Al - Qamar Eye & Optical Center

Al - Qamar Eye & Optical Center Daryeel Buuxa oo Indhaha ah

14/03/2026

Ramadan Mubarak. Xarunta waxay ku jirta qima dhimis bisha bisha Ramadan awgeed ka
F.G baritanka iyo computerka wa lacag la aan
Tell 0618666920

Jumca kreem Dhamada umada musliminta Wa jucaha ugu danbeyy ee bisha barakaysan ee Ramadan
13/03/2026

Jumca kreem Dhamada umada musliminta
Wa jucaha ugu danbeyy ee bisha barakaysan ee Ramadan

09/03/2026

Ramadan kreem

08/03/2026

Ramadan kreem
Ogaysiis. Dhaman Dadka ku nol mogdishu iyo nawaxigeda inay xarunta AL Qamar eyes&optical center ay.
Baritan iyo computer free ah Dadkeda somaliyed iyo gabaha wax badashada xananoyinka iyo school lada ugu deqday Bisha Ramadan inta ka harsan
So gar xarunta waxay ku tala bakara kaso hor jedka masjidka aba hurera
Ama kala xariir 0618666920

07/03/2026

Ramadan kreem xaruntu waxay nikugu bisharayne. Inay qima dhimis ku jirto bisharayne ramadan
Kala xarir 0618666920

Ramadan kreem dhaman muslimintaWaxan boqasho ku tagnay xananada caruurta . Ee CALIYA. Ee Suqa xolaha Anago usamaynay Cab...
06/03/2026

Ramadan kreem dhaman musliminta
Waxan boqasho ku tagnay xananada caruurta . Ee CALIYA. Ee Suqa xolaha
Anago usamaynay Cabirka indhaha iyo computer ka indhaha iyo Qadashada dawaynta indhaha o dhamaystiran

Xarunta waxan kula kulanay caruur iyo hoyoyin ubahan Gar gar cafimad oo dhamaystiran
Waxan kala kulanay so dhawayn iyo waji furan

Waxa naguso dhaweyy mamulka iyo mucaliminta Xarunta CALIYA
Kala xariir 0618666920
Mahadsanidiin

01/03/2026

Ramadan Mubarak

Ramadan kreem.  Dhaman umada somaliyedXaruntu waxay nikugu bisharayne in baritanka indhaha inu free  yahy qaybihisa kala...
28/02/2026

Ramadan kreem. Dhaman umada somaliyed
Xaruntu waxay nikugu bisharayne in baritanka indhaha inu free yahy qaybihisa kala duwan
Kala xrir numberkan
0618666920

27/02/2026

Ramadan Mubarak
Dhaman umadan somaliyed xaruntu waxay nikugu bisharaynaysa adeg cafimad o indhaha o dhamaystiran inay ni hergalisay
Waxay ku tala
Bakara aba hurera
+252618666920
Mahadsanidiin

Jumca kreem & Ramadan Mubarak Dhaman umada Somaliyed  mel walbad. Jogtan
27/02/2026

Jumca kreem & Ramadan Mubarak
Dhaman umada Somaliyed mel walbad. Jogtan

26/02/2026

Ramadan kreem
Xarunta waxay nikugu bisharayne in qima dhimis 25%. Inay ku jirto
Lasoco Baritanka indhaha wa free bisha ramadan awged
Kala xarir 0618666920
Mahadsanidiin

Address

Bakaro
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al - Qamar Eye & Optical Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram