Dr Abdinasir Abdullahi Isse

Dr Abdinasir Abdullahi Isse waxaan idiin keenay daawo dabiici ah jirkaaga cudurada ka nadiifinayso

๐— ๐—” ๐—œ๐—ฆ๐—ž๐—จ ๐—”๐—ฅ๐—”๐—š๐—ง๐—”๐—ฌ ๐—•๐—”๐—ฅ๐—”๐—ฅ ๐—”๐— ๐—” ๐—ซ๐—”๐—ก๐—จ๐—จ๐—ก ๐—ซ๐—”๐—š๐—” ๐—ซ๐—œ๐—ก๐—œ๐—œ๐—ก๐—ฌ๐—”๐—›๐—” (๐—š๐—”๐—Ÿ๐—˜)?Gale waa cudur ragga ku dhaca, waana barar ku yimaada xididdada ...
08/09/2025

๐— ๐—” ๐—œ๐—ฆ๐—ž๐—จ ๐—”๐—ฅ๐—”๐—š๐—ง๐—”๐—ฌ ๐—•๐—”๐—ฅ๐—”๐—ฅ ๐—”๐— ๐—” ๐—ซ๐—”๐—ก๐—จ๐—จ๐—ก ๐—ซ๐—”๐—š๐—” ๐—ซ๐—œ๐—ก๐—œ๐—œ๐—ก๐—ฌ๐—”๐—›๐—” (๐—š๐—”๐—Ÿ๐—˜)?

Gale waa cudur ragga ku dhaca, waana barar ku yimaada xididdada dhiigga ee xiniinyaha, taasoo keenta in dhiigga uu ku istaago una ekaado buruqyo ka muuqda korka ama gadaasha xiniinyaha.

๐—ช๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ ๐—น๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐—ด๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ฎ๐—ฎ
๐Ÿ”ด Barar ama buuran xiniinyaha agtooda ah ama in ay Kala dheeraadaan labada xiniinyood
๐Ÿ”ด Xanuun ama culays markaad socoto ama fadhido
๐Ÿ”ด Saameyn ku timaada shahwada iyo taranka

๐Ÿ’Š Waxaa la helay daawo dabiici ah oo lagu daaweeyo Varicocele aan u baahnayn wax qalliin ah, laguna xaqiijiyey in ay:
โœ”๏ธ Ka tirto xanuunka iyo bararka
โœ”๏ธ Soo celiso wareegga dhiigga si caadi ah
โœ”๏ธ Dhiirrigeliso caafimaadka taranka

๐Ÿ’ฌ Ha u dulqaadan xanuunka โ€“ xal ayaa jiro!

La xiriir si aad u hesho daawada dabiiciga ah ee kuu gaar ah:

๐Ÿ“ž Dr. Abdinasir Abdullahi Isse
๐Ÿ‘‰ Riix si aad ula hadasho: wa.me/+252619306665

๐Ÿฉบ Noloshaada ha u dayacin xanuun la daaweyn karo โ€“ iskuday daawada dabiiciga ah maanta!

  ISKU ARAGTAY BARAR AMA XANUUN XAGA XINIINYADA (GALE)?Gale waa cudur ragga ku dhaca, waana barar ku yimaada xididdada d...
29/06/2025

ISKU ARAGTAY BARAR AMA XANUUN XAGA XINIINYADA (GALE)?

Gale waa cudur ragga ku dhaca, waana barar ku yimaada xididdada dhiigga ee xiniinyaha, taasoo keenta in dhiigga uu ku istaago una ekaado buruqyo ka muuqda korka ama gadaasha xiniinyaha.

Waxaa lagu gartaa:
๐Ÿ”ด Barar ama buuran xiniinyaha agtooda ah ama in ay Kala dheeraadaan labada xiniinyood
๐Ÿ”ด Xanuun ama culays markaad socoto ama fadhido
๐Ÿ”ด Saameyn ku timaada shahwada iyo taranka

๐Ÿ’Š Waxaa la helay daawo dabiici ah oo lagu daaweeyo Varicocele aan u baahnayn wax qalliin ah, laguna xaqiijiyey in ay:
โœ”๏ธ Ka tirto xanuunka iyo bararka
โœ”๏ธ Soo celiso wareegga dhiigga si caadi ah
โœ”๏ธ Dhiirrigeliso caafimaadka taranka

๐Ÿ’ฌ Ha u dulqaadan xanuunka โ€“ xal ayaa jiro!

