Dr.Qamar

Dr.Qamar Caring for women at every stage of life ๐ŸŒธ | Safe motherhood ๐Ÿคฑ | Fertility โ€ข Pregnancy โ€ข Womenโ€™s Health | Compassion โ€ข Trust โ€ข Excellence ๐Ÿ’™.

24/02/2026

Hooyada Uurka leh ma soomi karto hadii ay jirto xaalad caafimaad, hadii ay hooyada leedahay sonkorta Uurka ama ay horay u qabtay sonkor taas oonan kontaroolneen, sidoo kale dhiig-karka Uurka, iyo dhiig yari.

JUMA MUBARAK.
14/11/2025

JUMA MUBARAK.

Maka cabaneysaa burooyinka minka, la kulan dhaqtarada haweenka iyo qaliimadooda, si aad u hesho qaliimo caafimad oo dham...
28/10/2025

Maka cabaneysaa burooyinka minka, la kulan dhaqtarada haweenka iyo qaliimadooda, si aad u hesho qaliimo caafimad oo dhameystiran.

Hadii aad rabto daryeel caafimaad oo dhameystiran, la kulan dhaqtarada si aad u hesho daaweyn kugu haboon.
27/10/2025

Hadii aad rabto daryeel caafimaad oo dhameystiran, la kulan dhaqtarada si aad u hesho daaweyn kugu haboon.

Waa kuwaan qaar kamid ah nuucyada caado wareerka, hadii aad la dhibantahay caado wareer la kulan dhaqtarada haweenka iyo...
25/10/2025

Waa kuwaan qaar kamid ah nuucyada caado wareerka, hadii aad la dhibantahay caado wareer la kulan dhaqtarada haweenka iyo qaliimadooda.

HOOYO WAXAA MUHIIM AH IN AAD QAADATO VITAMINS-KAAN WAXA AY LEEYIHIIM FAAIDOOYIN BADAN OO JIRKAAGA MUHIIM U AH.
23/10/2025

HOOYO WAXAA MUHIIM AH IN AAD QAADATO VITAMINS-KAAN WAXA AY LEEYIHIIM FAAIDOOYIN BADAN OO JIRKAAGA MUHIIM U AH.

Hadii aad isku aragto calaamadahan waxaa suurta gal ah in aad qabto caabuqa kaadi heysta.
21/10/2025

Hadii aad isku aragto calaamadahan waxaa suurta gal ah in aad qabto caabuqa kaadi heysta.

Qaliimada hooyada uurka leh waa xal lagu badbaadinaayo hooyada iyo ubadka caloosha ku jira.
11/10/2025

Qaliimada hooyada uurka leh waa xal lagu badbaadinaayo hooyada iyo ubadka caloosha ku jira.

Mala dhibantahay xanuunada ilmo galeenka, la kulan dhaqtarada si aad u hesho daaweyn caafimaad oo dhameystiran.
07/10/2025

Mala dhibantahay xanuunada ilmo galeenka, la kulan dhaqtarada si aad u hesho daaweyn caafimaad oo dhameystiran.

30/09/2025

๐‚๐š๐š๐๐š๐๐š ๐จ๐จ ๐ช๐š๐ฅ๐๐š๐ง๐ญ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐ค๐ž๐ž๐ง๐ข ๐ค๐š๐ซ๐š ๐๐ก๐จ๐ฐ๐ซ ๐š๐ซ๐ข๐ฆ๐จ๐จ๐ ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐๐ฎ๐ฐ๐š๐ง, dhameyso muuqalkan si aad u ogaato sababaha dhabta ah ee keeni kara iyo sida aad uga hortagi laheed.

28/09/2025

Shantaan waxyaabood waxay hooyada uurka leh ku sababi karaan in ay ku adkaato dhalmada, dhameyso muuqaalkan waxaa kuu sharxi doonta #๐ƒ๐ซ. #๐๐€๐Œ๐€๐‘

Haddii aad la kulanto dhibaatooyin ku saabsan caafimaadka haweenka ama aad u baahan tahay talo caafimaad, la kulan dhaqt...
23/09/2025

Haddii aad la kulanto dhibaatooyin ku saabsan caafimaadka haweenka ama aad u baahan tahay talo caafimaad, la kulan dhaqtarada.

Address

Shibis District
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.Qamar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram