Dr Mahdi Mohamed Urologist & andrologist

Dr Mahdi Mohamed Urologist & andrologist Dhaqtarka Qaliimada kilyaha, Kaadi-mareenada iyo taranka raga

30/04/2026

Wa maxay wareega xaninyaha ama Testicular Torsion.
Muuqaalkan ayad kaga bogan kartaa.

30/04/2026

Wa maxay isku Wareega xiniinyaha (Testicular Torsion).
Waa xaalad deg deg ah o ku timaada xaninta taasoo ka dhalata isku wareega xaniinta iyado keenaysa in xaninta uu dhiiga ka xirmo
Hadii aan si dag dag ah qaliin loo sameyn waxa dhici karta in xaniinta uu waayo bukaanka oo ay dhimato.

28/04/2026

Halkan kaga bogo dhaman maclumaadka ku saabsan Taranka iyo dhalma la'aanta Ragga iyo Dumarka.
Waxa siwada jir ah uga qayb qaaadanaya podcast gan Dr Adnan abadlla Dr Bashir Abdallah iyo anigo Ah Dr Mahdi Mohamed.
Link ga muuqaalka o dhamaystiran qaybta comment ka ka eeg.

27/04/2026

Dhalmo La'aanta Ragga iyo dumarka in aad fahamto waxaa kaga filan ina dawato podcast ga an si wada jir ah idin kugu so gudbin doono aniga iyo sxbo qiima badan Abdalla iyo Dr Bashiir Abdullahi.

Waa maxay xanuunka kudhaca xaniinyaha ee loo yaqaano Galo ( varicocele ) ?Calaamadaha lagu garto Galaha Ama varicocele H...
26/04/2026

Waa maxay xanuunka kudhaca xaniinyaha ee loo yaqaano Galo
( varicocele ) ?
Calaamadaha lagu garto Galaha Ama varicocele

Haddii aad isku aragto qeyb kamid caalamadaha ama dhamantod
waxad halis ugu jirtaa xanuunka varicocele !!!

Latasho wixii talo ah ama daaweyn
Mahdi Ahmed
𝗥𝗼𝘆𝗮𝗹 𝗛𝗼𝘀𝗽𝗶𝘁𝗮𝗹
𝗠𝗼𝗴𝗮𝗱𝗶𝘀𝗵𝘂, 𝗕𝗮𝗻𝗮𝗱ir, Somalia
ama Nagala soo xariir WhatsApp-kena
https://wa.me//+252615825877

#

Waa maxay kaadihaysta (urinary system)?Halkee ayay kutalaa kaadihaysta?
23/04/2026

Waa maxay kaadihaysta (urinary system)?
Halkee ayay kutalaa kaadihaysta?

Waxyaabaha dhaawici kara kilyaha & kaadimareenka haddii aad sameyso
19/04/2026

Waxyaabaha dhaawici kara kilyaha & kaadimareenka
haddii aad sameyso


GOORMEE AYAA LARABAA IN AAD LAKULATO DHAQTARKA KUTAQASUSEY KILYAHA IYO KAADIMAREENKA?!𝗥𝗼𝘆𝗮𝗹 𝗛𝗼𝘀𝗽𝗶𝘁𝗮𝗹𝗠𝗼𝗴𝗮𝗱𝗶𝘀𝗵𝘂, 𝗕𝗮𝗻𝗮𝗱ir, ...
11/04/2026

GOORMEE AYAA LARABAA IN AAD LAKULATO DHAQTARKA KUTAQASUSEY KILYAHA IYO KAADIMAREENKA?!

𝗥𝗼𝘆𝗮𝗹 𝗛𝗼𝘀𝗽𝗶𝘁𝗮𝗹
𝗠𝗼𝗴𝗮𝗱𝗶𝘀𝗵𝘂, 𝗕𝗮𝗻𝗮𝗱ir, Somalia

infekshanada kudhaca kilyaha iyo kaadimareenada ragaHaddii ad cabaneyso midkamid ah infekshanada aan sheegneyNagu soo bo...
06/04/2026

infekshanada kudhaca kilyaha iyo kaadimareenada raga

Haddii ad cabaneyso midkamid ah infekshanada aan sheegney
Nagu soo booqo
𝗥𝗼𝘆𝗮𝗹 𝗛𝗼𝘀𝗽𝗶𝘁𝗮𝗹
𝗠𝗼𝗴𝗮𝗱𝗶𝘀𝗵𝘂, 𝗕𝗮𝗻𝗮𝗱ir, Somalia
ama Nagala soo xariir WhatsApp-kena
https://wa.me//+252615825877

JUMCA MUBARAK
03/04/2026

JUMCA MUBARAK

29/03/2026
29/03/2026

Waa maxay Biyaha Baxa DegDeg ah ( Premature Ej*******on )
Nuucyada uu u kala baxo Prematur Ej*******on
waa maxay waxyaabaha sababa biyaha baxa DegDeg ah
qaabka loo daaweyn karo premature Ej*******on

haddii aad la dhiban tahay Premature Ejacaulation xalkaaga
waa uu fudud yahay la tasho Dr Mahdi Mohamed o nagu so booqo 𝗥𝗼𝘆𝗮𝗹 𝗛𝗼𝘀𝗽𝗶𝘁𝗮𝗹
𝗠𝗼𝗴𝗮𝗱𝗶𝘀𝗵𝘂, 𝗕𝗮𝗻𝗮𝗱ir, Somalia
ama Nagala soo xariir WhatsApp-kena
https://wa.me//+252615825877
*******on

Address

Banaadir, Hodan
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Mahdi Mohamed Urologist & andrologist posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share