17/02/2026
RAMADAAN MUBAARAK
Dalladda DINA waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.
Bisha barakaysan ee Ramadaan ha noqoto mid nabad, naxariis, is-cafis iyo barwaaqo u horseeda dalkeenna iyo dadkeenna.
Alle ha inaga aqbalo soonka, salaadda, sadaqada iyo camalka suuban.
Ramadaan ha noqoto mid mideysa quluubteena kana dhigta bulsho is garab istaagta.
Ramadaan Mubaarak.