12/03/2026
Maxaa Sababa Timaha Daadashada?
Timaha waxay u daadan karaan nafaqo-yaraan, hormoon isbeddel, stress, cudurrada scalp-ka, ama hiddo-side.
Baaritaan sax ah ayaa muhiim u ah daaweynta.
Asal Hair Clinic
Daryeel xirfadeed oo timahaaga loogu talagalay.