La xiriir si aad u hesho daawada dabiiciga ah ee kuu gaar ah:

๐Ÿ“ž Dr. Abdinasir Abdullahi Isse
๐Ÿ‘‰ Riix si aad ula hadasho: wa.me/+252619306665

๐Ÿฉบ Noloshaada ha u dayacin xanuun la daaweyn karo โ€“ iskuday daawada dabiiciga ah maanta!

Waa maxay calaamadaha lagu garto howlgabka qanjirka thyroid-ka?Calaamadaha la dareemo waxay ku xiran tahay heerka uu mar...
03/06/2025

Waa maxay calaamadaha lagu garto howlgabka qanjirka thyroid-ka?
Calaamadaha la dareemo waxay ku xiran tahay heerka uu marayo xanuunkaaga, hadduu xanuunka uu muddo ku hayay waxaa dareemaysaa calaamado ka duwan markii uu kugu cusub yahay.

Calaamadaha oo la dareemo waxaa ugu horreeyo:
1- Caajis iyo daal (haweenka qaarkood, daal iyo tabar darri awgeed, markay xoogaa socdaan waa in ay nastaan oo ay fariistaan!!)
2- Qabowga oo aad dhibsatid ama xilliga qaboobaha oo caajiska aad kuugu bato.
3- Calool-fadhi
4- Miisaankaaga oo kordho adigoo aanan cunin cunto badan
5- Wajiga oo ku bararo ama aad dareento inuu buuxsan yahay ama daamankaaga ay buufsan yihiin.
6- Codka oo xabeeb yeesho khaasatan subaxyadii h**e (dadkaan waxay isku arkaan dhuunta oo bararan)
7- Murqo xanuun iyo tabardarri aadan si sahlan fadhiga uga istaagi karin illaa inaad wax qabsato ama aad afarta ku kacdo mooyee.
8- Kalagoysyo xanuun ama barar
9- Caadada oo kaa wareerto ama siyaado noqoto socodkeeda.
10- Tinta oo khafiifto ama inay kaa go'go'ayso aad dareento
11- Maqaarka jirkaaga oo boor boor yeesho ama qallayl noqdo
12- Hilmaan aadan horay u qabi jirin iyo caajis maskaxda ah.
13- Dilan soo noqnoqdo ama haweenta oo uur yeelan wayso wuu keenaa xanuunkaan.
13- Qanjirka oo soo kuusto ama bararo, qofkane uu dareemo in dhuunta laga ceejinayo.
F.G waxaan kugu caawin donaa daawoyin organic ah weyna kaa ciribtiraayaan
Dawooyin herbal ah ama dabiici nagala soo xiriir whatsapp

wa.me/+252619306665
lasoo xiriir labarkan
F.G waxaan kugu caawin doonaa daawoyin organic ah weyna kaa ciribtiraayaan

Biya baxa dag daga ah ee raga???         (Premature ej*******on )WAA MAXAY BIYO BAXA DEGDEGA ah ? Waa marka uu  ninka  r...
18/05/2025

Biya baxa dag daga ah ee raga???
(Premature ej*******on )

WAA MAXAY BIYO BAXA DEGDEGA ah ?

Waa marka uu ninka raga ah biyihiisa oo ku yimaadaan si ka dhaqsi badan sida caadiga ah xiliga galmada in ka yar 60 seconds ama hal daqiiqo ayaa loo yaqaanaa biyo baxa dag daga ah.

Sida caadiga ah laga bilaabo galinta koowaad iyo ka bixida biyha ninka mudada u dhaxeyn karto waa 5 ilaa 10 daqiiqo waa sida normal ka ah.

2018 baaritaan loo qaaday si isku dhaf ah qiyaas ahaaa 3 dii nin oo somaali ah mid ayaa qaba biya bax dag daga ah.

Sidee loo daawyn karaa biya baxa daga daga ah

kuu heynaa Daawo dabiici ah oo aan sinay rag badan ku Dhib qabey xanuun kaan uu Alle ku caafiyey.

Hadaba hadii ad u baahan tahay kala so xiriir
WhatsApp :

Http://wa.me/+252619306665

U Garey walaalahaada la dhibaatey san xanunkan

Daawada biya baxa deg dega ah ee raga iyo xoojinta awooda raganimada ayaanu idiin heynaa ee waxii faafaahin ah lambarada hoose kala sooxiriira Waa Daawo Herbal ah Oo aad Usareyso Sidookale Daawada Galaha ayaanu Kuheynaa Waa Daawo caafimaad Oo Casri ah Hadda Dalbo Oo Hadda Qaado igalasooxiriir

number Wa.me/+252619306665

BISHAARO BISHAARO!Ma ka cabaneysaa xanuunka BURADA (burooyinka) qeybaheeda  kala duwan?Waxaan kuu haynaa daawo herbal ah...
13/05/2025

BISHAARO BISHAARO!
Ma ka cabaneysaa xanuunka BURADA (burooyinka) qeybaheeda kala duwan?
Waxaan kuu haynaa daawo herbal ah oo dabiici ah, taasoo kaa baabiโ€™inaysa ama kaa ciribtiraysa burada adigoon aan qaliin marin.

Waxaad ka heli kartaa daawadan meel kasta oo aad dunida ka joogto. Waxaa h**ey ugu bogsaday dad badan oo iyaga oo aan la qalin haddana caafimaadkooda ku raaxaysanaya.

Haddaba haddii aad u baahan tahay daawadan mucjisada ah, la xiriir:

Whatsapp: wa.me/+252619306665

BISHAARO BISHAARO!Ma ka cabaneysaa xanuunka BURADA (burooyinka) qeybaheeda  kala duwan?Waxaan kuu haynaa daawo herbal ah...
10/05/2025

BISHAARO BISHAARO!
Ma ka cabaneysaa xanuunka BURADA (burooyinka) qeybaheeda kala duwan?
Waxaan kuu haynaa daawo herbal ah oo dabiici ah, taasoo kaa baabiโ€™inaysa ama kaa ciribtiraysa burada adigoon aan qaliin marin.

Waxaad ka heli kartaa daawadan meel kasta oo aad dunida ka joogto. Waxaa h**ey ugu bogsaday dad badan oo iyaga oo aan la qalin haddana caafimaadkooda ku raaxaysanaya.

Haddaba haddii aad u baahan tahay daawadan mucjisada ah, la xiriir:

Whatsapp: wa.me/+252619306665

  CUDURKA GAASKA ama boog calooleedka.Ma isku aragtaa ama ma dareentaa calaamadahaan mid  ka mid ah 1:  Calool xanuun2- ...
09/05/2025

CUDURKA GAASKA ama boog calooleedka.
Ma isku aragtaa ama ma dareentaa calaamadahaan mid ka mid ah

1: Calool xanuun
2- bog xanuun
3: Dibbiryo
4-daaco (aaryo caloosha ah )
5: Lalabbo ama matagid (Cuntada oo markaa aragto lalabo ku qabato gaar ahaan haddii dufan badan uu leeyahay)
6: Kuleel iyo Kor hur ( gaar ahaan calaacalaha ,cagaha iyo caloosha)
7: Af qallayl ama carabka oo dhabro yeesho
8: Hurdo xumo (Hurdada oo kaa qasan, qarow iyo naxitaan hurdada dhexdeeda ah.
7: Wadna garaac Aad u malayneysid inuu wadna qabad ku haayo markuu gaaska aad kugu kacsan yahay, wadna garaac iyo ma darentaa cadaadis feeraha ah maadaama hawada caloosha isku xirtay ay feeraha cadaadin karto).
8: Laab jeex (qofka oo cuntada uu cuno ama biyo kulul ku soo gadoomaan, oo afka ka dareemo qaraar iyo dhanaan isla socdo)
9: Warwareer (in miisaanka uu kaa lumayo markaa istaagtid ama jiifka aad ka soo fadhiisato)

Hadaba waxaan ku haynaa dawooyin dabiici ah mudo Kooban Kaaga ciribtiraayo gaastariiga Ku daashadey Nagala Soo xidhidh WhatsAppkaan
https://wa.me/+252619306665

waa___maxay sukor ama macaan? Waa cudur yimada marka laga helo dhiigga macaan ama sokor Waxa uu qayb samaa labo qaybood ...
04/05/2025

waa___maxay sukor ama macaan?

