DR.ciise abshir

DR.ciise abshir all

Waa___maxay___Baabasiir❓Babaasiirtu waa dhibaato dad badan laga helo waxana ay saameysaa qiyaastii 50% dadka waqti ka mi...
08/05/2025

Waa___maxay___Baabasiir❓

Babaasiirtu waa dhibaato dad badan laga helo
waxana ay saameysaa qiyaastii 50% dadka waqti
ka mid ah noloshooda. Inkastoo ay xanuun leedahay
lagana xishoodo, caadi ahaan ma aha xaalad culus.

Calaamadaha

1) Calaamadaha lagu yaqaano waa...
2) Cuncun agagaarka futada.
3) Dhiig (aad u cas) oo la arko ka dib marka la
saxaroodo.
4) Xanuun iyo raaxo daro inta la saxaroonayo iyo
wax yar ka dib.
5) Barar la arki karo oo ku yaalla agagaarka futada.
6) Dareen ah in si buuxda caloosha loo faaruqin ama
loo saxaroon

Haddii babaasiirtu ay kuu keentay xanuun badan iyo
raaxo-daro, waa inaad u tagtid Dhakhtar.

Sababaha

Waxa loo haystaa in babaasiirta ay caloosha
adagi sababto. Haddii calooshu ku adag tahay
muddo dheer badanaana ay dhib kugu tahay sidii
aad u dhigi lahayd saxarada adag, waxay taasi
dhaawac u geysan kartaa gidaarka ama darbiga
marinka futada.

Wax kasta oo xayiraya kor-u-socodka xorta ah
ee dhiigga maraya xididadaa waxa uu keenaya in cadaadisku ku kordho. Taasina waa sababta inta
badan babaasiirta loogu arko haweenka uurka leh.

Cilad_sheegidda:

Dadka intiisa badan ee leh babaasiirta way gartaan calaamadaha lagu yaqaano. Weydii DR ka
la-talin, haddii aad shaki qabtidna u tag Dhakhtarka

Haddii aad qabtid dhiig-bax aan sababtiisa
la garanaynin oo ka yimid malawadka ama futada,
waa in Dhakhtarkaaga ku arko wakhtiga ugu
dhakhasaha badan ee suurogalka ah.

Daaweynta

Calaamadaha waxa lagu daaweyn karaa daawooyin
Aad iskaaga cirib tiri karto xanuunka,
Waxaana loo yaqan..
Zinc,,, Softgel,,, & Chitsos
Iyo kuwa kalo badan

Hadii_Aad_dooneyso_in_aad_iska_cirib_tirto
xanuunkan
Si_laguu_caawiyo_laxariir_whats_up_kan
61 5157191

Pls share gare si wlllaha cudurkan la dhiban ay ugu faideystaaaan 61 9345621

CUDURKA MACANKA AMA SOKORTA IYO DAAWADA KU HABON OO KAA CIRIBTIREESO  SOKORTA/MACAANKAMacaanku waa cudur waqti dheer kul...
27/04/2025

CUDURKA MACANKA AMA SOKORTA IYO DAAWADA KU HABON OO KAA CIRIBTIREESO

SOKORTA/MACAANKA
Macaanku waa cudur waqti dheer kula soconaya taas oo ka dhalatay sare u kac kuyimid sonkorta ku jirta dhiiga (Hyperglycaemia).

XAL U AH QOFKA QABA CUDURKAN?
▪︎ Cudur walba daawo ayu leeyahay runti sidan ognahay hadan muslim nahay waliba ciribtir ah cudurkan sokorta ahna wey leedahay daawo ciribtir ah waana dawoyinka "Food Supplements" ka ah
Waxeyna soo martay technology cari ah

Weyna ciribtiraysaa oo sokortaada heerka caadiga ah (Normal lavel ) ku soo Celinaysaa

HADA DALBO OO ISLA HADA HEL MEEL
WALBAA ADUNKA KA JOOGTID

♦️Sideen ku heli karaa Daawoyinka?
Fadlan la xariir Numberkan Hoose Ee fariinta
Ku Xusan si lagu Caawiyo

Nagala soo xiriir WhatsApp numberkan.

Dadka dibada joogo what's apka nagala soo xariira waad heleysiin dawada meel walba oo joogtaan
Wa.me/+252619345621

Address

Mogadishu
1234

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DR.ciise abshir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category