Dr Abdullahi, Dhakhtarka Cudurada Guud iyo Wadnaha

Dr Abdullahi, Dhakhtarka Cudurada Guud iyo Wadnaha Khabiir ku takhasusay xanuunada wadnaha iyo cudurrada uur kujirta. NAGALA SOO XARIIR 0617455600.

30/04/2026
12/04/2026

Waxa ii imaaday cunug yar oo 4 bilood ah koriinkiisa aad u yaraa wax qaadashadiisana yareed blse kuu qabay xanuun ilmaha ku dhashaan kaas oo eh duleelka wadnaha oo lo yaqaano Complete Endocardial Cushion Defect (ECD) Fadlan hadii calaamadaas ilmahaaga ku aragto ama isku aragto booqo dhaqtarka wadnaha!

Sharaf weyn ayay ii tahay inaan shahaado sharaf iyo mahadnaq ka helo mid ka mid ah bukaanadii aan u adeegay. Ma jiro dar...
11/04/2026

Sharaf weyn ayay ii tahay inaan shahaado sharaf iyo mahadnaq ka helo mid ka mid ah bukaanadii aan u adeegay. Ma jiro dareen ka macaan in shaqadaada laguugu qadariyo, gaar ahaan markaad aragto bukaankii aad dawaysay oo caafimaad qaba.

Dr Abdullahi ahaan, hadafkaygu mar walba waa badbaadinta nafta Alle ka sokow iyo bixinta daryeelka ugu wanaagsan.

Mahadsanid walaal, qadarintani waxay ii tahay dhiirigelin dheeraad ah.

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 21:00
Tuesday 07:00 - 21:00
Wednesday 07:00 - 21:00
Thursday 07:00 - 21:00
Friday 07:00 - 21:00
Saturday 07:00 - 21:00
Sunday 07:00 - 21:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Abdullahi, Dhakhtarka Cudurada Guud iyo Wadnaha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category