir whatsappka wa.me/+252612275974THYROID =   Daweynta thyroidka qaliin la,aanqanjirka thyroid ka waa qanjir u...
03/01/2026

Nagalasoxirir whatsappka wa.me/+252612275974

THYROID =

Daweynta thyroidka qaliin la,aan

qanjirka thyroid ka waa qanjir u samaysan sidii balan baalisti oo kale waxa uuna qaybta h**e kaga yalaaa cunaha ( hawa marenka )waxa uuna dhuunta kahga yalaa dhan ka hoose
Qanjirkaan marka uu cadiga yahy lama daremo
Waxa uuna leeyahy 2 dhinac

FG = DUMRKA QABAN CUDURKA KUDHOCO QANJIRKAAN WAXA AY MARAN XALADO
Ku bilawdaan tartiib tartiib kadibna isu badala halis cafimaad

●Astaamaha qanjirka 'thyroid' (hypothyroidism)

👉Calaamaduhu si tartiib tartiib ah ayey u kobcaan oo ma ogaan kartid inaad dhibaato caafimaad qabto dhowr sano.

Calaamadaha ugu h**eyo waxaa ka mid ah:

● daallanaan
● u nuglaansho qabow
● miisaanka oo kordha
● calool istaag
● niyad jab
●dhaqdhaqaaq oo dhiba
● fikir gaabis ah
● murqo xanuun iyo daciifnimo
● maqaar qalalan oo fiiqan
● timo jajaban iyo ciddiyaha oo siibta
● kabuubyo iyo dareemid la aan gacanta iyo faraha
● qufac iyo hergab soolaalabta ayan kadiba
● hurdo badan oo xad dhaaf ah

🤔 Xaaladaha halista ah 🤔

● indhaha oo soo barara
● Isha iyo baarka inta udhaxaysa oo midabku isbadala
● Kansar dhuunta ah
Waxeynu ku heynaa dawo dabiici ah oo ka ciribtireysa xanunka thyroidka

Waadna heleysa meel walboo aad kusugantahay insha alah
Nagalasoxirir whatsappka wa.me/+252612275974

Taxanaha CaafimaadkaSalpingitis (Salbinjaaytis) - infakshan ku dhaca Tubooyinka1. Salpingitis waa caabuq ama infakshan s...
02/01/2026

Taxanaha Caafimaadka

Salpingitis (Salbinjaaytis) - infakshan ku dhaca Tubooyinka

1. Salpingitis waa caabuq ama infakshan saameeya ama ku dhaca tubooyinka makaanka waxaana caabuqaan dadka qaba kasoo daahda ama qalqal gasha caadada, marka ugu dambaysana waxa aad u yaraada fursadaha dhalmada gabadha

2. Salpingitis calaamadaha lagu garto waxaa ka mid ah qoyaan ka yimaada xaga hoose gaar ahaan qoyaan midabkiisu badalan yahay, shirif la socda qoyaankaas, dhiiga caadada in gabadhu aad ugu xanuunsato iyo gabadha oo jamaaca dhexdisa ku dareenta xanuun zaaid ah

3. Sidoo kale calaamadaha cudurkaan lagu garto waxaa ka mid ah in dhiig yar yimaado inta u dhaxaysa labada wareeg ee caadada, dhabar xanuun, caloosha oo dhinac ama labada dhinac qofka ka xanuunta, qandho yar, dhabar xanuun joogta ah iyo lalabo marka qaar la arko

4. Xanuunkaan waxaa keena ama sababa noocyo ka mid ah bakteeriyada (bacteria), sidoo kale xanuunkaan wxaaa keeni kara cudurada lagu kala qaado galmada qaybo ka mid ah, haweenka la xanuunsan cudurkaan ayaa aad usoo badanaya marka loo eego sanadihii h**e

5. Waa cudur la daawayn karo aadna u fudud hadii si dhab ah loo baaro, iyada oo laga duulaayo astaamaha cudurkaan sidoo kale xanuunkaan waxaa dhici karta in saamayn uu ku yeesho galmada, timaha qofka oo daata, dhalmada iyo dhicis ama dilan inuu keeno

6. Vitaminada qaar oo qofka jirkiisa ka maqan, barar in gabadhu ka dareento xuddunta hoosteeda, iyo fadhiga oo aad u badan waa waxyaabaha sababta u noqon kara xanuunkaan, sido kale xanuunkani saamayn toos ah iyo mid dadban ayuu ku yeelan karaa ugxaanta

7. Exercise ama jimicsi in uu qofku sameeuo ay waajib tahay, cuntooyin in uu ka fogaado lagula taliyo iyo waxyaabo in uu cuno lagu taliyo ayaa jira marka laga hadlaayo xanuunkaan sidaa darteed la xiriir dhakhtarka kuugu djow hadiu aad isaga shakiso xanuunkaan.

Gaarsii Walaalaha Kale Si Taladaan U Caawiso

whatspka iga sowac # # wa.me/+252 0612275974

19/12/2025
15/12/2025

Address

Health Taking
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.herbal supplements posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share