Al Ihsan-Drshiine eye clinic, Via Liberia

Al Ihsan-Drshiine eye clinic, Via Liberia All the vison care you need under one roof.

Indhaheena intay hurdan bay ilin nafaqo & dufan leh soo saaran.Hurdada wa ino muhiim si ay indhaheena u noqdan indha caf...
26/01/2026

Indhaheena intay hurdan bay ilin nafaqo & dufan leh soo saaran.
Hurdada wa ino muhiim si ay indhaheena u noqdan indha cafimaad qaba.

Watch, follow, and discover more trending content.

Drshiine: faaiidada uu libiqsiga indhaha ino leeyahay.Mar waliba ku dadaal ina hesho hurdo kugu fila si ilin kugu filan ...
26/01/2026

Drshiine: faaiidada uu libiqsiga indhaha ino leeyahay.
Mar waliba ku dadaal ina hesho hurdo kugu fila si ilin kugu filan indhaha u samaystan.

Check out Alihsan- Drshiine’s video.

Mar waliba waxa muhim hadii aad computer ku shaqayso ama social media aad isticmasho ina xidhato okiyalaha solar ama ift...
04/01/2026

Mar waliba waxa muhim hadii aad computer ku shaqayso ama social media aad isticmasho ina xidhato okiyalaha solar ama iftiinka celiyo.

Check out Alihsan- Drshiine’s post.

Inaguso booqo xarunta Al Ihsan-Drshiine eye clinic, Via Liberia si aan u daboolno baahidada  qaybaha   iyo    (cunaha sa...
09/12/2025

Inaguso booqo xarunta Al Ihsan-Drshiine eye clinic, Via Liberia si aan u daboolno baahidada qaybaha iyo (cunaha sanka & dhagaha)

Check out Alihsan- Drshiine’s post.

Wargelin Dr. Shiine oo ku takhasusay qaliimada & dawenta cudurada indhaha waxa uu shaqada dib ugu bilaabayaa xarunta way...
02/11/2025

Wargelin
Dr. Shiine oo ku takhasusay qaliimada & dawenta cudurada indhaha waxa uu shaqada dib ugu bilaabayaa xarunta wayn Al-Ihsan Specialist Hospital 02/11/2025.

Isdiwaan galintu waxay ka socotaa xarunta Kpp Degmada Hodan fadlan h**e u gaadh.

01/11/2025

Mss Uunsi ayaa u mahad celinaysa adeega uu bixiyo dhakhtarka cabirka & daaweenta indhaha ee xarunta Al Ihsan-Drshiine eye clinic, Via Liberia

📞 +252-610 133459 | +252-610 133468

  oo.inaguso boqatay xarunta Al Ihsan-Drshiine eye clinic, Via Liberia halka o aan ugu adeegnay.Xarunta wxad ka haleysa ...
21/10/2025

oo.inaguso boqatay xarunta Al Ihsan-Drshiine eye clinic, Via Liberia halka o aan ugu adeegnay.
Xarunta wxad ka haleysa dawenta xanunada indhaha iyo cunaha sanka & dhagaha.

1663 likes, 24 comments. “0615625586”

Indha qaleelka iyo sida aad iskaga daawen karto.
15/10/2025

Indha qaleelka iyo sida aad iskaga daawen karto.

157 likes, 2 comments. “ daawada indha qaleelka”

09/10/2025

World sight day

frame_yo cusub aya so gaaray xarunta  -Drshiine eye clinic ee via liberia.hadaba dookhaga kaso eego iyo frame_yada wajig...
06/10/2025

frame_yo cusub aya so gaaray xarunta -Drshiine eye clinic ee via liberia.
hadaba dookhaga kaso eego iyo frame_yada wajigaaga kuso baxayo.
wixi faahfaahin ah kala xiriir cinwanada hoos ku qoran:
📞 +252-610 133459 | +252-610 133468
📍 Via Liberia Area - Waberi District, Mogadishu
🛜 Alihsaneye.liberia@gmail.com

xarunta waxa kugu diyar ah    oo ah dhakhtarka Cunaha, sanka & dhagah (ENT) hadaba wixi faahfaahin fadlan kala xiriir ci...
01/10/2025

xarunta waxa kugu diyar ah oo ah dhakhtarka Cunaha, sanka & dhagah (ENT)
hadaba wixi faahfaahin fadlan kala xiriir cinwanada hoos ku qoran:
📞 +252-610 133459 | +252-610 133468
📍 Via Liberia Area - Waberi District, Mogadishu
🛜 Alihsaneye.liberia@gmail.com

Wargelin Dr. Shiine oo ku takhasusay qaliimada & dawenta cudurada indhaha waxa uu shaqada dib ugu bilaabayay xarunta way...
28/09/2025

Wargelin
Dr. Shiine oo ku takhasusay qaliimada & dawenta cudurada indhaha waxa uu shaqada dib ugu bilaabayay xarunta wayn Al-Ihsan Specialist Hospital 29/09/2025.

Isdiwaan galintu waxay ka socotaa xarunta Kpp Degmada Hodan fadlan h**e u gaadh.

Address

Via Liberia, Waberi
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al Ihsan-Drshiine eye clinic, Via Liberia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share