Azhar institute of languages and health sciences

Azhar institute of languages and health sciences Health sciences

Gargaar ka deg dega ah قال الله تعالى "وَمَنْ أَحْيَاهَا فَكَأَنَّمَا أَحْيَا النَّاسَ جَمِيعًا"  Eebe sareeyee waxa uu ...
03/08/2025

Gargaar ka deg dega ah
قال الله تعالى
"وَمَنْ أَحْيَاهَا فَكَأَنَّمَا أَحْيَا النَّاسَ جَمِيعًا"
Eebe sareeyee waxa uu leeyahay
"Qofki naf noleya o badbadiya wuxuu ka dhiganyahay qof noleyay ama badbaadiyay dadkoo idil "
Inanu barano fidinta gargaarka degdega ah wa wax ay habontahay xita in manhaj ka dugsiyada lagu so daro ay wacnaan lahayd
Waxaa dhici karta inad la kulanto xaaladaha ay kamid yihin

Qof neef qabtoomay
Qof dhaawacmay
Qof gubatay
Qof qarqoomay iyo wixii lamida
Inahaa aad xaaladaa la daristo waxaa suura ah inad waxba u qaban karay waliba aad darento xitaa inad cawimo yar u fidin kari weyday
Waxan dhamaan bulshadena ku baraarujinayaa inay qaataan ama bartaan fidinta gargaarka degdega ah

Waxaa jira dadyoow aanan xamili karin dhiiga ama ka sasa oo iyaga xaalad kale galaya
Kuwaa wey ka reeban yihin oo cudur daar bey leeyihin
Azhar institute of languages and health sciences

Ogeysiis ogeysiis ogeysiis Waxaa la ogeysiinaya dhamaan bulshada jecel waxbarashda Cilmiga caafimad ka in Iskuulka Azhar...
03/08/2025

Ogeysiis ogeysiis ogeysiis
Waxaa la ogeysiinaya dhamaan bulshada jecel waxbarashda Cilmiga caafimad ka in Iskuulka Azhar uu bilaabi doono
Xiisooyin lagu baranayo Gargaarka dag daga
Taaso la qaadan doono
Jimco iyo khamiis galinka danbo
Iskuulka waxuu ku yaalaa dagmada shibi . Suuq yaraha
What's app ka 0612590769
+252618067737

28/06/2025
25/06/2025

Hambalyo Hambalyo dhamaan umada somaliyeed 26 Jun 1960

16/06/2025

Azhar institute of languages and health sciences

12/06/2025

Hambalyo Hambalyo dhamaan ardayda maanta u soo idlaadaly imtixaanka fasalka 8aad
Waxaa idin rajyneenaa natiijo oo aad ku farxdaan
Azhar institute of languages and health sciences

Address

SHIBIS DISTRICT
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Azhar institute of languages and health sciences posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram