22/02/2026
“Uurku waa nimco, balse wuxuu u baahan yahay kormeer joogto ah.” 🩺
Baaritaan h**e = Hooyo iyo Ilmo badbaado leh.
health awareness
# dr Dr. Mulki Dahir Olow
Daryeelka Dhalmada Kadib, Hooyada waxaan siinnaa daryeel dhameystiran oo ay ku jirto la-talin naas-nuujin iyo la socodka caafimaadka hooyada, nagu soo booqo Androcare Hospital waxaa hegan kugu ah dhaqtarada haweenka iyo qaliimadooda.