INNA physiotherapy

INNA physiotherapy Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from INNA physiotherapy, Medical and health, TABEELAHA JECEKA & SHIBIS, Mogadishu.

INNA Physiotherapy
✨ Halka caafimaadka iyo nasashadu ka bilaabato ✨
Waxaan ku takhasusnaa masaaj yar oo gaar ah iyo daawaynta jirka (physiotherapy) si aan kaaga caawinno:
Dejinta murqaha iyo daalka
Soo kabashada dhaawacyada iyo daaweynta kadib qaliinka.

28/01/2026

Ma dareemaysaa daal joogto ah, xanuun dhabarka ama gacmaha?
‎Kusoo dhawoow INNA physiotherapy halka caafimaadka jirkaagu uu dib u helo xoog iyo nasasho

iyo nasashadu ka bilaabato ✨Waxaan ku takhasusnaa masaaj yar oo gaar ah iyo daawaynta jirka (physiotherapy) si aan kaaga...
25/01/2026

iyo nasashadu ka bilaabato ✨
Waxaan ku takhasusnaa masaaj yar oo gaar ah iyo daawaynta jirka (physiotherapy) si aan kaaga caawinno:
Dejinta murqaha iyo daalka
Soo kabashada dhaawacyada iyo daaweynta kadib qaliinka.
INNA physiotherapy

Iigu duceeya Aabbahay Sheekh Cabdi Wahiid inta tacsidu socoto. Alle ha u naxariisto, ajar dhammaan inta ila wadaagaysa m...
13/01/2026

Iigu duceeya Aabbahay Sheekh Cabdi Wahiid inta tacsidu socoto. Alle ha u naxariisto,
ajar dhammaan inta ila wadaagaysa murugada geeridiisa 🤲

Inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajicoonIlaahayow u naxariiso Sheekh Cabdi Waahid Cumar Oreey,dambiyadiisana dhaaf, darajad...
10/01/2026

Inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajicoon

Ilaahayow u naxariiso Sheekh Cabdi Waahid Cumar Oreey,
dambiyadiisana dhaaf, darajadiisana kor u qaad.
Qabrigiisa nuur ku shub, kuna sug Jannatul Fardows
Aamiin.

07/12/2025

Mararka qaarkood, xanuunku wuxuu kaa joojiyaa inaad samayso waxyaabaha aad jeceshahay.

Laakiin adiga ma aha inaad tagto isbitaalka.
INNA physiotherapy ayaa kuu imanaysa!

WHAT'S APP:https://wa.me/+252611597171

04/12/2025

Daryeel caafimaad oo kuu yimaada! Fisiotherapy gaar ah oo gurigaaga laguugu sameeyo si akhlaaq iyo Islaamnimo leh.
Dumarka waxaa u shaqeyn doono dumar raggana rag.
Mesha aad jogto ayaan kugu imaaneyna. Hada nagala so xiriir what's appka:https://wa.me/+252611597171

Uma baahnid inaad safarto  INNA physiotherapy & Massage ayaa kuu keenaya daaweyn iyo duugis gurigaaga ama goobtaada shaq...
04/12/2025

Uma baahnid inaad safarto INNA physiotherapy & Massage ayaa kuu keenaya daaweyn iyo duugis gurigaaga ama goobtaada shaqo. Nala soo xiriir maanta!

What's app:https://wa.me/+252611597171

Ma dareemaysaa xanuun dhabarka, qoorta, ama garabka ah? Mise jirkaaga wuu daalay oo waxaad rabtaa nasasho caafimaad leh?...
04/12/2025

Ma dareemaysaa xanuun dhabarka, qoorta, ama garabka ah? Mise jirkaaga wuu daalay oo waxaad rabtaa nasasho caafimaad leh?”

Ha welwelin! INNA physiotherapy & Massage waa adeeg kugu imaanaya adiga gurigaaga, goobtaada shaqo, ama xafadaada.

Waxaan bixinaa daawayn murqaha, kala-goysyada, iyo nasasho guud oo jidhka ah. Ujeeddadayadu waa inaan kaa caawino inaad dib u hesho firfircoonidaada iyo caafimaadkaaga.

Nagala so xiriir what's appka:https://wa.me/+252611597171

Address

TABEELAHA JECEKA & SHIBIS
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when INNA physiotherapy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram