Tayo General Hospital

Tayo General Hospital Ka mid noqo asxaabteena oo like saar page-ka

๐‰๐”๐Œ๐‚๐Ž ๐Œ๐”๐๐€๐€๐‘๐€๐Š
09/04/2026

๐‰๐”๐Œ๐‚๐Ž ๐Œ๐”๐๐€๐€๐‘๐€๐Š

Qeybta Raajada waxaa kugu diyaarsan qalab casri ah oo bixiya baaritaanno sax ah oo deg-deg ah, Waxaan kuu dammaanad qaad...
08/04/2026

Qeybta Raajada waxaa kugu diyaarsan qalab casri ah oo bixiya baaritaanno sax ah oo deg-deg ah, Waxaan kuu dammaanad qaadaynaa adeeg tayo sare leh iyo daryeel lagu kalsoon yahay.

๐ŸŒ๐–๐Ž๐‘๐‹๐ƒ ๐‡๐„๐€๐‹๐“๐‡ ๐ƒ๐€๐˜Maanta oo kale waxaa dunida laga xusaa in ay tahay Maalinta caafimaadka Adduunka
07/04/2026

๐ŸŒ๐–๐Ž๐‘๐‹๐ƒ ๐‡๐„๐€๐‹๐“๐‡ ๐ƒ๐€๐˜
Maanta oo kale waxaa dunida laga xusaa in ay tahay Maalinta caafimaadka Adduunka


07/04/2026

ANC waa daryeelka loo sameyo Hooyada markii ay leedahay Uurka ilaa ay ka dhasho, Hooyooyinka somaliyeed kuma baraarugsano ANC waxa uu difaac u yahay Hooyada Uurka leh waana muhiim.

Neef-qabitaanka carruurta waa la daweyn karaa haddii si wanaagsan loo daryeelo, nagu soo booqo Tayo General Hospital wax...
31/03/2026

Neef-qabitaanka carruurta waa la daweyn karaa haddii si wanaagsan loo daryeelo, nagu soo booqo Tayo General Hospital waxaa heegan kugu ah dhaqtarka caruurta.

Daryeelka Hooyada Uurka leh waa furaha caafimaadka Hooyo iyo ubadka, waana tallaabo lagu dhiso mustaqbal ifaya, Booqasha...
29/03/2026

Daryeelka Hooyada Uurka leh waa furaha caafimaadka Hooyo iyo ubadka, waana tallaabo lagu dhiso mustaqbal ifaya, Booqashada joogtada ah ee xarunta caafimaadku waxay xaqiijisaa badbaado, daryeel iyo dhalmo nabad ah.

19/03/2026

๐‚๐ˆ๐ˆ๐ƒ ๐Œ๐”๐๐€๐€๐‘๐€๐Š
Dhamaan umadda Muslimiinta ah waxaan idiin leenahay farxad ku ciida.
ุนูŠุฏูƒู… ู…ุจุงุฑูƒุŒ ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑุŒ ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„. ๐Ÿค


๐‚๐ˆ๐ˆ๐ƒ ๐–๐€๐๐€๐†๐’๐€๐ ๐๐ก๐š๐ฆ๐š๐š๐ง ๐ฆ๐ฎ๐ฌ๐ฅ๐ข๐ฆ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š
19/03/2026

๐‚๐ˆ๐ˆ๐ƒ ๐–๐€๐๐€๐†๐’๐€๐ ๐๐ก๐š๐ฆ๐š๐š๐ง ๐ฆ๐ฎ๐ฌ๐ฅ๐ข๐ฆ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š

17/03/2026

Wacyigalin ku saabsan Xanuunka Macaanka ama Sokoroowga

Daaweyn xirfad leh oo lagu bogsiiyaa gubashada maqaarka si deg-deg ah oo nabadgelyo leh, Ilaali maqaarkaaga oo ka soo ka...
17/03/2026

Daaweyn xirfad leh oo lagu bogsiiyaa gubashada maqaarka si deg-deg ah oo nabadgelyo leh, Ilaali maqaarkaaga oo ka soo kabso dhaawacyada gubashada si caafimaad leh.

Address

Wadada Isku Xirto Muqdisho Iyo Afgooye Tareedisho Kalkaal
Mogadishu
EXKALKAAL

Telephone

+252619243131

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tayo General Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Tayo General Hospital:

Share