Nafis Kids Department

Nafis Kids Department Nafis Development program waxaan ugu tala galnay caruurta baahiyaha gaarka qabo iyo caruurta caadiga.

Kor u qaad codka ilmahaaga—Speech Therapy tayo sare leh      Balanso la talin tayo sare leh! 🗣️💙
05/05/2026

Kor u qaad codka ilmahaaga—Speech Therapy tayo sare leh Balanso la talin tayo sare leh! 🗣️💙

02/05/2026

Haddii aad rabto in ilmahaaga helo xirfado dhab ah oo uu nolashiisa isticmaali karo

ABA therapy waa meeshii aad ka bilaabi laheyd

Annagana diyaar ayaan u nahay inaan kula socono safarkaas.

01/05/2026

1-da May – Maalinta Howlwadeenadda Adduunka 🤝

Nafis Counselling and Therapy Center waxay u hambalyo iyo mahadcelin u direysaa dhammaan howlwadeenadda dadaalka, kartida, iyo naf-hurnimada leh ee bulshada u adeega.

Waxaan aaminsanahay in caafimaadka maskaxda ee howlwadeenadda uu yahay furaha waxqabad wanaagsan iyo nolol dheellitiran.

Sidaas darteed, Nafis waxay mudnaan gaar ah siisaa daryeelka caafimaadka maskaxda ee shaqada iyo howlwadeenadeedda. 💚

27/04/2026

Waalidow ogaaw ilmahaaga ma dhib badna kaliya wuxuu ubaahan yahay FAHAM iyo DULQAAD

Ilmahaaga fahamkiisu waa muhiim 💙U oggolow inuu wax ka barto khaladaadkiisa, si uu u koro
26/04/2026

Ilmahaaga fahamkiisu waa muhiim 💙
U oggolow inuu wax ka barto khaladaadkiisa, si uu u koro

Waxaan siinaa carruurta kobcin horumarineed si ay u hormariyaan kalsoonidooda,xirfadaha nolosha Iyo caqligooda.
20/04/2026

Waxaan siinaa carruurta kobcin horumarineed si ay u hormariyaan kalsoonidooda,xirfadaha nolosha Iyo caqligooda.

18/04/2026

“Haddii aad xayawaan noqon lahayd, kee ayaad noqon lahayd?” 🐾

Jawaabaha carruurta waa kuwo ka tarjumaya dareenkooda iyo sida ay naftooda u arkaan 💙

Ma Ogtahay?  Farshaxanku wuxuu kobciyaa hal-abuurka iyo xirfadaha xalinta mashaakilaadka ee carruurta.Nafis Counseling &...
17/04/2026

Ma Ogtahay?
Farshaxanku wuxuu kobciyaa hal-abuurka iyo xirfadaha xalinta mashaakilaadka ee carruurta.

Nafis Counseling & Therapy Center waxay si xirfad leh u taageertaa horumarkooda.

13/04/2026

Xarunta Nafis Counseling & Therapy Center 💙
Waxay carruurta siisaa one-to-one sessions oo gaar ah.

Waxaan ka caawinaa fahamka dareenkooda
iyo horumarinta maskaxdooda.

Nafis – meel lagu kobciyo mustaqbal ifaya ✨

12/04/2026

Waalidiinta iyo bulshada inteeda kale waa inay ka shaqeeyaan wacyigelin, si carruurtan loo siiyo fursad ay ku horumaraan una gaaraan riyooyinkooda.

Aan noqono kuwo fahma, taageera, oo dhiirrigeliya 💙

08/04/2026

Barbaarinta wanaagsan waxay ka bilaabataa faham iyo dulqaad ❤️

06/04/2026

Xiriirka hooyo iyo cunug waa aas-aaska korriin wanaagsan,
Ha iloobin, daqiiqadaha yar-yar ee aad la qaadato waa kuwa ugu qiimaha badan 🌸

Address

Mogadisho
Mogadishu
00000

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nafis Kids Department posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share