Dr.Ali Osman

Dr.Ali Osman Dhakhtarka Cudurada Haweenka & Qaliimadooda kuwa leysarka eh

Ma la dhiban tahay caado wareer ama caado xanuun, La kulan dhakhtarka haweenka iyo qaliimadooda  si loo helo daryeel iyo...
06/05/2026

Ma la dhiban tahay caado wareer ama caado xanuun, La kulan dhakhtarka haweenka iyo qaliimadooda si loo helo daryeel iyo baaritaan ku habboon.

05/05/2026

Qaar ka mid ah talooyinka aan siin lahaa laba lamaane oo qorsheynaya inay is guursadaan 💍

Sixidda qalqalka ku yimaada hormoonnada dumarka waxay ka caawisaa soo celinta dheelitirka jirka, La-talin iyo daryeel ca...
04/05/2026

Sixidda qalqalka ku yimaada hormoonnada dumarka waxay ka caawisaa soo celinta dheelitirka jirka, La-talin iyo daryeel caafimaad oo joogto ah ayaa muhiim u ah xakameynta xaaladda.

29/04/2026

Meeqo talaal ayay hooyada uurka leh qaadataa inta ay uurka leedahay, goorma ayaase mid kasta la qaataa marka loo eego bilaha uurka?

Haddii aad u baahan tahay qaliimada burooyinka ilmo-galeenka oo lagu fulinayo hab casri ah, la kulan dhaqtarka haweenka ...
28/04/2026

Haddii aad u baahan tahay qaliimada burooyinka ilmo-galeenka oo lagu fulinayo hab casri ah, la kulan dhaqtarka haweenka & qaliimadooda.

Waxaa muhiim ah in aad si joogto ah ula tashatid dhaqtarkaaga, la kulan dhaqtarka haweenka iyo qaliimadooda.
26/04/2026

Waxaa muhiim ah in aad si joogto ah ula tashatid dhaqtarkaaga, la kulan dhaqtarka haweenka iyo qaliimadooda.

Hadii aad isku aragto calaamadahan xiliga uurka waxaa muhiim ah in aad la kulanto dhaqtarka.
20/04/2026

Hadii aad isku aragto calaamadahan xiliga uurka waxaa muhiim ah in aad la kulanto dhaqtarka.

20/04/2026

Waxaa isbitaalka iigu timid bukaan ka mid ah bukaannadayda, iyadoo ka cabaneysay xanuun ka haya dhinaca midig ee caloosha. Kadib markii aan u sameynay baaritaanno caafimaad oo dhammaystiran, waxaa lagu ogaaday in ay qabto buro.

11/04/2026

Hadii aad isku aragto buro biyood ha iska indho tirin baaritaan h**e waa badbaado, la kulan dhaqtarka haweenka & qaliimadooda.

Calaamadaha lagu garto buro biyoodka, ha iska indho tirin baaritaan h**e waa badbaado, la kulan dhaqtarka haweenka & qal...
08/04/2026

Calaamadaha lagu garto buro biyoodka, ha iska indho tirin baaritaan h**e waa badbaado, la kulan dhaqtarka haweenka & qaliimadooda.

Hooyo Uurka leh ka hor samee baaritaan, si loo hubiyo caafimaadkeeda iyo kan ilmaha, Baaritaanku waa tallaabo muhiim ah ...
06/04/2026

Hooyo Uurka leh ka hor samee baaritaan, si loo hubiyo caafimaadkeeda iyo kan ilmaha, Baaritaanku waa tallaabo muhiim ah oo ka hortagta dhibaatooyinka caafimaadka.

Address

Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.Ali Osman posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category