Ceel-dheere Specialist Hospital

Ceel-dheere Specialist Hospital Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ceel-dheere Specialist Hospital, Hospital, Deegaanka Jaziira, Mogadishu.

Isbitaalka Adeegyada laga heli karo waxaa kamiid ah: adeeg 24hrs: sida: xaaladaha deg-dega ah, Qeybta hooyada iyo dhalaanka, Qeybta cudurada guud, Qeybta Cudurada guud, Pharmacy, Sheybaar Casri ah, Raajo Casri ah, Computer Uur kujirta.

π‰π”πŒπ‚πŽ πŒπ”ππ€π€π‘π€πŠ
11/09/2025

π‰π”πŒπ‚πŽ πŒπ”ππ€π€π‘π€πŠ

haweenku waxay u baahan yihiin daryeel gaar ah, nagu soo booqo isbitaalka oo la kulan dhaqaatiirteena, si aad u hesho da...
11/09/2025

haweenku waxay u baahan yihiin daryeel gaar ah, nagu soo booqo isbitaalka oo la kulan dhaqaatiirteena, si aad u hesho daaweyn iyo la talin caafimaad.



10/09/2025

Waxaa farxad iyo sharaf weyn noo ah in aan furno isbitaal , Isbitaalkani ma aha oo keliya dhisme, waa rajo cusub, waa naf-badbaadin, waa ballan qaad aan la galnay bulshadeenna in ay heli doonaan adeegyo caafimaad oo dhameystiran.
Kalmada gudoomiye ku xigeenki h**e ee deegaanka jazeera kana tirsan odayaasha deegaanka .

09/09/2025
Cudurka sokorta hadii aan la daaweyn wuxuu sababi karaa dhibaatooyin caafimaad oo halis ah, si aad u hesho daaweyn caafi...
09/09/2025

Cudurka sokorta hadii aan la daaweyn wuxuu sababi karaa dhibaatooyin caafimaad oo halis ah, si aad u hesho daaweyn caafimad oo dhameystiran nagu soo booqo isbitaalka.



09/09/2025

Gudoomiyaha dhalinyarada ee deegaanka jaziira, oo sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay furitaanka isbitaalka cusub ee degmada.


08/09/2025

Agaasimaha Afgooye ayaa si weyn uga hadlay xafladda, isagoo sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay furitaanka isbitaalka cusub ee degmada, agaasimuhu wuxuu bulshada ugu baaqay inay si buuxda uga faa’iideystaan adeegyada isbitaalka,

08/09/2025

Mid ka mid ah odayaasha waxgaradka deegaanka, oo aad iyo aad ugu faraxsan furitaanka isbitaalka.


07/09/2025

Mid kamid ah hooyooyinka deegaanka oo aad iyo aad ugu faraxsan furitaanka isbitaalka.


Address

Deegaanka Jaziira
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ceel-dheere Specialist Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category