11/01/2026
Fariiin Wacyigelin ah
Haddii aad aragto calaamadahan, si degdeg ah ula xiriir dhaqtarkaaga si aad u hesho daaweyn sax ah ugana hortagto dhibaatooyin dheeraad ah.
Dr. Hamdi Hussein Mire
Dhaqtarka Cudurada Haweenka & Qalliinnadooda