Rajo-Kaab Physiotherapy and Wellness

Rajo-Kaab Physiotherapy and Wellness Kuso dhawoow xarunta Rajo‑Kaab Physiotherapy & Wellness– Noqo qof caafimaad qaba, firfircoon, aadna u xooggan.

Waxan bixinnaa dhammaan adeegyada Fiistarbiyada sida dib u kabidda Lafaha, Murqaha, Seedaha, Xididada jirka, kala goysyada, Neerfaha, IWM.

𝐉𝐔𝐌𝐂𝐎 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐀𝐑𝐀𝐊
05/02/2026

𝐉𝐔𝐌𝐂𝐎 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐀𝐑𝐀𝐊

Waxaan kuu diyaarinay toobin casri ah, nagu soo booqo xarunteena oo hel toobin caafimad oo dhameystiran.📍 Degmada Wadaji...
05/02/2026

Waxaan kuu diyaarinay toobin casri ah, nagu soo booqo xarunteena oo hel toobin caafimad oo dhameystiran.

📍 Degmada Wadajir, Laamiga Z
📞 +252610802324 | +252613977476
💪 Noqo qof caafimaad qaba, firfircoon, aadna u xooggan.

Fadhiga mudada dheer  la fadhiisto waxa uu sababi karaa qataro caafimaad oo qarsoon.Haddii aad la tacaaleyso xanuun jirk...
04/02/2026

Fadhiga mudada dheer la fadhiisto waxa uu sababi karaa qataro caafimaad oo qarsoon.
Haddii aad la tacaaleyso xanuun jirka ah ama dhaawacyo jidheed, maanta ka bilow bogsashadaada.
📍 Degmada Wadajir, Laamiga Zoobe, Bula-Xubey
📞 +252610802324 | +252613977476
💪 Noqo qof caafimaad qaba, firfircoon, aadna u xooggan.

Ka bogso jabniinka lafaha si nabad ah oo xirfad leh, Physiotherapy sax ah ayaa ku soo celinaysa dhaq-dhaqaaqii caadiga a...
31/01/2026

Ka bogso jabniinka lafaha si nabad ah oo xirfad leh, Physiotherapy sax ah ayaa ku soo celinaysa dhaq-dhaqaaqii caadiga ahaa.
Haddii aad la tacaaleyso xanuun jirka ah ama dhaawacyo jidheed, maanta ka bilow bogsashadaada.
📍 Degmada Wadajir, Laamiga Zoobe, Bula-Xubey
📞 +252610802324 | +252613977476
💪 Noqo qof caafimaad qaba, firfircoon, aadna u xooggan.

Hadii aan nahay xarunta Rajo-Kaab Physiotherapy and Wellness  waxa aan marwalbo u taagan nahay daryeelka bukaanada dadka...
28/01/2026

Hadii aan nahay xarunta Rajo-Kaab Physiotherapy and Wellness waxa aan marwalbo u taagan nahay daryeelka bukaanada dadka gaarka ah iyo kuwo da'da ah, nagu soo booqo xarunteena
Haddii aad la tacaaleyso xanuun jirka ah ama dhaawacyo jidheed, maanta ka bilow bogsashadaada.
📍 Degmada Wadajir, Laamiga Zoobe, Bula-Xubey
📞 +252610802324 | +252613977476
💪 Noqo qof caafimaad qaba, firfircoon, aadna u xooggan.

28/01/2026

Hadii aad dareemeyso dhabar xanuun kaa hor istaaga shaqada, hurdada ama inaad si caadi ah u socoto, waxaa kaa maqan isku daweynta waa daaweyn ku saleysan sababta xanuunkaaga, nagu soo booqo Rajo-Kaab Physiotherapy and Wellness si aad u hesho jir fiyow oo firfircoon.
Haddii aad la tacaaleyso xanuun jirka ah ama dhaawacyo jidheed, maanta ka bilow bogsashadaada.
📍 Degmada Wadajir, Laamiga Zoobe, Bula-Xubey
📞 +252610802324 | +252613977476
💪 Noqo qof caafimaad qaba, firfircoon, aadna u xooggan.

20/01/2026

𝐨𝐠𝐚𝐲𝐬𝐢𝐢𝐬 𝐦𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡
XarunteenRajo-Kaab Physiotherapy and Wellness waxa aan dhamaan umadda soomaaliyeed ogasineynaa in aan ku jirno qiimo dhimis 40% dhamaan adeegyada aan bixino, nagu soo booqo Rajo-Kaab Physiotherapy and Wellness si aad u hesho jir fiyow oo firfircoon.
Haddii aad la tacaaleyso xanuun jirka ah ama dhaawacyo jidheed, maanta ka bilow bogsashadaada.
📍 Degmada Wadajir, Laamiga Zoobe, Bula-Xubey
📞 +252610802324 | +252613977476
💪 Noqo qof caafimaad qaba, firfircoon, aadna u xooggan.

HADII AAD LA DHIBAN TAHAY OO AAD ISKU ARAGTO CALAAMADAHAAN HOOSE, NAGU SOO BOOQO Rajo-Kaab Physiotherapy and Wellness   ...
20/01/2026

HADII AAD LA DHIBAN TAHAY OO AAD ISKU ARAGTO CALAAMADAHAAN HOOSE, NAGU SOO BOOQO Rajo-Kaab Physiotherapy and Wellness si aad u hesho jir fiyow oo firfircoon.
Haddii aad la tacaaleyso xanuun jirka ah ama dhaawacyo jidheed, maanta ka bilow bogsashadaada.
📍 Degmada Wadajir, Laamiga Zoobe, Bula-Xubey
📞 +252610802324 | +252613977476
💪 Noqo qof caafimaad qaba, firfircoon, aadna u xooggan.

Daryeel joogto ah oo lagu yareeyo xanuunka iyo bararka, Physiotherapy-ga   wuxuu kuu soo celinayaa xoogga.
14/01/2026

Daryeel joogto ah oo lagu yareeyo xanuunka iyo bararka, Physiotherapy-ga wuxuu kuu soo celinayaa xoogga.

Address

Laamiyaraha Zoope
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 20:00
Tuesday 08:00 - 20:00
Wednesday 08:00 - 20:00
Thursday 08:00 - 20:00
Saturday 08:00 - 20:00
Sunday 08:00 - 20:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rajo-Kaab Physiotherapy and Wellness posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share