Calan Hospital

Calan Hospital Calan Hospital is a general hospital Mogadishu- Somalia.

Gabartan ayaa la keenay isbitaalka Calan Hospital  dadka keenay ay sheegeen in laga soo bixiya geeda dhexdooda ilaa hada...
05/07/2025

Gabartan ayaa la keenay isbitaalka Calan Hospital dadka keenay ay sheegeen in laga soo bixiya geeda dhexdooda ilaa hadana garay dadkeeda, cida taqaana hala soo xiriirta 61 2677561 .

30/06/2025

Hamabalyo Hambalyo Hambalyo
Dhamaan Howlwadeenada Iyo Maamulka Isbitaalka CALAN Waxay Idinku Hambalyeynayaan 65 sano guradi ka so wareegatay
maalinta xoriyadda gobalada koonfureed iyo midowgii labada gobal 1 jully

Sheybaar Casri ah iyo sheybaaristayaal qibrad leh waa kugu diyaar isbitaalka Calan.
24/06/2025

Sheybaar Casri ah iyo sheybaaristayaal qibrad leh waa kugu diyaar isbitaalka Calan.

Qeybta Dhalmada isbitaalka calan  waa heegan 24 saac ,Hooyada iyo uurjiifkaba waxaa u dan ah inay ku umusho isbitaalka l...
22/06/2025

Qeybta Dhalmada isbitaalka calan waa heegan 24 saac ,Hooyada iyo uurjiifkaba waxaa u dan ah inay ku umusho isbitaalka leh dhaman agabka dhalmada oo bad qabo.

Isbitaalka Calan Hospital   Waxaa kuugu diyaar ah 𝐃𝐑 𝐌𝐀𝐉𝐈𝐃 ALI HASSAN oo ah dhaqtarka Cudurada Guud Iyo UurkuJirta.Isbit...
19/06/2025

Isbitaalka Calan Hospital Waxaa kuugu diyaar ah 𝐃𝐑 𝐌𝐀𝐉𝐈𝐃 ALI HASSAN oo ah dhaqtarka Cudurada Guud Iyo UurkuJirta.

Isbitaalku waxa uu ku yaallaa XAFADA IFIS RADAALKA DEYNILE (EX GUUTAALE)

Qeybta Gargaarka DegDega Waa Ku diyaar 24 Saac.
17/06/2025

Qeybta Gargaarka DegDega Waa Ku diyaar 24 Saac.

Ogeysiis Ogeysiis Dhaman bulsha weynta ku nool Magalada Muqdisho iyo Nawaaxigeeda  in isbitaalka Calan Kumbuterka Uurku ...
15/06/2025

Ogeysiis Ogeysiis Dhaman bulsha weynta ku nool Magalada Muqdisho iyo Nawaaxigeeda in isbitaalka Calan Kumbuterka Uurku jirta Lacag la;aan lagaaga dhigay isbitaalka maalmaha dhamaan.

14/06/2025

Gudoomiyaha Guud Isbitaalka calan Maxamed Cali ayaa balan qaad balaaran u sameeyay dhaman bukaanada xanuunsan ee danta yar.

08/06/2025

Isbitaalka Calan Hospital waxaa kugu diyaar ah adeegyo kala duwan

Hambalyo, Ciid Wanaagsan!Waxaan dhammaan ummadda muslimiinta ugu hambalyeeynaynaa munaasabadda Ciidul Adxa. Waxaan leena...
06/06/2025

Hambalyo, Ciid Wanaagsan!
Waxaan dhammaan ummadda muslimiinta ugu hambalyeeynaynaa munaasabadda Ciidul Adxa. Waxaan leenahay,
dhammaantiin farxad ku ciida.

04/06/2025

Adeegyada Isbitaalka Calan

02/06/2025

Agaasimaha Guud Ee Isbitaalka Calan Mr. Abdullahi Nor Warsame

Address

Deynile
Mogadishu

Website

http://calanhospital.com/, http://calanhospital1.com/

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Calan Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram