Wanaag Hospital

Wanaag Hospital Wanaag Hospital Qalbi iyo Qalab kuu adegaya."

 Isbitaalka Wanaag waxa ka banaan boosaska shaqo Ee soo socda:    Shuruudaha laga doonayo:1.Ugu yaraan 2 sano oo khibrad...
19/10/2025


Isbitaalka Wanaag waxa ka banaan boosaska shaqo Ee soo socda:




Shuruudaha laga doonayo:
1.Ugu yaraan 2 sano oo khibrad ah shaqada la xiriirta.
2.Shahaado Master Degree ah.

Mudada Waxey Ku egtahay ilaa 23 October.
Fadlan CV-gaaga ku soo hagaaji WhatsApp-ka Isbitaalka si loogu tixgeliyo codsigaaga.

Share gareey.

Habeen Wanaagsan Bulshada nagu xiran! Kusoo dhowaada Wanaag Hospital halka caafimadku ka bilaabmo daryeel iyo kalsoni. H...
12/10/2025

Habeen Wanaagsan Bulshada nagu xiran!
Kusoo dhowaada Wanaag Hospital
halka caafimadku ka bilaabmo daryeel iyo kalsoni.
Halkee degmadee nooga xiran tihiin?

 Hurdadu waa caafimaad Seexo waqti macquul ah  ugu yaraan 7 saacadood habeenkii, si jirka iyo maskaxduba u nastaan."Wana...
12/10/2025


Hurdadu waa caafimaad
Seexo waqti macquul ah ugu yaraan 7 saacadood habeenkii, si jirka iyo maskaxduba u nastaan."
Wanaag Hospital

Wanaag Hospital waxaa si rasmi ah looga furay Degmada Gubta ,isagoo bixiya adeegyo caafimaad oo tayo sare leh, si toos a...
10/10/2025

Wanaag Hospital waxaa si rasmi ah looga furay Degmada Gubta ,isagoo bixiya adeegyo caafimaad oo tayo sare leh, si toos ah & online-ba.

waxaa ka mid ah:
Dhaqtarka Haweenka: La-tacaalida caafimaadka haweenka, gaar ahaan daryeelka dhalmada.
La-tacaalida dadka dhalmada ka raagtay baxa, rag iyo dumarba.

Dhaqtarka Carrurta: Daryeelka caafimadka carurta.

Dhaqtarka Cudurada Guud: La-tacaalida cudurada raaga sida sokorowga, dhiig-karka, kolestaroolka iyo cuduro kale.

Qeybta Dhalmada: Daryeel iyo la-talin dhammaan haweenka uurka leh iyo dhalmadooda.

Maxaa ka dhigaya Wanaag Hospital mid gaar ah?
Waxaa diyaar kuugu ah dhaqaatiir dalka magac iyo sumcad ku leh.
Qalbi iyo qalab casri ah ayaa kuu adeegaya, si aad u hesho daryeel caafimaad oo dhamaystiran.

Waxaad nala xiriiri kartaa toos ahaan isbitaalka ama adeegga online-ka si fudud.
Fadlan Page keena Soo Follow gareey.

Wanaag Hospital Dhawaan ayaa la furi doonaa!Wanaag Hospita wuxuu idinla imaanayaa adeeg caafimaad oo tayo sare leh,Qalbi...
07/10/2025

Wanaag Hospital Dhawaan ayaa la furi doonaa!
Wanaag Hospita wuxuu idinla imaanayaa adeeg caafimaad oo tayo sare leh,
Qalbi iyo Qalab Kuu adeegaya.

Raac boggayaga si aad ula socotaan marka aan bilowno howlaha rasmiga ah iyo adeegyada cusub ee caafimaad.

Si bulshada ugu adeegno Meel sare gaarsiiya Fariintayada Oo nasoo Follow gareey.

Address

Warshadaha Street
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wanaag Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category