Dr. Wehliye -Dhakhtarka Cudurada Guud

Dr. Wehliye -Dhakhtarka Cudurada Guud Dhakhtarka Cudurada Guud iyo uur-Kujirta.

02/05/2026

𝐘𝐚𝐚 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧 𝐈𝐕 𝐯𝐢𝐭𝐚𝐦𝐢𝐧?
IV vitamin waxaa loo baahan karaa xaalado gaar ah oo caafimaad, sida:
𝐍𝐚𝐟𝐚𝐪𝐨-𝐝𝐚𝐫𝐫𝐨 𝐝𝐚𝐫𝐚𝐧 – qofka oo si weyn uga maqan fiitamiino.
𝐐𝐨𝐟 𝐚𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐱 𝐜𝐮𝐧𝐢𝐧 𝐚𝐦𝐚 𝐰𝐚𝐱 𝐥𝐢𝐪𝐢 𝐤𝐚𝐫𝐢𝐧 – tusaale: bukaan aad u xanuunsan ama suuxsan.
𝐃𝐡𝐢𝐛𝐚𝐚𝐭𝐨 𝐧𝐮𝐮𝐠𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐦𝐢𝐧𝐝𝐡𝐢𝐜𝐢𝐫𝐤𝐚 :- sida cudurrada ku jira Crohn's disease ama Celiac disease.
𝐌𝐚𝐭𝐚𝐠 𝐚𝐦𝐚 𝐬𝐡𝐮𝐛𝐚𝐧 𝐝𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐤𝐞𝐞𝐧𝐚 𝐟𝐮𝐮𝐪𝐛𝐚𝐱 𝐢𝐲𝐨 𝐟𝐢𝐢𝐭𝐚𝐦𝐢𝐢𝐧-𝐲𝐚𝐫𝐚𝐚𝐧.
𝐗𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐨 𝐝𝐞𝐠𝐝𝐞𝐠 𝐚𝐡 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫 𝐚𝐡 : tusaale ahaan fiitamiin B1 (thiamine) oo la siiyo dadka qaba Wernicke encephalopathy.
𝐁𝐮𝐤𝐚𝐚𝐧 𝐢𝐬𝐛𝐢𝐭𝐚𝐚𝐥 𝐤𝐮 𝐣𝐢𝐫𝐚 𝐨𝐨 𝐚𝐚𝐧 𝐬𝐢 𝐜𝐚𝐚𝐝𝐢 𝐚𝐡 𝐰𝐚𝐱 𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐤𝐚𝐫𝐢𝐧 (𝐩𝐚𝐫𝐞𝐧𝐭𝐞𝐫𝐚𝐥 𝐧𝐮𝐭𝐫𝐢𝐭𝐢𝐨𝐧).
Laakiin:
Qof caafimaad qaba oo cunto caadi ah cuna badanaa uma baahna IV vitamin.
𝐗𝐮𝐬𝐮𝐮𝐬𝐢𝐧:
Faleebo fiitamiin oo aan loo baahnayn → badanaa waxay noqotaa “kaadi qaali ah.”






Waxaan diyaar u nahay inaan ka caawino   ( full medical Checkup) oo dhameystiran kaaso muhiim u ahay bukanada qaba   iyo...
27/04/2026

Waxaan diyaar u nahay inaan ka caawino ( full medical Checkup) oo dhameystiran kaaso muhiim u ahay bukanada qaba iyo kuwa u nugul.



Talooyiin kusocota bukaanada la nool     marwalba wa inaa la socdaan xaalada   si ay hortagaan iney kilyaha dhawaac gaar...
11/04/2026

Talooyiin kusocota bukaanada la nool marwalba wa inaa la socdaan xaalada si ay hortagaan iney kilyaha dhawaac gaaro ama shaqada joojiyaan.



Waxa farxad ii ah ina maanta ka qeyb galay   , kaaso lagu so bandhigay Cilmaaris oo caafimadka qeyb kale duwan iyo sidii...
07/04/2026

Waxa farxad ii ah ina maanta ka qeyb galay , kaaso lagu so bandhigay Cilmaaris oo caafimadka qeyb kale duwan iyo sidii looga wax looga qaban dhibaatada Caafimaad.

06/04/2026
06/04/2026

Daawada ( ) kalostaroolka ee dadka ka weyn 40-75 sano ee qaba amaba halis ugu jira Xanuunada (eg. Sokorta, dhiigkarka ama family history ) waxey ka ho hortag u yihiin inaad ku dhaco ama si lamafilan u dhinto wadna xanuun kadis ah.



Astaamaha lagu garto Xanuunka   ama qofka inuu ku dhici rabo. Latasho Dhakhtarka Dr. Wehliye
31/03/2026

Astaamaha lagu garto Xanuunka ama qofka inuu ku dhici rabo.

Latasho Dhakhtarka Dr. Wehliye

Ma isku aragtaa calamaada lagu garto   ku dhaca kilyaha ama quruuraxa, fadlan la tasho dhakhtarkaga.
28/03/2026

Ma isku aragtaa calamaada lagu garto ku dhaca kilyaha ama quruuraxa, fadlan la tasho dhakhtarkaga.



22/03/2026

Waxaan diyaar kugu nahay xarunta Palma Polyclinic Center, kaso horjeedka saldhiga degmada waaberi.


Dhakhtarka Cudurada Guud iyo uur-Kujirta.

Hambalyo dhamaan muslimiinta meelkasta ay joogan gar ahaan ummada soomaliyeed.Ilahay hanaga aqbalo acmasha suuban. تقبل ...
19/03/2026

Hambalyo dhamaan muslimiinta meelkasta ay joogan gar ahaan ummada soomaliyeed.

Ilahay hanaga aqbalo acmasha suuban.

تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال

Ma isku aragta   Xanuun joogta ah iyo   fara badan.
03/03/2026

Ma isku aragta Xanuun joogta ah iyo fara badan.



Wax ka ogow cuntooyinka kicin kara xanuunka
01/03/2026

Wax ka ogow cuntooyinka kicin kara xanuunka



Address

Holwadag District
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 16:00
Tuesday 08:00 - 16:00
Wednesday 08:00 - 16:00
Thursday 08:00 - 16:00
Saturday 08:00 - 16:00
Sunday 08:00 - 16:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr. Wehliye -Dhakhtarka Cudurada Guud posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share