15/12/2025
𝐅𝐔𝐑𝐒𝐀𝐃 𝐒𝐇𝐀𝐐𝐎
Waxaa la ogeysiinayaa in Isbitaalka Baitulmaal ee Jaamacadda Jazeera uu qaadanayo shaqaale cusub booskan hoos ku xusan:
𝐗-𝐫𝐚𝐲 𝐓𝐞𝐜𝐡𝐧𝐢𝐜𝐢𝐚𝐧 – 1 boos
𝐒𝐡𝐮𝐫𝐮𝐮𝐝𝐚𝐡𝐚:
Bachelor Degree
2 sano khibrad
CV + Application Letter
Diyaar u ah shaqada shift-yada (maalin/habeen) marka loo baahdo.
Codsiyada iyo CV-yada waxaa lagu soo hagaajinaya cinwaanada hoos ku xusan:
📧 hrm@jazeerauniversity.edu.so
📞 613665447
🗓️ Deadline: 𝟐𝟎 𝐃𝐞𝐜 𝟐𝟎𝟐𝟓