Siman Hospital

Siman Hospital Siman Hospital waxa uu ku yaalaa degmada Hodan, ka soo horjeedka isbitaalka Benadir, intaan la gaarin Seybiyaano.

Siman Hospital waxaad ka helaysaa daryeel la dareemo iyo daawo la hubo.

04/03/2026

Dr Dahir Moallin muhidiin ( dhaqtarka carruurta iyo dhallaanka) ku soo dhawoow Isbitaalka Siman.
Soo wac 2497 ama
610279997




Isbitaalka Siman waxa uu si rasmi ah u soo dhaweynayaa Dr. Daahir Macalin Maxudiin, Dhaqtarka Carruurta & Dhallaanka, oo...
03/03/2026

Isbitaalka Siman waxa uu si rasmi ah u soo dhaweynayaa Dr. Daahir Macalin Maxudiin, Dhaqtarka Carruurta & Dhallaanka, oo ku soo biiray Siman Hospital. Ugu kaaley daryeel caafimaad oo tayo iyo kalsooniba leh.
Siman Hospital waxa uu markasta u taagan yahey badbaadada iyo horumarinta caafimaadka carruurta.

Caafimaadka carruurtiinnu waa mudnaanteenna koowaad.

Ugu kaaley isbitaalka Siman
Soo wac 2497 ama 252610279997

26/02/2026

Shaqaalaha caafimaadka ee Isbitaalka Siman waxey maalin kasta markasta u taagan yihiin adeeggaaga.
Soo wac 2497 ama
610279997


21/02/2026

Dhaqtarka cudurada haweenka iyo qalliimadood, Dr Ifrah Abdullahi ,waxaad ka helaysaa tallooyin iyo wacyigelin maalin kasta.
Ugu kaaley isbitaalka Siman
Soo wac 2497 ama
252610279997



Bishan barakeysan, Isbitaalka Siman waxa uu kuu sameeyay qiimo dhimis 50%. #      Soo wac 2497 ama610279997
21/02/2026

Bishan barakeysan, Isbitaalka Siman waxa uu kuu sameeyay qiimo dhimis 50%.
#



Soo wac 2497 ama
610279997

18/02/2026

Emergency-ka Siman Hospital maalin kasta iyo xilli kasta waxa uu u taagan yahey adeeggaaga.
Soo wac 2497 ama
610379997


Maamulka iyo dhammaan shaqaalaha Isbitaalka Siman waxay Ummadda Islaamka meel kasta oo ay joogaan, gaar ahaan shacabka S...
17/02/2026

Maamulka iyo dhammaan shaqaalaha Isbitaalka Siman waxay Ummadda Islaamka meel kasta oo ay joogaan, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed, ugu hambalyeynayaan curashada bisha barakeysan ee Ramadaan, bisha naxariista, dambi-dhaafka, iyo kheyrka badan.

Ilaahay ha inaga aqbalo cibaadadeenna, hana inaga dhigo kuwa ka faa’iideysta fadliga bisha barakeysan.

🌙 Ramadaan Kariim
💚 Isbitaalka Siman

Isbitaalka Siman waxa uu ku xasuusinayaa in maalin kasta oo khamiis ah numberka dhaqtarka lagu arkayo yahey bilaash( lac...
17/02/2026

Isbitaalka Siman waxa uu ku xasuusinayaa in maalin kasta oo khamiis ah numberka dhaqtarka lagu arkayo yahey bilaash( lacag la'aan)

16/02/2026

Siman Hospital ugu kaaley Farmashiyo ay taallo daawo tayo leh, laguna keydiyey heerkulka ku haboon.
Waxaana kuu adeegi doona shaqaale xirfadeeda leh.



14/02/2026

BISHAARO MAR LA_ARAG AH.
Siman Hospital waxa uu bisha barakeysan ee Ramadaan kaaga dhigey bilaash dhamaan qalliimada dumarka. Halka qalliimada guud lagaaga dhigey boqolkiiba 50( 50%).
Kaaley ka faa'ideyso fursadan qaaliga ah!.
wac 2497 ama 610279997



Haddaad isku aragtay daal badan, neef tuur, wadan garaac badan noo kaaley oo iska baar in ay dhiig la'aan ku hayso ( Ane...
13/02/2026

Haddaad isku aragtay daal badan, neef tuur, wadan garaac badan noo kaaley oo iska baar in ay dhiig la'aan ku hayso ( Anemia).



10/02/2026

Haddaad la nooshahey sonkor, dhiigkar ama Gaas, soo booqo dhaqtarka cudurada guud iyo uur-ku -jirta ee Siman Hospital oo bisha barakeysan ee Ramadaan ku siin doona tallooyin bilaasha oo ku aadan;
- Maareynta cuduradaas
- Daawooyinka sidaad u qaadan laheyd iyo
- cuntooyinka haboon in aad qaadatid.
Soo wac 2497 ama
610279997





Address

Benadir Streat
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Siman Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category