Qoys Bile

Qoys Bile Somali Love & Marriage Hub
Waxaan ka shaqaynaa isku xirka lamaanaha doonYa xiriir joogto ah & jacayl waara. Xog ilaalinteena waa 100%.

05/01/2026
11/12/2025

Qoys bile

🌙 Habeenka Jimcaha & Lamaanaha ❤️​Caawa waa habeen naxariis, ku dadaala saddexdan:​📵 Telefoonka iska dhiga: Si fiican u ...
11/12/2025

🌙 Habeenka Jimcaha & Lamaanaha ❤️
​Caawa waa habeen naxariis, ku dadaala saddexdan:
​📵 Telefoonka iska dhiga: Si fiican u wada sheekeysta.
​🤝 Is-cafiya: Qalbiga isugu fura.
​🤲 Wada Duceysta: Kheyrka wada weydiista Alle.
​Jimco Wanaagsan! 🕌✨
QoysBile waa Caawiyaha lamaanaha.

01/12/2025

Calaamadaha awooda Alle ku tusaya ayaa waxa kamid in naftiina u ka abuuray Xaas aad ku degtaaan, jeceyl iyo galgaclna wadaagtaan

Doorashada Saxda Ah 💍Dooro qof kuu noqda hoy ama nabadgalyo.Qof ku fahma, kuu qadariya, oo aan kugu keenin culays nolole...
30/11/2025

Doorashada Saxda Ah 💍

Dooro qof kuu noqda hoy ama nabadgalyo.
Qof ku fahma, kuu qadariya, oo aan kugu keenin culays nololed—
waa qofka saxda ah ee aad safarka nolosha la wadaagi karto.

Qoys Bile waa Caawiyaha Lamaanayaasha








29/11/2025










Address

Mogadishu
Mogadishu
BANADIR

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qoys Bile posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram