Benadir University Medical Student Association BUMSA

Benadir University Medical Student Association BUMSA BUMSA offer extra curriculum benadir university medical students e.g sports, seminars, help communit

Ciyaartii galabta ee semifinal ka oo dhaxmartay  Batch 21 vs Batch 22 waxee guushu raacday Batch 22.Batch 21 ( 2 goals) ...
04/06/2025

Ciyaartii galabta ee semifinal ka oo dhaxmartay Batch 21 vs Batch 22 waxee guushu raacday Batch 22.
Batch 21 ( 2 goals) vs Batch 22 ( 3 goals) .
Batch 21 goolasha waxa u kala dhaliyay
zakariye Hassan 1 goal
Abdiwali Ahmed 1 goal
Batch 22 goolsha waxa u kala dhaliyay
Ali mohamed 1 goal
Faisal Adan 1 goal
Ibrahim Abdiraxiin 1 goal
man of the match waxa qaatay { munasar Abshir } B22

BUMSA CUP semifinal ka waxa isku soo haray 3 Batch. Batch 20, Batch 21, Batch 22 waxaana loo qabty qoortuur waxa isku so...
02/06/2025

BUMSA CUP semifinal ka waxa isku soo haray 3 Batch. Batch 20, Batch 21, Batch 22 waxaana loo qabty qoortuur waxa isku soo aaday Batch 21 vs Batch 22 waxaana final aaday Batch 20 ⚽️🏆

BUMSA CUP Ciyaarta maanta madaxa Kulliyadda Caafimaadka ayaa ka qeyb galay DR Dr. Cawaale Cabdulaahi .Galabta waxaa ciya...
02/06/2025

BUMSA CUP Ciyaarta maanta madaxa Kulliyadda Caafimaadka ayaa ka qeyb galay DR Dr. Cawaale Cabdulaahi .
Galabta waxaa ciyaaray Batch 20 vs Batch 21 . Ciyaarta waxa ee ku soo dhamaatay Barbardhac . Batch 20 ( 2 goals ) vs Batch 21 ( 2 goals ).
Batch 20 Goolasha waxaa u kala dhaliyay mohamed jamac 1 goal
mohamed dekane 1 goal
Batch 21 goolasha waxa u kala dhaliyay
zakariye hassan 1 goal
Khalid mohamed 1 goal
man of the match { mohamed dekane }B20

BUMSA CUP Galabta waxaa ciyaaray Batch 22 vs Batch 24 guushu waxaa qaatay Batch 22 .Batch 22 ( 4 goals ) Batch 24 (3 goa...
01/06/2025

BUMSA CUP Galabta waxaa ciyaaray Batch 22 vs Batch 24 guushu waxaa qaatay Batch 22 .

Batch 22 ( 4 goals ) Batch 24 (3 goals ).
Batch 22 goolasha waxa u kala dhaliyay ciyaartooda
mohamed liiban 1 goal
Ibrahim Abdirahiim 1 goal
Faisal Adan 1 goal
mahad Abdulahi 1 goal.
Batch 24 waxa u kala dhaliyay
Adnaan Abdulkhadir 1 goal
Bashir A.Nasir 1goal
Abdiwahab Abukar 1 goal
man of the match waxa qaatay { Abdiwahab Abukar Ali } B24

Kulankii 3aad ee BUMSA CUPwaxa isku baxay Batch 21 vs Batch 23 guushu waxee raacday Batch 21 oo ku badiyay 3-0.Goolasha ...
31/05/2025

Kulankii 3aad ee BUMSA CUP

waxa isku baxay Batch 21 vs Batch 23 guushu waxee raacday Batch 21 oo ku badiyay 3-0.

Goolasha waxa aa ukala dhaliyy kooxda Batch 21 yaasir mahad 1 goal
Ahmed Bashir 1 goal
ziyaad A.fitaax 1 goal
man of the match GK { mohamed hassan } B23

Kulankii 2 aad ee Bumsa cupmaanta waxa isku baxay  Batch 22 vs Batch 24ciyaarta waxee kuso dhamaatay Batch 22 (6 goals) ...
30/05/2025

Kulankii 2 aad ee Bumsa cup
maanta waxa isku baxay Batch 22 vs Batch 24

ciyaarta waxee kuso dhamaatay Batch 22 (6 goals) vs Batch 24 (2 goals) guushuna halkaas waxe ku raacday Batch 22 .

Batch 22 goals waxa u kala dhaliyy ciyaartooda,
Faisal haji Adan 3 goals
Ibrahim Abdirahin 1 goal
Ali mohamed Gacal 2 goals
Batch 24
Abdiwahab Abukar Ali 2 goals.

Man of the match { Faisal Haji Adan }

30/05/2025
29/05/2025
28/05/2025
BUMSA CUP 2025Waxaa Inoo furmay tartan ciyaareedka ardayda Kulliyada caafimaad ka jamacada Benadir Benadir UniversityGAM...
28/05/2025

BUMSA CUP 2025
Waxaa Inoo furmay tartan ciyaareedka ardayda Kulliyada caafimaad ka jamacada Benadir Benadir University
GAME 1 waxaa wada cayaaray fasallada
batch 20 vs batch 23
Cayaarta waxay kusoo idlaatay
Batch 20 ( 5 goals )
batch 23 (2 goals )
Waxay Halkaa guushu ku raacday batch 20
Goolasha waxaa u kala dhaliyay Labada Batch
Batch 20
mohamed jamac Mj 2 goals
Ahmett muse 1 goal
Nour muhudin 1 goal
Abdi malik omar 1 goal
Batch 23
Abdulahi yusuf 1 goal
maslax mohamed 1 goal
Waxaana ciyaarta player of the match qaatay { mohamed jamac }

Dahfurkii Ciyaarta Bumsa cup maanta  waxaa kasoo qeyp kalay  dr adan dr ayaanle dr husein iyo gudoomiyihii h**e ee sport...
28/05/2025

Dahfurkii Ciyaarta Bumsa cup maanta waxaa kasoo qeyp kalay dr adan dr ayaanle dr husein iyo gudoomiyihii h**e ee sport dr abdirahman .aad iyo aad ayaa ugu mahadcelinena waqtigooda ee nooso hureen dakhaatiirta. ♥️🙏

28/05/2025

Gudoomiya ururka ardayda caafimaadka ee jamacada benadir Drs Mariama Abshir ayaa Maanta oo tariikhda ku aadantahy 28/5/25 inoo furtay kulakii kowaad ee BUMSA CUP. dhamaan Batch walbo wxa aan u rajeyna guul I.a 👏🏆⚽️

Address

Mogadishu
BUMSA2004@GMAIL.COM

Telephone

+252613500733

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Benadir University Medical Student Association BUMSA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Benadir University Medical Student Association BUMSA:

Share