SomDiet Solutions

SomDiet Solutions Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from SomDiet Solutions, Nutritionist, Digfeer Area, Mogadishu.

waxaa kuukeenay protein dareere  ah waxaa kujiro 20g oo proein waana sokor la'aan  waxaana loogu talagalay dadka aalmiit...
29/04/2026

waxaa kuukeenay protein dareere ah waxaa kujiro 20g oo proein waana sokor la'aan waxaana loogu talagalay dadka aalmiiteeya ama dadka shaqooyinka adag qabtaan

27/04/2026

Marwalba waxaa utaaganahay inaa niga saxno cuntada

cun cunto caafimaad leh hel caafimaad wanagsan

23/04/2026

Hadaad rabto caafimaadka,quruxda iyo dhal dhalaalka maqaarka iyo cijiyaha waxaan kuuhaynaa collagen oo kujiraan maadoyin cunistiisa aadan dhibsen

22/04/2026

Cunto caafimaad leh ayaa Guul caafimad lagu gaaraa

18/04/2026

Waa kuu muhiim inaa qaadato vitamins muhiimka u ah timaha kaliya kuguma filno saliid , shaanbo iyo waxyaabaha lamarsho qaado waxaa cunto oo jirkaada kasobaxaa

Hair vitamins

waana gummies cunustiisa aad kuraxesee

Wexe diyaar kuugu yihiin xarunta
14/04/2026

Wexe diyaar kuugu yihiin xarunta

06/04/2026

Hadaa tahay qof qabo macaan dooro cunto nafaqo kugu filan kaheleesid

Nafaqadaan wexee kujirtaa qiimo dhimis wayn kasoogaar

Waa caawiyaha Hooyada nuujisa oo caanaheeda kufilneen ilmaha
02/04/2026

Waa caawiyaha Hooyada nuujisa oo caanaheeda kufilneen ilmaha

28/03/2026

waxaa naga helee nuucyada kala duwan ee creatineska

26/03/2026

Madareenta daal, tamar yari
mana ubaahan tahay pumpka murqaha
sidoo kale maka niyad jabtaa gymka

Shadow pre-workout waa saaxiibkada kaalay naga qaado

Waxaa xarunta dib ugu soolaabtay nafaqadii hooyada naaska nuujisa si caanaha naaska ugu bataan  dhalaankana uhelaan caan...
23/03/2026

Waxaa xarunta dib ugu soolaabtay nafaqadii hooyada naaska nuujisa si caanaha naaska ugu bataan dhalaankana uhelaan caano kufilan

Dhamaan umada muslimiinta gaar ahaan umada somaliyeed meel kaste aad joogtaaan caafimaad ku ciida
19/03/2026

Dhamaan umada muslimiinta gaar ahaan umada somaliyeed meel kaste aad joogtaaan caafimaad ku ciida

Address

Digfeer Area
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SomDiet Solutions posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category