MaanSan Counselling & Therapy Center

MaanSan Counselling & Therapy  Center Badqabka caafimaadka maan-kaaga iyo xasiloonida ruuxdaada waa ahmiyadeena koowaad

𝐑𝐀𝐌𝐀𝐃𝐀𝐀𝐍 𝐊𝐀𝐑𝐈𝐈𝐌
17/02/2026

𝐑𝐀𝐌𝐀𝐃𝐀𝐀𝐍 𝐊𝐀𝐑𝐈𝐈𝐌

Caafimaadka maskaxdu waa laf-dhabarta noloshaada, hadii aad isku aragto calaamadahan waxaa suurta gal ah in aad qabto wa...
16/02/2026

Caafimaadka maskaxdu waa laf-dhabarta noloshaada, hadii aad isku aragto calaamadahan waxaa suurta gal ah in aad qabto wal-wal.

𝐉𝐔𝐌𝐂𝐎 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐀𝐑𝐀𝐊
12/02/2026

𝐉𝐔𝐌𝐂𝐎 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐀𝐑𝐀𝐊

Mala dhibantahay cadaadis iyo walbahaar joogto ah, nagu soo booqo     &
10/02/2026

Mala dhibantahay cadaadis iyo walbahaar joogto ah, nagu soo booqo &

Dhaqtarada waxa ay kuu qaban doontaa dhamaan adeegyadan oo dhameystiran, nagu soo booqo xarunta oo la kulan dhaqtarada.
08/02/2026

Dhaqtarada waxa ay kuu qaban doontaa dhamaan adeegyadan oo dhameystiran, nagu soo booqo xarunta oo la kulan dhaqtarada.

Wax walba oo aad nala wadaagto si buuxda ayaan u ilaalinaynaa, annagoo dhowraya sirtaada iyo kalsoonidaada si masuuliyad...
21/01/2026

Wax walba oo aad nala wadaagto si buuxda ayaan u ilaalinaynaa, annagoo dhowraya sirtaada iyo kalsoonidaada si masuuliyad iyo xirfad leh.

Ma dareemaysaa in caadooyinka xun ay noloshaada si tartiib ah u maamulayaan?Joojinta caadooyinka xun sida balwadda ma ah...
19/01/2026

Ma dareemaysaa in caadooyinka xun ay noloshaada si tartiib ah u maamulayaan?
Joojinta caadooyinka xun sida balwadda ma aha arrin sahlan, balse waa safar u baahan faham, taageero, iyo hagid sax ah, la tasho . .

Dareenkaaga waa muhiim murugada joogtada ah waa la daweyn karaa, la xiriir khabiir cilminafsi oo ku takhasustay, nagu so...
17/01/2026

Dareenkaaga waa muhiim murugada joogtada ah waa la daweyn karaa, la xiriir khabiir cilminafsi oo ku takhasustay, nagu soo booqo & .

Mala dhiban tahay hurdo la'aan iyo fikir badan xiliga xabeenkii ah, nagu soo booqo,      &     si aad u hesho xal waara.
14/01/2026

Mala dhiban tahay hurdo la'aan iyo fikir badan xiliga xabeenkii ah, nagu soo booqo, & si aad u hesho xal waara.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MaanSan Counselling & Therapy Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category