19/03/2026
Ciid Wanaagsan!
Maamulka iyo dhammaan Howlwadeenada Rijaal Fertility Hospital, waxay idinla qaybsanayaan farxadda munaasabadda Ciidul Fidriga. Waxaan idiin rajaynaynaa ciid wanaaagsan iyo caafimaad.