Waa cudur yimada marka laga helo dhiigga macaan ama sokor

Waxa uu qayb samaa labo qaybood

1. Midka baabi,iya qanjirka la yiraado ganaca(pancreas)

Badanaa waxaa uu kudhaca caruurta iyo dhalinyarada

2. Waxa uu badan yahay dadka da,da ah iyo dadka Waaweyn



1. Oon ama harad farabadan.

2. Kadi farabadanโ€™

3. Dareen baahi ama dala.

4. Misan kisa oo is_ dhima

5. Cunaha oo dhibato ka dariimo

6. Kor cuncun.

7. Lugaha iyo gacmaha oo ka darimo jarayn ama lalemo.

8. Indhahoo caad ka fuulo .

Qaybta labad



1. Oon xad dhaf ah iyo kaadi xad dhaf ah..

2. Baahi xad dhaaf ah dhireed ah

3. Dareen ka yaraada iyo daal badan.

4. Indha oo caad ka fuulo.

5. Suxdinta lugaha iyo gacmaya

6. Nabraha jerkiisa oo reysan waaya

7. Misaankiisa oo si deg deg oo hoos u dhaca.


xanuunkan what's app kaan nagala soo xiriir

Whatsapp numberka wa.me/+252619306665 ama guji linkiga hoose

WAA MAXAY XASAASIYAD? Xasaasiyadda waxa ay dhacdaa marka habka difaaca jirka ay walax shisheeye ah soo gasho oo caadi ah...
17/04/2025

WAA MAXAY XASAASIYAD?


Xasaasiyadda waxa ay dhacdaa marka habka difaaca jirka ay walax shisheeye ah soo gasho oo caadi ahaan waxyeello u lahayn jidhka,

balse difaaca jirka uu umaleeyo walaxdaas mid dhib ku ku ah jirka sidaasna uu ula diriro,


Dabadeed dagaalkaas uu difaaca jirku qaadey ayey ka dhashaan inta badan calaamadaha xasaasiyada ee aad aragtร an.
โ– โ– โ– Waa maxay astaamahaโ–กโ–กโ–กโ–กโ–ก

Cuncun/ indhaha oo ilmeeyo

Hindhiso

Sanka oo dareera

Dareen daal badan ama xanuun

Finan
Darnaanta falgal xasaasiyada ayaa aad u kala duwan, waxaana jira

Calaamada khafiif ah oo aadan inta badan dareemeyn

Calaamada dhexdhexaad ah oo aad dareemi kartids sida hargabka oo kale

Calaamada daran oo aad raaxada kaaga qaadi kara
XAL AYAA LOO HELAY XASAASIYADA
EE๐Ÿ‘‡
KAALAY ISKA CIRIBTIR XASAASIYADA
โ€ข Iyada oo lagu siin doono
TALOOYIN IYO
๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‰DAAWOYIN ORGANIC AH
OO ciribtiraaya gabi ahaanba xasaasiyada
F.G meelkasta oo aad joogto waa diyaar
laso xirir
wa.me/+252619306665 ama riix batoonka hoose

Bishaaro Bishaaro waxan idiin keeney       kalshiyaam tayo aad u  sareysa leh waana herbal ma aha kimiko waxaa jira cala...
13/04/2025

Bishaaro Bishaaro waxan idiin keeney kalshiyaam tayo aad u sareysa leh waana herbal ma aha kimiko
waxaa jira calamado lagu garto qofka kalshiyam la'aanta ah
1 xasaasiyad
2 kilya xanun
3 dhabar xanun
4 hami yari xaga rag ah
5 nafaqo daro
6 biya baxa deg dega raga
7 naxadin marka ad wax ku istagto ad kanaxdo. xaga maskaxda
8 dhalma la an rag iyo dumar allah ayaa keena dhalmada lkn daawo ayan uheynaa si an kugu dadaalno
9 cuntada aadan cuni karin
10 lugaha o qalqaloocda
11 nasiino la an
12 ilka xanun
13 dhagaxa kilyaha kujiraa
14 murqa xanun iyo daal badan
15 in habeen kasta aad kuleyl kadarento korka ama lugaha adan sexan karin ila ad kareeem isticmasho ama saliid
16 carurta marwaliba ooyah an hurdin hadii ad tahay intan dadaka kacabanaya wan kuhaya weyna kuso gaaree melkasta oo aad aduunka kajoogto iga laso xiriir

Whatsapp numberka wa.me/+252619306665 ama +252685595652

kalshiyaamku waa isha nolosha caafimaadkuna wa sidokale

Address

Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Abdinasir Abdullahi Isse posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram