Dr. IDiris Ahmed.

Dr. IDiris Ahmed. HALKAN WA BOGEYGA RASMIGA AH
Dr. IDiris Ahmed.

27/01/2026

Dalkeena oo abaaro baahsan ay kajiraan loona Baahna in Madaxda Dalka Ku baraarugaan una maciin badan Dadka Abaaraha ay saameeyeen waxa ay Ku mashquulsanyihiin laandhuu ciyaarow ma oga miyaa in dad Masakiin ah Masuul ay kayihiin Allah kasakoow waxaa laleeyahay madaxda Hala xisaabtamaan waziirada iyo xildhibaanada oo Marka yaa ayaga la xisaabtamaya ileen Dalka ayaga ayaa udhaartay shalay marki xilka qabanayeene !

04/12/2025

Somalia wa Dal Allah Nimco iyo Kheyraad Dhax dhigay Mudane In Allah Subxaanahu watacalaa Loo Mahad celiyo lkn Somalida Mahad celin iskadaaye waxay 24 saac ba iska Keenan Dhiig Sifo Sharci Daro ah lagu Daadiyay sida Dilka Kusaleysan Aanooyinka qabiil Coloodaha Dadka ay kadhexeyso Iwm lkn Dalkeena waa naga badanyahay waxaan heysanaa Kheyraad Dabiici ah oo kujira Bada iyo beriga sida webiyada IWM Balse sidi loogu talagalay Uguma Faa deysan

22/11/2025
08/11/2025

Waxaan Aad iyo Aad Ugu xumahay falkii Gilgilay Baraha Bulshada Ee Foosha xumaa oo diidaaya Damiirka Qof Beni aadam ah Kaaga Sii Darane Dadka falkaas Geeysanaaya Ay sheeganayaan Muslimnimo Kuwa Sidaas waxyeelay waxa ay Galeen Dhowr Qalad ama Gaf oo waaweyn kan
1.wa in kiciyeen fowdo iyo aano qabiil
2. Waa in ay Jirdileen Qof dhimirka la
2. Waa in Nafta dhaafiyeen Naf Nool
3. Waa ay sameeyeen Arin ugub Ku ah Bulshada oo ah in Ruux beni aadam ah Allah karaamreyay ay Gubeen oo ay Cadaabeen Cadaabna Allah Kali ah aya Awood uleh
5. Wa in ay kufanayaan oo ay Muuqaal Naxdin leh kasoo duubeen

AAKHIRO XISAAN AYAA DANBEYSA KUWAAS WAXA AY SAMEEYEEN ALLAH
CARADIISA NAGUMA CIQAABO EE ILLAHAYOOW NOO NAXARIISO OO GAFKEENA IYO GEERIDEENA HAKULMIN

07/11/2025

Fariimo Caafimaad oo Taya sare, Digniino Caafimaad, iyo qataro Caafimaad oo dhaca ama dhiciba Kara oo leh Qoraal iyo Muuqaal kala Soco pageka Dr. IDiris Ahmed.

Fariimaheyga , Talooyinkayga iyo wax kasta oo Qatar Caafimaad Bulshada Ku ah halkaan ayaad kala socon Doontan insha allah

Like ta follow da iyo Share gareeyntada Aad ayay Ino dhiirogalineysaa waana Noo Muhiim

Mahadsanidiin

07/11/2025

Waxaa Aan Aad iyo Aad Ugu xumahay Una Cambaareynaa in mid kamid ah Hooyooyinka Soomaaliyeed Ee wadada Laamiga dhexdiisa Ku umusho weliba Si Aan wax Gar gar Caafimaad ah loo fidin Kaaga Siidarane waxaaba loo Diiday maamadas in ay Ku umusho Isbitaalka weyn Ee Hooyada iyo Dhalaanka Ee Banadir Kaas oo ay Gacanta kuheyso Dowlada FD oo ah Mida ay Saarantahay Masuuliyada Muwaadinka Badqabkiisa iyo Caafimaadkiisa intaba Balse madhicin oo indhaha aya laga Daawaday taas oo keeni karta Qatar Caafimaad sida Dhiig bax iyo dhimasho Soo gaarta Ilmaha Yar ama xita Hooyada ama labadoodaba waana Dayac weyn oo Aan indhaha Laga Daboola Karin kana Soo hor jeeda xaqa Muwaadinka iyo islaamnida iyo beniaadiminida intaba

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr. IDiris Ahmed. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category